Benzema & Valverde oo la xaqiijiyey inay seegi doonaan kulanka Real Madrid...
(Madrid) 24 Okt 2022. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa ku dhawaaqday diiwaanka 25-ka xiddig ee ay kala qeyb geli doonto kulanka Champions League ee habeen dambe ay la leeyihiin RB Leipzig. Waxaa...
View ArticleChelsea, AC Milan, Real Madrid, Man City, Juventus, PSG & Guud ahaan...
(Yurub) 25 Okt 2022. Kulammo ka tirsan heerka guruubyada UEFA Champions League ayaa caawa la ciyaari doona, iyadoo ay ku jiraan kulammo waa weyn. Kooxaha waa weyn ee ciyaari doona waxaa ka mid ah...
View ArticleUEFA oo ku dhawaaqay shaxdii ugu fiicnayd todobaadkan tartanka Champions...
(Yurub) 27 Okt 2022. Xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ee UEFA ayaa soo saaray shaxdii ugu fiicnayd todobaadkan tartanka Champions League ama si kale haddii loo dhigo 11-kii xiddig ee ugu bandhigga...
View ArticleXavi oo balan qaad xiiso leh u sameeyay taageerayaasha Barcelona
(Barcelona) 01 Nof 2022. Tababaraha kooxda Barcelona ee Xavi Hernandez ayaa balan qaad xiiso leh u sameeyay taageerayaashiisa oo ku saabsan in uu ku soo laaban doonaan masraxa ku guuleysiga koobab,...
View ArticleKlopp oo magacaabay koox la yaab leh oo uu sheegay inay gaari doonto finalka...
(Liverpool) 01 Nof 2022. Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa magacaabay koox la yaab leh oo uu sheegay inay gaari doonto finalka Champions League. Hadalka Klopp ayaa imaanaya ka hor inta...
View ArticleAncelotti oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb...
(Madrid) 02 Nof 2022. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Real Madrid uga qeyb galaya kulan ay caawa ku soo dhaweyn doonaan Celtic garoonka Santiago Bernabéu, kaasoo qeyb ah...
View ArticleGoorma ayaa la sameynayaa isku aadka wareegga 16-ka Champions League?
(Nyon) 03 Nof 2022. Waxaa la shaaciyey xilliga la sameyn doono isku aadka wareegga 16-ka UEFA Champions League 2022/23. Haddaba waxaan halkaan hoose ku eegi doonnaa jawaabaha su’aalo laga yaabo inaad...
View ArticleIsku aadka wareega 16-ka Champions League oo Maanta la sameynayo…. (Ka Bogo...
(Nyon) 07 Nof 2022. Waxaa maanta la sameyn doonaa isku aadka wareega 16-ka ee koobka xiisaha badan ee Champions League. taasoo ka dhici doonta xarunta dhexe ee xiriirka kubadda cagta Yurub ee UEFA ee...
View ArticleRASMI: Isku aadka wareega 16-ka Champions League oo la sameeyay (Kulamo adag...
(Nyon) 07 Nof 2022. Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa sameeyay qorituurka wareega 16-ka ee Champions League. Isku aadka waxaa ka soo baxay kulamo aad u adag oo xiiso leh, waxaana kamid ah...
View Article“Ronaldo waa ciyaaryahan weyn, wali wuu sameyn karaa farqi” – Xavi
(Barcelona) 07 Nof 2022. Tababaraha Barcelona ee Xavi Hernandez ayaa ammaanay awooda weeraryahanka kooxda Manchester United ee Cristiano Ronaldo, isagoo xusay inuu wali sameyn karo isbedel. Isku aadka...
View Article