Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Daawo sidii ay Real Madrid xalay qolka dhar badalashada San Siro ugu dabaal deg tahay!

$
0
0

watch-real-madrid-celebrate-la-d-1024x576

(Milan) 29 Maajo 2016. Real Madrid waxa ay xalay haba u dhibtoodee hanatay koobkii 11-naad ee kooxaha qaarada Europe Champions League/Europian League.

Waxa ay u suura gashay kaddib markii ay gool ku laadyo uga adkaadeen kooxda ay is magaalo xifaaliyaan ee Atletico Madrid iyada oo dheesha waqtigii loogu tala galay la’isla dhaafi waayey bar bar dhac 1-1 ah.

Hadaba sidan ayey u dabaal degeen markii ay dhar badalasho tageen kulanka kaddib

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles