Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

UEFA oo shaacisay waqtiga la ciyaari doono kulamada Rubuc dhamaadka ee...

(Nyon) 18 Mar 2016 Xiriirka kubadda cagta Yurub ee Uefa ayaa sameeyay isku aadka wareega 8-da ee koobka horyaalada yurub kadib markii isbuucaan la soo gabagabeeyay lugtii 2-aad ee wareega 16-ka....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Marka la eego heerkii Group-yada Champions League Cristiano Ronaldo ayaa ka...

(Madrid) 19 Maarso 2016 – Waxa ay nasiib u yeelatay kooxda Real Madrid inay shalay ku aadday naadiga reer Jarmal ee Wolfsburg, inkastoo marka ay sheekadu timaado in la soo gaaro wareegga siddeed...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

KARTUUNKA MAANTA: Isku aadka wareegga siddeed dhammaadka UEFA Champions...

(Nyon) 19 Maarso 2016 – Shalay ayaa la sameeyey isku aadka wareegga siddeed dhammaadka Champions League, iyadoo madaxa la isku galiyey kooxo waa wayn, inkastoo Real Madrid iyo Bayern Munich ay ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Villarreal vs Liverpool, Isku aadka Semi Final-ka Europa League oo la sameeyay!

(Nyon) 15 Abriil 2016 Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa sameeyay isku aadka Semi Final-ka Europa League kadib markii xalay ay soo wada bexeen ilaa 4 kooxood. Shakhtar, Villarreal, Sevilla iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Real Madrid ma yasi doonto Manchester City”

(Madrid) 15 Abriil 2016. Emilio Butragueno waxa uu sheegay in Real Madrid aysan dhayalsan doonin Manchester City marka ay fooda isku daraan afar dhamaadka Champions League kaddib markii ay heerkan oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wax ka baro 14 Dal oo min hal ciyaaryahan uga qeyb galayo afar dhammaadka...

(Yurub) 16 Abriil 2016 – Isku aadka afar dhammaadka tartanka xiisaha leh ee Champions League ayaa shalay la sameeyey, iyadoo ay isugu soo hareen afarta kooxood ee Bayern Munich, Real Madrid, Man City...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saddex Waddan oo min saddex ciyaaryahan ku leh afar dhammaadka Champions League

(Yurub) 16 Abriil 2016 – Isku aadka afar dhammaadka tartanka xiisaha leh ee Champions League ayaa shalay la sameeyey, iyadoo ay isugu soo hareen afarta kooxood ee Bayern Munich, Real Madrid, Man City...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Imise ciyaaryahan ayaa uga qeyb galaysa waddamada Brazil iyo Argentina afar...

(Yurub) 16 Abriil 2016 – Isku aadka afar dhammaadka tartanka Champions League ayaa shalay la sameeyey, iyadoo ay isugu soo hareen afarta kooxood ee Bayern Munich, Real Madrid, Man City iyo Atletico...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waddamada Jarmalka iyo Faransiiska oo min 10 ciyaaryahan ku leh afar...

(Yurub) 16 Abriil 2016 – Isku aadka afar dhammaadka tartanka Champions League ayaa shalay la sameeyey, iyadoo ay isugu soo hareen afarta kooxood ee Bayern Munich, Real Madrid, Man City iyo Atletico...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Spain waa dalka xiddigaha ugu badan ay uga qeyb galayaan afar dhammaadka...

(Yurub) 16 Abriil 2016 – Isku aadka afar dhammaadka tartanka Champions League ayaa shalay la sameeyey, iyadoo ay isugu soo hareen afarta kooxood ee Bayern Munich, Real Madrid, Man City iyo Atletico...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Marcelo oo shaaciyay kooxda uu jecelyahay in final-ka Champions League ay...

(Madrid) 17 Abriil 2016 Daafaca kooxda Real Madrid Marcelo ayaa ka hadlay isku aadka Semi Final-ka koobka horyaalada yurub iyo kooxda uu jecelyahay in Real Madrid ay laciyaarto Final-ka. Marcelo ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waxaan doonayaa inaan Champions League kula guulaysto Man City”– Aguero oo...

(Manchester) 17 Abriil 2016 Weerar yahanka kooxda Man City Sergio Aguero ayaa digniin hawada u mariyay kooxda Real Madrid oo ay isku arki doonaan Semi Fonal-ka Champions League. Aguero ayaa sheegay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bayern Munich oo ku rajo wayn in Jerome Boateng uu taam u noqdo kulanka...

(Munich) 18 Abriil 2016 Wararka ka imaanaya gudaha Germanka ayaa sheegaya in kooxda Bayern Munich ay ku rajo wayn tahay in daafacooda Jérôme Boateng uu dib ugu soo laaban doono kooxda ka hor kulanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Atletico Madrid waa sida Juventus.”. Vidal oo aaminsan inay balaayo qoorta...

(Munich) 20 Abriil 2016. Arturo Vidal ayaa aaminsan in Atletico Madrid tahay naadiga ugu adag ay Bayern Munich ku aadi kartay semi-final ka Champions League wuxuuna la meel dhigay kooxdiisii hore ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waa kuwee kooxaha ilaa iminka xaqiiqsaday booskooda Champions League ee xilli...

(England) 20 Abriil 2016. Leicester City ayaa xaqiiqsatay booskeeda Champions League ee xill ciyaareedka dambe iyadoona markii ugu horreysay taariikhdeeda ka soo muuqan doonta koobka dhaga waynaha....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bayern oo dib u heli doonta laba laacib oo muhiim ah kulanka Atletico Madrid

(Munich) 21 Abriil 2016 Kooxda Bayern Munich ayaa helaysa war farxad leh kadib markii la shaaciyay inay dib u heli doonaan laba laacib oo aad muhiim ugu ah. Bild ayaa daaha ka qaaday in Jerome Boateng...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War naxdin leh oo u soo yeeray Atletico Madrid ka hor kulanka Bayern Munich!

(Madrid) 22 Abriil 2016 Tababare Diego Simeone ayaa helaya war uusan ku farxin ka hor kulanka ay soo dhawayn doonaan arbacada kooxda Bayern Munich koobka horyaalada yurub. Wararka ka imaanaya Spain...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waxaan rajaynayaa in Real Madrid ay gaarto Final-ka Milano”– Iker Casillas!

(Madrid) 23 Abriil 2016 Kabtankii hore ee kooxda Real Madrid Iker Casillas ayaa u rajeeyay kooxdiisii hore gaarida Final-ka Champions League xiliciyaareed kan. Iker Casillas ayaa intaa ku daray in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hernanes oo aaminsan in Juventus ay hanan karto Champions League!

(Turin) 23 Abriil 2016m Laacibka qadka dhexe ee kooxda Juventus Hernanes ayaa sheegay in kooxdiisu ay hanan doonto maruun koobka horyaalada yurub. Hernanes ayaa intaa ku daray in kooxdiisu ay leedahay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Real Madrid waa inay iska ilaalisaa arrinkan kulanka caawa ee Man City haddii...

(Manchester) 26 Abriil 2016. Real Madrid ayaa caawa lugta hore ee wareega afar dhammaadka Champions League Etihad Stadium kula ciyaari doonta kooxda Man City laakiin waa inay iska ilaalisaa inay soo...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live