Xiddigaha dhaawacan, laacibiinta soo laabtay, kuwa hal jaalle u jira inay...
(London) 09 Maarso 2016 – Chelsea ayaa looga baahan yahay inay soo laabasho samayso kulanka lugta labaad ee wareegga 16-ka Champions League ee caawa ka dhacaya magaalada London, kaddib markii lugtii...
View ArticleShaxda Rasmiga ah ee Chelsea v PSG, Kulan kala bax ah!
(London) 09 Mar 2016 Shaxda Labada Kooxood: Chelsea: Courtois; Azpilicueta, Cahill, Ivanovic (c), Kenedy; Mikel, Fabregas; Pedro, Willian, Hazard; Diego Costa. Kayd: Begovic, Baba Rahman, Matic,...
View Article“Wali ma qanacsanin”– Zlatan oo hadlay kadib guushii ay ka gaareen Chelsea!
(Paris) 10 Mar 2015 Weerar yahanka kooxda PSG Zlatan Ibrahimovic ayaa ka hadlay guushii xalay ay kooxdiisu ka gaartay kooxda Chelsea oo ay marti u ahaayeen. PSG ayaa kulankii hore ku soo adkaatay 2-1...
View ArticleDi Maria oo soo barbareeyay Ronaldo kana saramaray Zlatan Ibrahimovic!
(Paris) 10 Mar 2016 Laacibka kooxda PSG Angel Di Maria ayaa soo barbareeyay xalay rikoor uu haystay saaxiibkiisii hore ee Ronaldo isaga oo ka saramaray Zlatan Ibrahimovic. Di Maria ayaa xalay door wayn...
View ArticleFerdinand oo baaqay kooxaha England in ay la soo wareegaan Zlatan Ibrahimovic
(London) 10 Maarso 2016. Rio Ferdinand waxa uu ku dhiiri galiyey dhinacyadda Premier League in ay la soo saxiixdaan Zlatan Ibrahimovic. 34 jirka waxa uu dhowaan sheegay in uusan wali heshiis qandaraas...
View ArticleEden Hazard oo si xun uga careysiiyay taageerayaasha Chelsea kaddib markii uu...
(London) 10 Maarso 2016. Eden Hazard oo awalba xilli ciyaareekan oo idil ku jiray qaab ciyaareed liita ayaa misane xalay isku sii diray taageerayaasha Chelsea kulankii Blues looga soo reebay tartanka...
View ArticleWaxyaabihii laga bartay guuldarradii Chelsea ka soo gaartay PSG iyo guushii...
(London) 10 Maarso 2016 – Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa guuldarro 2-1 ah kala kulantay PSG oo marti u ahayd lugta labaad ee wareegga 16-ka Champions League, iyadoo cel-celis 4-2 ay PSG ku gaartay...
View Article“Totti wuxuu soo galay qolkeena dhar badalashada si uu ii waydiisto...
(Madrid) 10 Maarso 2016. Kabtanka kooxda Real Madrid Sergio Ramos ayaa daaha ka rogay in rugcadaaga reer Talyaani ee kooxda AS Roma Francesco Totti uu soo galay qolka dher badelashada Real Madrid si...
View ArticleKARTUUNKA MAANTA: Kalluunka wayn ee Ibrahimovic oo kala jabiyey Doontii...
(London) 10 Maarso 2016 – Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa laga tuuray baska Champions League xalay, kaddib markii ay guuldarro kale oo 2-1 ah ay ka soo gaartay PSG oo marti u ahayd lugta labaad ee...
View ArticleWaa kuwee siddeeda kooxood ee isugu soo haray rubuc-dhamaadka Champions...
(Nyon) 17 Maarso 2016 – Kooxaha Barcelona iyo Bayern Munich ayaa ugu dambeeyey oo u soo gudbay rubuc-dhamaadka Champions League, kadib markii ay ka kala badiyeen kooxaha Arsenal iyo Juventus. Haddaba...
View ArticleWaxyaabihii cajiib ahaa ee laga diiwaan galiyey kulankii Barcelona iyo...
(Barcelona) 17 Maarso 2016 – Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa si fudud uga faraxalatay kooxda Arsenal oo ay 3-1 ku khaarajiyeen wiilasha MSN ee Neymar 18’daqiiqo, Suarez 65 iyo Messi 88. Halka gool...
View Article13 Waxyaabood oo laga bartay kulankii Bayern Munich iyo Juventus ee Champions...
(Munich) 17 Maarso 2016 – Kooxda kubadda cagta Bayern Munich ayaa u soo gudubtey rubuc-dhamaadka Champions League, kaddib markii ay ku kala baxday naadiga Juventus ee waddanka Talyaaniga. Kooxda Juve...
View ArticleDaawo: Sawiraddii maada ahaa ee laga sameeyey Arsenal kaddib markii ay MSN ku...
(London) 17 Maarso 2016. Kaddib markii ay xalay wiilasha la holin la’yahay ee MSN isku dhii dhiibeen Arsenal waxaa baraha bulshadda lagu soo daa diyey sawiro maad ah oo lagu kululeeysanayey Gunners!...
View ArticleAQRISO: Bayern Munich iyo Juventus oo siyaabo kala duwan uga hadlay kulankii...
(Europe) 17 Maarso 2016. Gegida Allianz Arena ayaa waxaa xalay ka dhacay ciyaar aad u cajiib ahayd oo jilbaha looga murxay iyadoo ugu dambeyntii waqti dheer kaddib 4-2 looga adkaaday Juventus oo marti...
View ArticleKooxda usbuuca lugta labaad ee wareegga 16-ka Champions League oo la soo...
(Goal) 17 Maarso 2016 – Shabakadda ciyaaraha ee Goal.com ayaa soo saartay kooxdii ugu wanaagsanayd lugta labaad ee wareegga 16-ka Champions League, kaddib markii ay u kuur gashay kulamadii la ciyaaray...
View ArticleKARTUUNKA MAANTA: Kooxda Bayern Munich oo baydkeeda ku burbursatay barbaarta...
(Munich) 17 Maarso 2016 – Kooxda kubadda cagta Bayern Munich ayaa u soo gudubtey rubuc-dhamaadka Champions League, kaddib markii ay xalay ku kala baxday naadiga Juventus ee waddanka Talyaaniga. Kooxda...
View Article“Innaba caadi ma ahan baasaskooda.”. Arsene Wenger oo aad ugu bogsan...
(London) 17 Maarso 2016. Gunners ayaa ku soo hartay wareega 16-ka Champions League markii 6-aad oo xiriir ah kaddib markii ay guul darro 3-1 ah kala kulantay Barcelona. Inkastoo tartanka ahaa kii ugu...
View ArticleMidkee sahlan inaad ku guuleysato Champions League iyadoo uu kula jiro Lionel...
(Europe) 17 Maarso 2016. Tababarihii hore ee Chelsea, Inter Milan iyo Real Madrid Jose Mourinho ayaa mar uu u waramayay BT Sport la waydiiyay mida sahlan inaad ku guuleysato Champions League iyadoo uu...
View ArticleDOOD FURAN: Yaad luqmaha isu galin lahayd sideeda isugu soo hartay Champions...
(Muqdisho) 18 Maarso 2016. Aqrsite waxaa saacadaha soo aadan la isku beegi doona sideed kooxood ee isugu soo haray tartanka Champions League. Hadaba in aan la xaqiijin sida ay kooxo isugu aadi doonaan...
View ArticleDEG DEG: Isku aadka wareegga siddeed dhammaadka UEFA Champions League oo la...
(Nyon) 18 Maarso 2016 – Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa sameeyay isku aadka rubuc-dhamaadka Champions League, iyadoo ay isku aadeen labada kooxood ee ku xafiiltama horyaalka La Ligaha Spain...
View Article