Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Imise ciyaaryahan ayaa uga qeyb galaysa waddamada Brazil iyo Argentina afar dhammaadka Champions League?

$
0
0

(Yurub) 16 Abriil 2016 – Isku aadka afar dhammaadka tartanka Champions League ayaa shalay la sameeyey, iyadoo ay isugu soo hareen afarta kooxood ee Bayern Munich, Real Madrid, Man City iyo Atletico Madrid.

Waxaa la isku aaddiyey kooxaha Real Madrid iyo Man City, halka qoorta la isku geliyey Atletico Madrid iyo Bayern Munich, haddaba waxaan halkaan hoose ku eegeynaa labo waddan oo min sagaal ciyaaryahan ay uga qeyb galayaan afar dhammaadka Champions League, waana dalalka Brazil iyo Argentina.

Haddaba halkaan hoose ka eeg Brazil iyo Argentina iyo ciyaaryahannada uga qeyb galaya magacyadooda iyo kooxaha ay ka tirsan yihiin:-

9 – Argentina (Pablo Zabaleta, Sergio Agüero, Willy Caballero, Martín Demichelis iyo Nicolás Otamendi oo ka wada tirsan – Manchester City & Matías Kranevitter, Augusto Fernández, Ángel Correa iyo Luciano Vietto oo ka wada tirsan – Atletico Madrid.)

9 – Brazil (Douglas Costa iyo Rafinha – Bayern, Fernandinho iyo Fernando – Man City, Marcelo, Casemiro iyo Danilo – Real Madrid, Filipe Luís – Atletico Madrid.

sergio-aguero-manchester-city_1mhws4imzl3mi1ugtz8p2vatoi

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles