Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aguero V CR7+Xaqiiqooyin aad uga baahan tahay is araga caawa ee City Vs. Real

(Mancehster) 26 Abriil 2016. Manchester City waxa ay u baahan doonta sameynta wax koox English-ha aysan sameyn muddo 7 sano ah si ay u gaarto fiinalaha Champions league markii ugu horeeyey ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Koox isku dhaf ah oo laga sameeyey kulanka Man City iyo Real Madrid ka hor is...

(Manchester) 26 Abriil 2016 – Kooxda isku dhaf ah ayaa laga sameeyey kooxaha Manchester City iyo Real Madrid, ka hor kulankooda xiisaha leh ee lugta hore afar dhammaadka Champions League oo ay caawa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saadaasha Gool FM ee cidda ku guuleysanaysa Champions League oo caawa ku eg …...

(Muqdisho) 26 Abriil 2016 – Saadaasha cidda ku guuleysanaysa tartanka Champions League afarta kooxood ee isugu soo haray Bayern Munich, Real Madrid, Man City iyo Atletico Madrid, taasoo ay abaal-marin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raul oo shaaciyay kooxda uu taageeri doono kulanka Atletico Madrid iyo Bayern...

(Madrid) 26 Abriil 2016 Halyeeygii Real Madrid Raul ayaa ka hadlay kulanka habeen dambe dhex mari doona kooxaha Atletico Madrid iyo Bayern Munich. Raul ayaa shaaciyay inuu u sacabtumi doono kooxda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MAQAAL: Hadii ay sameyso saddexdan Man City wey garaaci kartaa Real Madrid

(Manchester) 26 Abriil 2016. Manchester City waxa ay gaareen afar dhamaadkoodii ugu horeeyey Champions league, laakiin shaqada adag iminka ayey bilow tahay. Maxaa yelay  180-ka daqiiqo ee soo socda oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ronaldo, Zlatan Ibrahimovic iyo Buffon aqriso xiddigo magac wayn ku leh...

(World) 26 Abriil 2016. Kaddib 14-sano oo xiriir ah uu qeyb ka ahaa Champions League joog dheere Zlatan Ibrahimovic waa ku sari la’yahay inuu weli ku guuleysto. Ku dhawaad wax kasta ayuu ku guuleystay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

TOOS u daawo: Manchester City vs Real Madrid – LIVE (Shaxda sugan)

Manchester City – Real Madrid Manchester City – Real Madrid Manchester City – Real Madrid Gool FM

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: Cristiano Ronaldo ma ciyaarayo kulanka caawa ee Man City

(Manchester) 26 Abriil 2016. Cristiano Ronaldo ayaa seegi doona kulanka caawa ee lugta hore ee wareega sideed dhammaadka Champions League ay daqiiqado yar kaddib la yeelan doonaan Man City kaddib...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Qof kasta ayay wax wayn u tahay inuu la ciyaaro Cristiano Ronaldo.”. Sidaa...

(Manchester) 26 Abriil 2016. Man City ayaa caawa Etihad Stadium ku marti gali doonta Real Madrid lugta hore ee semi final ka Champions League, laakiin kulanka waxaa dhararaya oo ay qiimo wayn ugu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

David Silva oo dhaawac ku baxay

(Manchester) 26 Abriil 2016. David Silva oo dowr muhiim ah uga ciyaarayay kooxda Man City ayaa dhaawac ku baxay ciyaarta ay iminka la yeelanayaan kooxda Real Madrid ee lugta hore semi final ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

CHAMPIONS LEAGUE: Man City oo miinka u cuskatay Real Madrid oo mininkeeda ay...

(Manchester) 26 Abriil 2016 – Kooxda Manchester City ayaa barbaro Real Madrid kula gashay garoonka Etihad, lugta hore ee afar dhammaadka Champions League. Qeybtii hore ee kulankan ayaa ku soo idlaaday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

HOR DHAC: Atletico Madrid Vs. Bayern Munich

(Madrid) 27 Abriil 2016. Atletico Madrid iyo Bayern Munich waxa ay caawa isaga hor imaan doonaan lugta hore ee is aragooda Champions League. Dhinaca Diego Simeone waxa ay badiyeen lixdii kulan ee ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waxa uu daawanayey muuqaal isaga ah, waxa uu xirnaa kabo loo...

(Manchester) 27 Abriil 2016. Cristiano waxa uu ku seegay lugtii hore ee afar dhamaadka Champions League dhaawac fudud balse waxa uu sheegay in uu ciyaari lahaa hadii ay kama dambeys ahaan lahayd....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

David Silva oo seegi doona lugta labaad ee Semi final-ka Champions League

(Manchester) 27 Abriil 2016 – Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester City ee Manuel Pellegrini ayaa xaqiijiyey in David Silva uu seegi doono lugta labaad ee afar dhammaadka Champions League oo ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ma ogtahay in Real Madrid ay dan wayn ku qabto bar-barihii xalay ee gool...

(Madrid) 27 Abriil 2016. Inta taariikhda la ogyahay Real Madrid sideed jeer ayay bar-baro 0-0 gashay lugta hore ee kulamada Yurub, todobo ka mid ahna way guuleysatay lugtii labaad wayna soo gudubtay....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MUUQAAL: Malaha waa goolkii ugu qurxoonaa Champions League… (Saul oo silciyay...

(Madrid) 27 Abriil 2016 –Atletico Madrid ayaa hoggaanka ciyaarta la wareegtay lugta hore ee afar dhammaadkaChampions League oo ay la ciyaarayaan caawa Bayern Munich daqiiqaddii 11-aad, kaddib markii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

CHAMPIONS LEAGUE: Atletico Madrid oo gool madi ah ku martay Bayern Munich …...

(Madrid) 27 Abriil 2016 – Kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ayaa guul gaartay naadiga Bayern Munich ee Waddanka Jarmalka oo ay ku soo dhaweysay garoonkeeda kulanka lugta hore ee afar dhammaadka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Torres: Waan dhibtoonay balse helnay waxaan dooneynay

(Madrid) 28 Abriil 2016. Weeraryahanka Atletico Madrid Fernando Torres waxa uu daaha ka rogay in uu aad ugu faraxsan yahay guushii 1-0 ee ay ka gaareen Bayern Munich lugta hore ee afar dhamaadka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Griezmann iyo Torres oo hogaaminaya shaxda kooxdii ugu fiicnayd kulamada...

(Madrid) 28 Abriil 2016 Weerar yahanada kooxda Atletico Madrid Antoine Griezmann iyo Fernando Torres ayaa hogaaminaya kooxda ugu fiican kulamada lugta hore ee Semi Final-ka koobka horyaalada yurub....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Zidane: Real Madrid wey foorarin kartaa natiijada

(Madrid) 07 Abriil 2016. Zinedine Zidane waxa uu ka hadlay sida uu ugu jahwareeray  bandhigii Real Madrid ee Champions League iyaga oo arbacadii guul daro kala kulmay Wolfsburg, laakiin waxa uu...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live