Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

HALYEY MID RAAYEY HAMBALYEYEY! Becks oo u maqsuuday Zidane…..

$
0
0

Zidane-Ronaldo

(Madrid) 29 Maajo 2016. Halyey isaga oo ciyaaryahan ah, Zinedine Zidane waxa ay ku qaadatay shan bilood oo kaliya isaga oo haya maamulkiisii ugu horeeyey in uu ruxo Champions League (Isaga oo tababare ah).

43 jirka waxa ay kooxdiisa Real Madrid gool ku laadyo uga adkaatay Atletico Madrid kulankii xalay Milan ka dhacay.

David Beckham oo Real kala soo garab dheelay Zidane ayaa beegsaday Instagram-ka si uu ugu hambalyeeyo saaxiibkiisa.

Isaga oo soo raaciyey sawir ay is mar xabeenayaa kaddib hardam dhex maray iyaga oo kala wata dhalashooyinkooda ayuu qoray: “Tan qof ka muxo badan kana wanaagsan shaqsi ahaan kuma dhacdeen”.

Capture

 

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles