Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ronaldo oo Rikoor ka dhigay Champions League

(Cardiff) 03 Juunyo 2017 Laacibka kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa Rikoor cusub ka sameeyay koobka horyaalada yurub. Ronaldo ayaa gool u dhaliyay kooxdiisa ka hor intii uusan Mandzukic u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Real Madrid oo hanatay Champions League markii labaad oo xiriir ah kadib guul...

(Cardiff) 03 Juunyo 2017 Kooxda Real Madrid ayaa samaysay taariikh aan horay uga dhicin koobka Champions League tan iyo markii loo bixiyay magacaas xiliciyaareedkii 1992-1993. Real Madrid ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Ronaldo ayaa u qalma ku guulaysiga Ballon d’Or”– Florentino Perez

(Madrid) 04 Juunyo 2017 Madaxwaynaha kooxda Real Madrid ee Florentino Perez ayaa durbadiiba bilaabay cadaadiska uu FIFA ku saarayo in Ballon d’Or loo gacangaliyo Ronaldo. Laacibka reer Portugal oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ferguson oo laacibkii ugu fiicnaa Final-ka gudoonsiiyay Ronaldo iyo laacibka...

(Cardiff) 04 Juunyo 2017 Tababarihii hore ee kooxda Manchester United Sir Alex Ferguson ayaa gudoonsiiyay Ronaldo abaal marinta laacibkii ugu fiicnaa kulankii Final-ka. Ronaldo ayaa lugtiisa ku keenay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MUUQAAL: Ma aragtay sida uu iska dhigay Casemiro markii ay xalay ku...

(Cardiff) 04 Juunyo 2017. Casemiro oo dowr aad u muhiim ah ugu ciyaarayay Real Madrid ayaa xalay koobka dhaga waynaha si fudud uga qaadeen Juventus oo ay ku xaaqeen 4-1. Kubbad bur buriyaha reer...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cristiano Ronaldo oo la ogaaday wixii uu ku qeyliyay markii uu goolka koowaad...

(Cardiff) 04 Juunyo 2017. Waxaa daaha laga rogay erayadii uu Cristiano Ronaldo ku qeylinayay markii uu goolka koowaad ka dhaliyay Juventus kulankii xalay ay Real Madrid  4-1 koobka uga qaaday kooxda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waa kee laacibka Real Madrid ee xalay calaamada Badelka u isticmaalay dabaal...

(Cardiff) 04 Juunyo 2017. Real Madrid ayaa si dhib yari leh xalay ugu guuleysatay koobkeedii 12 ee Champions League kaddib markii ay cagta marisay maqaawiirta Serie A ee Juventus oo ay ku legday 4-1....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MUUQAAL: James Rodriguez miyuu xalay inkiray Zidane kaddib markii uu safi...

(Cardiff) 04 Juunyo 2017. Zidane ayaa inuu safo iska dhaafee xitaa ku soo darin liiska uu keydka u magacaabay xiddiga reer Colombia ee James Rodriguez ciyaartii xalay ay koobka dhaga waynaha ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Weli waxaa ii harsan hal fursad oon ku qaadi karo Champions League.”. Buffon

(Cardiff) 04 Juunyo 2017.  Gianluigi Buffon ayaa ka dhawaajiyay inuu weli heysto fursad uu ugu guuleysan karo koobka Champions Leaugue. Buffon ayaa ka mid ah xiddigo waa wayn oo soo maray kubbada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Magaalada Napoli oo xalay Madriidaysnayd (Nacaylka Juve oo ay bannaanka soo...

(Napoli) 04 Juunyo 2017 – Waxaad ogayd sida ay reer Catalonia u taageerayeen Juventus iyagoo ka horjeeda Real Madrid, xalay waxaa midda kaba darrayd wixii ka dhacay magaalada Napoli ee koonfurta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda Juventus oo sanadkan noqotay kooxda ugu dakhli badan Champions League

(Zurich) 04 Juunyo 2017 – Juventus ayaa looga adkaaday dhamaadka Champions League oo ay 4-1 ku garaacday kooxda Real Madrid, balse waxay kasbadeen lacag ka badan koox kastoo kale oo sanadkan ka qayb...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Laacib hore oo is barbardhig ku sameeyay sababta Juve 7 jeer looga qaaday...

(Brescia) 04 Juunyo 2017 – Laacibkii hore ee reer Talyaani iyo kooxo fara badan ee Paolo Ziliani, oo haatan ciyaaraha falanqeeya ayaa fikirkiisa ka dhiibtey dhibka Juventus ka haysta KHY. Kooxda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

OGOW: Yaa koobka kooxaha aduunka kala qeybgalaya Real Madrid?

(Madrid) 05 Juunyo 2017. Kaliya La Liga, Champions League iyo UEFA Super-ka ma difaacan doonto Real Madrid ee waxaa intaas u dheer koobka kooxaha aduunka. Los Blancos waxa ay uga qeybgali doontaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dabaaldag aan innaba caadi ahayn oo xalay Bernabeu ka dhacay [Sawirro]

(Madrid) 05 Juunyo 2017. Real Madrid waxa ay xalay xaflad ballaaran ku qabsadeen Santiago Bernabeu  si ay ugu dabaal dagayaan hanashii koobkoodii 12-aad ee Europe. Waxaa loogu  sameeyey Cibeles  soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ronaldo oo naqshad jarmeed kiisii hore ka bedelen ugu dabaaldagay hanashadii...

(Madrid) 05 Juunyo 2017. Cristiano Ronaldo waxa uu gabi’ahaanba badalay qaabkii ay u jarneyd tintiisa habeenkii uu ku wada guuleystay Champions League-ga iyo kabaha dahabka ah ee tartankaas. Waxa uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bale oo u deyriyey Manchester United

(Madrid) 05 Juunyo 2017. Gareth Bale waxa uu gabi’ahaanba meesha ka saaray in uu xagaagan ku laabanayo Premier League-ga. Bale waxa uu ku guuleystay billadiisii saddexaad oo Champions League ah kaddib...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MEEL KU SHEEG COENTRAO: Xiddiggan raadkiisa lama hayo wuuna ku jiray kooxdii...

(Madrid) 05 Juunyo 2017. Mid ka mida 24kii ciyaaryahan ee ku jiray kooxdii uu Zidane u xushay in ay wajahaan Juventus ayaan lagu arkay midkoodna xafladdii gegida Millenium, dabaaldagyadii ka dhacay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

OGOW: Yaa koobka kooxaha aduunka kala qeybgalaya Real Madrid?

(Madrid) 05 Juunyo 2017. Kaliya La Liga, Champions League iyo UEFA Super-ka ma difaacan doonto Real Madrid ee waxaa intaas u dheer koobka kooxaha aduunka. Los Blancos waxa ay uga qeybgali doontaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Kulanti wacan Fergie time!” Benzema oo la kulmay Sir Alex Ferguson

(Madrid) 05 Juunyo 2017. Karim Benzema waxa uu taageereyaasha la wadaagay sawir isaga iyo Sir Alex Ferguson kuwada jiraan kaddib fiinaalahii Champions League-ga ee Cardiff. France-siiska olole...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Perez oo qarka u saaran in uu noqdo kii taariikhda ugu wacnaa

(Madrid) 05 Juunyo 2017. Sanadihii 1995, Florentino Perez waxa uu noqday madaxweynaha Real Madrid haddana wuu ka gun gaaray dhammaan wixii uu ballan qaaday taas oo ahayd in uu taariikh la sameeyo Real...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live