AQRISO: Waa maxay Rikoodhadii laga diiwaan galiyay ciyaartii ay Real Madrid...
(Madrid) 04 Maajo 2016. Kooxda Real Madrid ayaa isa soo taagtay Final ka Champions League kaddib markii ay cagta marisay Man City oo ay ku marti galisay Bernabeu. Haddaba waxaan aqriste kuu soo...
View ArticleSidee ayey noqon doonaan safafka ay garoonka ku soo galayaan kooxaha Real...
(Milano) 05 Maajo 2016 – Kooxaha Atletico Madrid iyo Real Madrid ayaa isaga hor imaan doona final-ka Champions League markii labaad muddo saddex sano gudahood ah. Wiilasha Diego Simeone ee Atletico...
View Article“Ma aanan ciyaarin 15 maalmood, laakiin dadku waxa ay ilaawaan inaan si...
(Madrid) 05 Maajo 2016 – Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa shaaca ka qaaday inuusan marnaba ka shakisanayn inay kooxdiisu gaari doonto kama dambaysta Champions...
View ArticleXiddigaha kooxda Manchester City oo dib ugu soo laabtay Ingiriiska, kaddib...
(Manchester) 05 Maajo 2016 – Xiddigaha kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa kasoo dagay dalka Ingiriiska, kaddib markii ay guuldarro kala soo kulmeen xalay Real Madrid Semi final-ka Champions...
View ArticleAtleti iyo Real oo qeybta libaaxa ka helay shaxdii afar dhamaadka Champions...
(Madrid) 06 Maajo 2016. Sideed ka mida 11-ka laga soo xulay afar dhamaadka Champions league toddobaadkan waxa ay ka xamaashaan Madrid, halka Bayern ayey leedahay tirada soo hartay ee saddexdda boos...
View ArticleUefa oo qorshahan ku niyad jabineysa jamaahiirta Atletico iyo Real kahor...
(Madrid) 06 Maajo 2016. Real Madrid iyo Atletico Madrid kuma faraxsana sida ay UEFA u qorsheeneyso qeeybinta tikidhada fiinaalaha Champions League ee lagu ciyaari doono Milan. UEFA waa ay laba naadi...
View ArticleKooxaha Real Madrid iyo Atletico Madrid oo min 20,000 tikidh ka helay...
(Madrid) 07 Maajo 2016 – Kooxaha Real Madrid iyo Atletico Madrid ayaa middiiba la siiyey 20,000 (labaatan kun oo tikidh) final-ka Champions League 2016 oo sanadkan ka dhacaya magaalada Milan ee...
View ArticleKARTUUNKA MAANTA: Lionel Messi oo hoggaamin doona taageerayaasha Atletico...
(Barcelona) 10 Maajo 2016 – Laacibka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa qirtay in kooxdiisa ay dooneyso in kooxda ay sida aadka ah u xafiiltamaan ee Real Marid ay koob la’aan ku dhameysato xilli...
View ArticleDEG DEG: UEFA oo shaacisay garsooraha dhex dhexaadin doona Final-ka Champions...
(Madrid) 10 Maajo 2016 Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa si rasmi ah u shaaciyay garsooraha dhex dhexaadin doona Final-ka koobka horyaalada yurub ee 28-ka bishaan lagu ciyaari doono garoonka...
View ArticleSharciyada Europa League ee lagu aado Champions League ” WARBIXIN
(Europe) 18 Maajo 2016- Koobka Europa League ayaa lagu ballansan yahay caawa garoonka Jakob Park ee magaalada Basel, iyadoo Finalkiisa ay wada ciyaari doonaan Liverpool iyo Sevilla. Haddaba Qaab...
View ArticleMaanta oo kale 4-sano ka hor Chelsea ayaa ku guuleysatay Champions...
(London) 19 Maajo 2016. Waxaa la is waydiiyay su’aasha ah aaway xiddigihii Chelsea u gacan galiyay koobkii ugu horreeyay taariikhdeeda ee Champions League oo ay ku guuleysatay maanta oo kale afar sano...
View ArticleGOOGOOSKA: Real Madrid vs Atletico Madrid 1-1 (5-3) (Madrid oo markii 11-aad...
Real Madrid XI: Navas; Carvajal, Ramos, Pepe, Marcelo; Casemiro, Kroos, Modric; Bale, Ronaldo, Benzema Kaydka: Casilla, Nacho, James, Vazquez, Jese, Isco, Danilo Atletico Madrid XI: Oblak; Juanfran,...
View ArticleReal Madrid oo Champions League ku soo wareejisay gudaha magaalada Madrid...
(Madrid) 29 Maajo 2016 Real Madrid ayaa xalay hanatay koobkoodii 11-aad ee Champions League kadib markii gool ku laad ay uga adkaadeen dhigooda Atletico Madrid. Waa markii 2-aad oo Real Madrid ay ka...
View ArticleLuka Modric: Champions League-ga waa koob ay leedahay Real Madrid
(Milan) 29 Maajo 2016. Laacibka khadka dhexe ee Real Madrid Luka Modric ayaa muujiyey sida uu ugu faanayo bandhigii Champions League fiinaalaha ee kooxdiisa ka badisay Atletico Madrid. Sergio Ramos...
View Article“Marwalba guusha waxaa iska leh kooxda fiican”– Karim Benzema
(Madrid) 29 Maajo 2016 Weerar yahanka kooxda Real Madrid Karim Benzema ayaa meesha ka saaray inay nasiib uga qaadeen Champions League kooxda ay dariska yihiin ee Atletico Madrid. Karim Benzema ayaa...
View ArticleDaawo sidii ay Real Madrid xalay qolka dhar badalashada San Siro ugu dabaal...
(Milan) 29 Maajo 2016. Real Madrid waxa ay xalay haba u dhibtoodee hanatay koobkii 11-naad ee kooxaha qaarada Europe Champions League/Europian League. Waxa ay u suura gashay kaddib markii ay gool ku...
View ArticleKadib guul daradii soo gaartay xalay, Tababre Diego Simeone oo mugdi galiyay...
(Madrid) 29 Maajo 2016 Tababaraha kooxda Atletico Madrid Diego Simeone ayaa niyd jab ka qaaday guul dardii xalay soo gaartay kooxdiisa kadib markii laga qaaday Champions League. Diego Simeone ayaa...
View ArticleHALYEY MID RAAYEY HAMBALYEYEY! Becks oo u maqsuuday Zidane…..
(Madrid) 29 Maajo 2016. Halyey isaga oo ciyaaryahan ah, Zinedine Zidane waxa ay ku qaadatay shan bilood oo kaliya isaga oo haya maamulkiisii ugu horeeyey in uu ruxo Champions League (Isaga oo tababare...
View ArticleKARTUUNKA MAANTA: Cristiano Ronaldo oo u dabaal dagaya koobka Champions...
(Madrid) 30 Maajo 2016 – Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa hanatay koobka Horyaallada Yurub ee Champions League markoodii 11-aad, markii ciyaar 1-1 ku dammaatay kaddib ay rigooreyaal kaga qaadeen...
View ArticleShaxdii ugu fiicneyd xilli ciyaareedkan Champions League oo la shaaciyey…...
(Madrid) 30 Maajo 2016 – Tartanka koobka horyaallada Yurub ee Champions League ayaa habeen hore lagu soo gabagabeeyey magaalada Milano ee Waddanka Talyaaniga, waxaana uu gacanta u galay kooxda Real...
View Article