Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

KARTUUNKA MAANTA: Cristiano Ronaldo oo u dabaal dagaya koobka Champions League ee Undecima!

$
0
0

34BB02FB00000578-3615523-Cristiano_Ronaldo_won_the_third_European_Cup_of_his_career_as_Re-a-1_1464558830573

(Madrid) 30 Maajo 2016 – Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa hanatay koobka Horyaallada Yurub ee Champions League markoodii 11-aad, markii ciyaar 1-1 ku dammaatay kaddib ay rigooreyaal kaga qaadeen Atletico Madrid.

Cristiano Ronaldo ayaa maaliyadda inta baxsaday si cajiib ah ugu dabaal degay koobka Undecima!, markii uu dhaliyey gool ku laad guushii ee Real Madrid gacanta u galiyey Champions League.

Haddaba fannaanka farshaxanka ciyaaraha Omar Momani ayaa ku xusay kartuunkiisa waxaana uu soo sawiray Ronaldo oo si cajiib ah ugu dabaal dagaya Undecima!.

cartoon-ronaldo-wins-the-ucl_1b8lpua5uza281m79jmqmetlu6

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles