Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxdii ugu xumeyd xilli ciyaareedkan Champions League oo la shaaciyey…...

(Yurub) 30 Maajo 2016 – Tartanka koobka horyaallada Yurub ee Champions League ayaa habeen hore lagu soo gabagabeeyey magaalada Milano ee Waddanka Talyaaniga, waxaana uu gacanta u galay kooxda Real...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waxaan u qalanay inaan garaacno Dortmund”– James Rodriguez

(Madrid) 28 Sebt 2016 Kubadd sameeyaha kooxda Real Madrid ee James Rodriguez ayaa aaminsan in kooxdiisu ay u qalantay inay guul ka gaarto dhigeeda Borussia Dortmund. Kooxda reer jarmal ayaa ciyaarta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Keylor Navas oo qirtay: Qalad ayaan sameeyay laakiin markale ma samayn doono”

(Madrid) 28 Sebt 2016 Goolhayaha kooxda Real Madrid ee Keylor Navas ayaa qirtay in xalay uu sameeyay qalad kaas oo keenay in kooxda laga dhaliyo goolkii barbaraha. Keylor Navas ayaa sheegay in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

CL – Guruub A: Theo Walcott oo guul ay ka gaareen Basel ku hoggaamiyey...

(London) 29 Sebt 2016 – Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa guul 2-0 ka gaartay tartanka Champions League naadiga Basel oo mari u ahayd, waxaana labada gool ee ay ku adkaatay Gunners u dhaliyey Theo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

CL – Guruub B: Kooxda SSC Napoli oo afar gool afka u galisay Benfica iyo...

(Naples) 29 Sebt 2016 – Kooxda SSC Napoli ayaa guul 4-2 ka gaartay naadiga Benfica kulan ka tirsan Champions League oo ay garoonkeeda ku soo dhowaysay. Labo gool oo uu dhaliyey Dries Mertens iyo labo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

RIKOODHII: CL – Guruub C: Barcelona oo guul soo laabasho ah ka gaartay...

(Borussia) 29 Sebt 2016 – Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa guul soo laabasho ah ka gaartay Borussia Moenchengladbach oo ay marti u ahayd kulan ka tirsan guruubka C ee Champions League. 34′ daqiiqo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

CL – Guruub D: Atletico Madrid oo garaacday Bayern Munich, iyadoo kooxda...

(Madrid) 29 Sebt 2016 – Kooxda Atletico Madrid ayaa guul ka gaartay naadiga Bayern Munich oo marti u ahayd kulan ka tirsan guruubka D ee Champions League. Yannick Carrasco ayaa hoggaanka u dhiibay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Nasiibka ayaa iga caawiyay goolkii aan ka dhaliyay Bayern Munich”– Carrasco

(Madrid) 29 Sebt 2016 Laacibka kooxda Atletico Madrid ee Yannick Ferreira Carrasco ayaa ka hadlay goolkii uu xalay ka dhaliyay kooxda Bayern Munich. Atletico Madrid ayaa 1-0 ku khaarijisay dhigeeda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxuu ka yiri Ancelotti guul daradii soo gaartay xalay kooxdiisa Bayern Munich?

(Munich) 29 Sebt 2016 Tabababaraha kooxda Bayern Munich ee Carlo Ancelotti ayaa ka hadlay guul daradii xalay ka soo gaartay kooxda Atletico Madrid. Waa guul daradii ugu horaysay ee xiliciyaareed kaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guardiola oo ku faraxsan jawaabtii xalay ay bixiyeen ciyaartoydiisa

(Manchester) 29 Sebt 2016 Tababaraha kooxda Man City ee Pep Guardiola ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsanyahay jawaabtii ay bixiyeen ciyaartoydiisa kulankii Celtic. Kooxda Celtic ayaa 3-jeer hogaanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Messi oo isha ku haaya inuu taam u noqdo kulanka Man City

(Barcelona) 03 Okt 2016 Laacibka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa isha ku haaya inuu taam u noqdo kulanka adag ee kooxdiisu ay laciyaari doonto kooxda Man City. Sida uu baahiyay Sport, Messi ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nolito oo amaanay tababarihiisii hore ka hor kulanka Barcelona iyo Man City

(Manchester) 17 Okt 2016 Weerar yahanka kooxda Man City ee Nolito ayaa amaan huwiyay tababarihiisii hore ee Luis Enrique kaas oo uu ku sheegay inuu ka dhigay laacibka uu haatan yahay. Nolito ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

HOR DHAC: Real Madrid Vs. Legia Warszaw

(Madrid) 18 Okt 2016. Real Madrid waxa ay Santiago Bermaneu ku qaabili doontaa  kulan ka tirsan Group-kooda Champions League. Kulankan waxa uu Zinedine dheelayaa isaga oo sabtidii nus darsin goolal ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Champions League – Guruub F: Kooxda Real Madrid oo xaaqday Legia Warszawa,...

(Yurub) 18 Okt 2016 – Kulan ka tirsan qeybta F ee Champions League ayaa caawa la ciyaaray waxaana kooxda Real Madrid ay 5-1 ku xaaqday Legia Warszawa, iyadoo dhanka kale Borussia Dortmund ay dubatay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Champions League – Guruub H: Kooxda Juventus oo ka adkaatay Lyon iyadoo...

(Yurub) 18 Okt 2016 – Kulan ka tirsan qeybta H ee Champions League ayaa caawa la ciyaaray waxaana kooxda reer Talyaani ee Juventus iyadoo kaarka cas laga qaatay ay 1-0 kaga adkaatay Lyon, halka Sevilla...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

HOR DHAC: Arsenal Vs. Ludogorets

(London) 19 Okt 2016. Arsenal waxa ay soo dhaweyn doontaa Ludogorets iyada oo isha ku haysa in ay kaalinta kowaad uga hor marto PSG. WARARKA LABADA NAADI – David Ospina waxa uu dib ugu soo laaban...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guardiola oo aan garanayn qaabka kooxdiisu ay u joojin karto Messi kulanka caawa

(Manchester) 19 Okt 2016 Tababaraha kooxda Man City ee Pep Guardiola ayaa si cad u sheegay inuusan garanayn qaabka kooxdiisu ay ku celin karto Lionel Messi. Guardiola ayaa sheegay in ciyaartoydiisa ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Imisa Boqol oo Milyan ayay ku fadhiyaan safafka caawa iska hor tagaya ee...

(Barcelona), 19 Okt 2016   –Kulanka caawa garoonka ‘Camp Nou’ ee Spain ku dhex maraya kooxaha Barcelona iyo Manchester City ee ka tirsan UEFA Champions League ayaa waxaa isaga hor imaanaya laba...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barcelona oo laba laacib ay dhaawac uga baxeen qaybtii hore

(Barcelona) 19 Okt 2016 Kooxda Barcelona ayaa galaysa mashaqo qaybta labaad ee ciyaarta haatan ay laciyaarayaan kooxda Man City kadib markii ay dhaawac uga baxeen laba kamid ah daafacyadeeda. Gerard...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

16-sano ka hor maanta oo kale waa maalin ay maanka ku hayso kooxda Barcelona…...

(Barcelona) 24 Okt 2016 –Maanta oo kale 24 bishii October sanadkii 2000 kooxda Leeds United ayaa barbaro kala kulantay Barcelona kulan ka tirsan Champions League. Waxaa laga joogaa 16-sanadood...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live