Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taageerayaasha Arsenal oo Telefishin Turki ah ku kalifay inuu joojiyo tabinta...

(London) 24 Feb 2016 – Waxa ugu badan ee looga hadlayey Ingiriiska iyo Spain waxa ay ahayd wixii qabsaday xalay Arsenal iyo guushii kooxda Barcelona ee Champions League, laakiin arrintaas mid ka duwan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cristiano Ronaldo oo wali hoggaanka u haya gooldhalinta Champions League...

(Yurub) 24 Feb 2016 – Cristiano Ronaldo ayaa ah mid la qaban la’yahay marka la eego goolasha uu ka dhaliyey xilli ciyaareedkan koobka Horyaallada Yurub ee Champions league. Weeraryahanka kooxda Real...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cristiano Ronaldo oo ka maqan shaxdii ugu fiicneyd lugta hore ee wareegga...

(Yurub) 25 Feb 2016 – Cristiano Ronaldo oo ku hoggaamiyey kooxdiisa Real Madrid guushii kulankii AS Roma ee todobaadkii hore ayaa ka maqan shaxda kooxdii ugu fiicneyd lugta hore ee wareegga 16-ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRO GAAR AH: Messi iyo Suarez oo ay weheliyaan lamaaneyaashooda oo...

(Catalonia) 25 Feb 2016. Messi, Suarez iyo lamaaneyaashooda, kuwaas oo ah saaxiibo, waxa ay caruurtooda ka soo kexeyen dugsiga Thiago and Benjamin si buuxda uguma baraarugsana in aabeyashood ay hada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

UEFA oo soo saartay kooxda Isbuuca ee Champions League, Messi iyo Aguero ayaa...

(Nyon) 26 Feb 2016 Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa soo saaray shaxda kooxdii ugu fiicnayd koobka horyaalada yurub isbuucaan. Barcelona ayaa ah kooxda ku leh laacibiinta ugu badan halka Man...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: Isku aadka wareega 16-ka ee Europa League oo la sameeyay (Yaa isku...

(Nyon) 26 Feb 2016 Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa sameeyay isku aadka koobka labaad ee horyaalada yurub kaas oo loo yaqaano Europa League. Ilaa 16 kooxood ayaa u soo gudbay wareegaan waxaana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO: Waxa dhex maray Petr Cech iyo Lionel Messi kaddib markii ay dhamaatay...

(London) 27 Feb 2016. Leo Messi waxa uu salaasaddii taktay soo gaba gabeeyey abaartii ka haysatay gool uu dhex taagan yahay Petr Cech isaga oo laba dama mariyey. Messi waxa uu hore u wajahay Cech lix...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DACDO UGUB AH: 5-ta kooxood ee ugu waa wayn Premier League oo yeeshay shir...

(England) 02 Maarso 2016. Madaxda ama hogaamiyayaasha kooxaha Manchester United, Manchester City, Chelsea, Liverpool iyo Arsenal ayaa shir qarsoodi ah la yeeshay ninka maal qabeenka reer America ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda Galatasaray oo laga ganaaxay inay ka qeyb qaadato tartammada UEFA sida...

(Istanbul) 02 Maarso 2016 – Kooxda reer Turki ee Galatasaray ayaa laga ganaaxay muddo hal xilli ciyaareed ah inay ka qeyb qaadato tartammada Uefa, kaddib markii ay ku guuldarreysatay inay dhaqan galiso...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

UEFA oo soo hormarisay dhaqan gelinta aaladda Goal-Line Technology! (Waa...

(Zurich) 04 Maarso 2016 – UEFA ayaa waqtigii la filayay kasoo hormarisay xilligii la filayay inay hirgeliyaan farsamada xariijinta goolka ama goal-line technology, sida laga soo koobiyay afhayeenkooda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kabtanka kooxda Chelsea ee John Terry oo seegaya kulanka PSG ee Champions League

(London) 07 Maarso 2016 – Kabtanka kooxda kubadda cagta Chelsea ee John Terry ayaa seegaya kulanka ay Chelsea ku qasban tahay inay badiso ee Champions League si ay ugu soo baxaan wareegga xiga marka ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MUUQAAL: Ronaldo oo ku guuleystay goolkii ugu qurxoonaa Champions League ee...

(Madrid) 07 Maarso 2016 – Xiddiga kooxda kubadda cagta Real Madrid iyo xulka qaranka Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa ku guuleystay abaal-marinta goolkii ugu qurxoonaa Koobka Horyaalladda Yurub ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

HOR DHAC: Real Madrid V Roma (Lugta labaad ee UCL…Yaa loo xiiri doona caawa?)

(Madrid) 08 Maarso 2016. Real Madrid ooh ore lug ula gashay wareega sideed dhamaadka Champions League ayaa soo dhoweyn doonta Roma. Kulankan ayaa imaya xilli Cristiano Ronaldo uu afar gool ugu shubay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xiddigaha dhaawacan, laacibiinta soo laabtay, kuwa hal jaalle u jira inay...

(Madrid) 08 Maarso 2016 – Real Madrid ayaa u muuqata mid hal lug kula jirta wareegga siddeeda Champions League, kaddib markii lugta hore ee wareegga 16-ka Koobka horyaalladda Yurub ay 2-0 ku soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xiddigaha Chelsea ee Diego Costa iyo Pedro oo tababarka ku soo laabtay ka hor...

(London) 08 Maarso 2016 – Tababaraha aan joogtada ahayn ee kooxda Chelsea Guus Hiddink ayey u badan tahay inay diyaar u noqon doonaan Diego Costa iyo Pedro kulanka habeen dambe ee Champions League oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

TOOS u daawo: Real Madrid vs AS Roma – LIVE (Roma makasoo rujuuci kartaa...

Real Madrid – AS Roma Real Madrid – AS Roma Real Madrid – AS Roma Gool FM

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda Rasmiga ah ee Real Madrid v Roma, Lugta labaad ee Champions League!

(Madrid) 08 Feb 2016 Shaxda Labada Kooxood: Real: Navas, Danilo, Ramos, Pepe, Marcelo, Casemiro, Modric, Kroos, James, Bale, Ronaldo. Kayd: Casilla, Varane, Carvajal, Kovacic, Vazquez, Jese, Isco....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO ” Real Madrid iyo Wolfsburg oo u gudbay wareega siddeeda koobka...

(Madrid) 09 Feb 2016 Kooxda Real Madrid  ayaa garoonkeeda kusoo dhaweysay naadiga Roma ciyaar ka tirsan Champions League oo caawa ka dhacday  Estadio Santiago Bernabéu ee caasimadda Madrid. Ciyaarta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

10 waxyaabood oo laga bartay guushii ay Real Madrid ka gaartay Roma .....

(Madrid) 09 Maarso 2016 – Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa 2-0 ku gaaracday Roma oo marti u ahayd lugta labaad ee wareegga 16-ka Champions League, iyadoo cel-celis 4-0 ku gaartay wareegga 8-da...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

HOR DHAC: Chelsea V PSG (Saadaali cidda badin kara caawa)

(London) 09 Maarso 2016. Chelsea waxa ay caawa lugta labaad ee wareega 16-ka Champions League ku qaabili doonta PSG. Lugtii hore waxaa 1-2 ku soo adkaatay PSG balse kala baxa waa gegida Stamford...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live