Blanc: Manchester City ayaa aad uga awood badan Chelsea
(Paris) 07 Abriil 2016. Tababaraha Paris Saint – Germain Laurent Blanc waxa uu dareynsan yahay in Manchester City ay tahay dhinac aad uga awood badan Chelsea marka ay timaado Champions League kaddib...
View ArticleShan waxyaabood oo laga bartay barbarihii kooxaha PSG iyo Man City ee...
(Paris) 07 Abriil 2016 – Kooxda kubadda cagta Man City ayaa xalay barbaro 2-2 kala soo kulantay PSG oo ay booqatay lugta hore ee siddeed dhammaadka Champions League. Ciyaartii ka dhacday garoonka Parc...
View ArticleDavid Luiz iyo Blaise Matuidi oo seegaya kulanka lugta labaad ee Champions...
(Paris) 07 Abriil 2016 – Kooxda kubadda cagta Paris Saint Germain ayaa wayn doonta xiddigeheeda muhiimka ah ee David Luiz iyo Blaise Matuidi kulanka lugta labaad ee siddeed dhammaadka Champions...
View ArticleZlatan Ibrahimovic v Sergio Aguero: Waxaan qiimeneynaa DAGAALKA labada...
(Paris) 07 Abriil 2016. WAXA uu ahaa dagaal u dhexeeya Kaabe uu Alan Shearer ku qiimeeyo ciyaaryahanka kaliya ee Premier League ka dheela ee ah heer caalam – iyo Super Star-ka ku soo biiri kara...
View ArticleWolfsburg oo xiddigaha ugu badan ku leh kooxda usbuuca ee Champions League...
(Paris) 07 Abriil 2016 – Kooxda kubadda cagta Wolfsburg ayaa xiddigaha ugu badan ku yeelatay kooxda usbuuca ee Champions League, kaddib guushii cajiibka ahayd ee ay xalay ka gaartay Real Madrid....
View ArticleKARTUUNKA MAANTA: U baahan sida Yeeyda oo kale…. (Guushii Wolfsburg ee Real...
(Goal) 07 Abriil 2016 – Shabakadda ciyaaraha ee Goal.com ayaa kartuun ka sameysay guushii lama filaanka ahayd ee ay kooxda reer Germany ka gaareen xoog waynayaasha reer Spain ee Real Madrid. Ciyaartii...
View Article“Waad idili kartaan hadii aan guul dareysto!”– Pep oo hadlay kahor kulanka...
(Munich) 30 Abriil 2016. Tabababaraha Bayern Munich Pep Guardiola waxa yiri: “Waad I dili kartaan” hadii dhinacayga ay guul daro kala kulmaan Atletico Madrid Champions league toddobaadka dambe. Kooxda...
View ArticleRummenigge oo u balanqaaday taageerayaasha Bayern Munich inay gaari doonaan...
(Munich) 01 Maajo 2016 Madaxwaynaha kooxda Bayern Munich Karl Heinz Rummenigge ayaa ka hadlay kulanka lugta labaad ay marti qaadi doonaan kooxda Atletico oo guul ka soo gaartay kooxdiisa kulankii...
View Article“Waan ogaa inuusan ciyaareyn Cristiano Ronaldo. Haddana waxaa Spain ii jooga...
(Manchester) 01 Maajo 2016. Tababaraha Man City Manuel Pellegrini ayaa u digay Real Madrid una sheegay inay saaxiibo u joogan Spain kuwaa oo daawanaya iyaga warbixinna ka soo siin doona ka hor...
View ArticleMarca oo daaha ka qaaday hal arin oo ka maqan Gareth Bale xiliciyaareed kan
(Madrid) 02 Maajo 2016 Wargayska Marca ee aadka ugu dhaw kooxda Real Madrid ayaa shaaca ka qaaday hal arin oo ka maqan laacibka reer Wales ee Gareth Bale xiliciyaareed kan. Marca ayaa ku eedaysay...
View Article“Diyaar ayaan u ahay kulanka Atletico Madrid”– Franck Ribery
(Munich) 02 Maajo 2016 Laacibka dhaawacyada badan ee kooxda Bayern Munich Franck Ribery ayaa shaaca ka qaaday inuu diyaar u yahay kulanka adag ee ay habeen dambe marti qaadi doonaan Atletico Madrid....
View ArticleAtletico Madrid oo gaartay dalka Jarmalka ka hor kulankeeda habeen dambe ee...
(Munich) 02 Maajo 2016. Atletico Madrid ayaa gaartay magaalada Munich ee dalka Jarmalka ka hor kulankooda habeen dambe ee kooxda Bayern Munich. Kooxda ka dhisan Madrid ayaa gool iyo waxba ku soo...
View ArticleHOR DHAC: Bayern Munich Vs. Atletico Madrid
(Munich) 03 Maajo 2016. Dhamaan indhaha waxa ay hayn doonaa caawa Allianz Arena marka ay Bayern ku qaabisho Atletico Madrid lugta labaad ee afar dhamaadka Champions League. Toddobaadkii tagay waxaa...
View ArticleDiego Simeone: Waxa kaliya ee aan qiimeeyo waa badis
(Madrid) 03 Maajo 2016. Marka ay Atletico Madrid caawa lugta labaad ee afar dhamaadka Champions Leage ku wajahdo Allianz Arena kooxda Bayern Munich, Diego Simeone waxa uu ku adkeysanayaa in dhiniciisa...
View ArticleCL: Atletico Madrid oo isa soo taagtay Final ka Champions League….(Real...
(Munich) 03 Maajo 2016. Atletico Madrid ayaa ciyaar saxariir ay ka martay ugu soo baxday Final Champions League kaddib markii looga adkaaday 2-1 balse ay iyadu lugtii hore ku soo adkaatay garoonkeeda...
View ArticleAQRISO: Rikoodhadii cajiibka ahaa ee laga diiwaan galiyay kulankii ay...
(Munich) 03 Abriil 2016. Waxaan aqriste kuu ururinay rikoodhadii laga diiwaan galiyay ciyaartii ay Atletico Madrid ugu soo gudubtay final ka Champions League ee lagu qaban doono magaalada Milano ee...
View ArticleHOR DHAC: Real Madrid Vs. Manchester City (Bernabeu iyo kala bax….2004 miyaa...
(Madrid) 04 Maajo 2016. Manchester City waxa ay ku dheeli doonta Santiago Bernabeu arbacada iyaga oo isha ku haya in ay gaaraan fiinaalihii ugu horeeyey ee Champions League taariikhdooda. Dhinaca kale...
View ArticleDHEGEYSO: Warbixin ku saabsan kulanka caawa ee Real Madrid vs Man City...
(Madrid) 04 Maajo 2016 – Caawa wuxuu calafku u garnaqi doonaa kooxaha Real Madrid iyo Man City iyadoo ay kooxiba isha ku heeyso sidii ay boos uga heli lahayd habeenka wayn ee la iskugu iman doono...
View ArticleYuu la hadlayay Diego Simeone xalay kadib soo bixitaankii kooxdiisa?
(Munich) 04 Maajo 2016 Wararka ka imaanaya dalka Spain ayaa sheegaya in la aqoonsaday sawirka qofkii uu taleefanka kula hadlay tababaraha kooxda Atletico Madrid kadib soo bixitaankii xalay. Diego...
View ArticleReal Madrid oo iska xaadirsay Final-ka Champions League…(Waa Finalkii reer...
(Madrid) 04 Maajo 2016. Real Madrid ayaa ciyaar ay u qalantay ugu soo gudubtay finalka Champions League iyadoona Milano kula ciyaari doonta kooxda Atletico Madrid kaddib markii ay gool madi ah ku...
View Article