(England) 20 Abriil 2016. Leicester City ayaa xaqiiqsatay booskeeda Champions League ee xill ciyaareedka dambe iyadoona markii ugu horreysay taariikhdeeda ka soo muuqan doonta koobka dhaga waynaha.
Waa sax weli ma dhammaan horyaalada oo weli kulamo dhowr ah ayaa harsan laakiin waxaan hoos idin kugu heynaa kooxaha ilaa iminka xaqiiqsaday booskooda tartanka ugu xiisaba badan yurub.
Spain: Barcelona, Atlético Madrid, Real Madrid
England: Leicester City, Tottenham, Manchester City
Germany: Bayern Munich, Borussia Dortmund, Bayer Leverkusen
Italy: Juventus, Napoli
Portugal: Benfica, Sporting CP
France: Paris Saint-Germain, Monaco
Russia: Rostov
Ukraine: Dynamo Kiev
Netherlands: PSV Eindhoven
Belgium: Club Brugge
Switzerland: Basel
Turkey: Besiktas
FIIRO GAAR AH: Waxaa booskoodu xaqiiqsaday ilaa iminka kuwa farta BOLD ama madowga saa’idka kuwa kale weli lama xaqiijin wayse ku dhow yihiin.
Gool FM.