Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxuu ka yiri Guardiola kulanka habeen dambe ay marti qaadi doonaan kooxda...

(Manchester) 31 Okt 2016 Tababaraha kooxda Man City Pep Guardiola ayaa ka hadlay kulanka habeen dambe ay kooxdiisu marti qaadi doonto kooxda Barcelona. Barca ayaa 4-0 ku soo khaarijisay kulankii lugta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

CL – Guruub A: Kooxda Arsenal oo guul soo labasho ah ka gaartay Ludogorets,...

(Yurub) 02 Nof 2016 – Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa guul soo laabasho ah ka gaartay Ludogorets oo ay marti u ahayd kulan ka tirsan guruubka A ee Koobka horyaallada Yurub, waxaana dhanka kale ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

CL – Guruub B: Kooxaha Besiktas iyo Napoli oo isku garab dhacay, xilli...

(Yurub) 02 Nof 2016 – Kooxaha Besiktas iyo SSC Napoli ayaa barbaro ku kala tagay kulan ka tirsan Guruubka B ee koobka horyaallada Yurub, iyadoo isla guruubkan ay kooxda Benfica guul ka gaartay Dynamo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

CL – Guruub C: Man City oo guushii abid ugu horreysay ka gaartay Barcelona,...

(Yurub) 02 Nof 2016 – Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa guusheedii ugu horreysay abid ugu dambayn ka gaartay naadiga reer Spain ee Barcelona oo marti ugu ahayd garoonka Etihad kulan ka tirsan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

CL – Guruub D: Kooxaha Atletico Madrid iyo Bayern Munich oo u soo baxay...

 (Yurub) 02 Nof 2016 – Kooxaha Atletico Madrid iyo Bayern Munich ayaa xaqiijiyey inay u soo baxeen wareegga 16-ka koobka horyaallada Yurub ee Champions League kaddib guulo min 2-1 oo ay ka gareen FC...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waa kuwee kooxaha ilaa iminka u soo baxay wareega 16-ka Champions League,...

(Europe) 03 Nof 2016. Kulamo ka tirsan wareega Group-yada ayaa la ciyaaray xalay iyo habeen hore iyadoo 5-kooxood ay xaqiiqsadeen ilaa iminka inay u soo gudbeen wareega 16-ka Champions League. Real...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ka hor kulanka El Clasico ee Barcelona iyo Real Madrid, wax ka baro 6...

(Madrid) 10 Nof 2016 – Ka hor kulanka El Clasico ee bilowga bisha soo socota dhexmari doona kooxaha ka wada dhisan dalka Spain ee Barcelona iyo Real Madrid, waxaad u baahan tahay inaad ogaato lix...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Champions League: Barcelona iyo Man City oo u soo gudubay Wareegga 16 iyo...

(Glasgow), 24 Nof 2016  –Weeraryahanka Xulka Reer Argentine Lionel Messi iyo kooxdiisa Barcelona ayaa si xarago leh ugu soo gudbay wareegga 16 dhammaadka Koobka Horyaallada Yurub (UEFA Champions...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Champions League: Arsenal iyo Paris Saint Germain oo barbaro galay, xilli ay...

(London) 24 Nof 2016 – Kooxda Arsenal iyo Paris Saint Germain ayaa u soo wada gudbay wareegga 16 dhammaadka Koobka Horyaallada Yurub (UEFA Champions League), kaddib markii caawa ay barbaro 2-2 wada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Champions League: Bayern Munich iyo Atletico Madrid oo u soo baxay wareegga...

(Yurub) 24 Nof 2016 – Kooxaha Bayern Munich iyo Atletico Madrid ayaa u soo wada gudbay wareegga 16 dhammaadka Koobka Horyaallada Yurub (UEFA Champions League), kaddib markii caawa ciyaareen kulammo ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Champions League: Napoli iyo Dynamo Kiev oo gool la’aan ku kala baxay iyo...

(Napoli), 24 Nof 2016   –Kooxda Kubadda Cagta Napoli ayaa lumisay fursad qaali ah oo ay ugu soo bixi kartay Wareegga 16′ dhammaadka koobka Horyaallada Yurub markii xalay ciyaar ay garoonkeeda San...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Luis Enrique oo ka hadlay sababtii uu u badalay Neymar kulankii xalay

(Barcelona) 24 Nov 2016 Tababaraha kooxda Barcelona ee Luis Enrique ayaa sharaxaad ka bixiyay sababtii uu u badalay laacibkiisa Neymar kulankii xalay ay 2-0 uga adkaadeen kooxda Celtic. Luis Enrique...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“18-kulan oo xiriir ah dhinaceena dhulka lama dhigin”– Wenger oo ka hadlay...

(London) 24 Nov 2016 Tababaraha kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa ka hadlay barbarihii xalay kooxdiisu ay lagashay kooxda PSG oo marti u ahayd. Labada kooxood ayaa ku kala baxay 2-2, taas oo ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Qaladaadkeena ayeey nagu ciqaabeen”– Philipp Lahm oo ka hadlay guul daradii...

(Munich) 24 Nov 2016 Kabtanka kooxda Bayern Munich ee Philipp Lahm ayaa ka hadlay guul daradii xalay kooxdiisa ka soo gaartay koobka horyaalada yurub. Bayern ayaa u soo gudubtay wareega 16-ka ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

KA BOGO: Kala sarreynta gool dhalinta iyo gool caawinta Champions League ee...

(Yurub) 24 Nof 2016 – Kulammadii shanaad ee heerka guruubyada Champions League ayaa xalay la ciyaaray, haddaba waxaan eegeynaa halka la kala marayo gooldhalinta iyo gool caawinta tartanka Champions...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda USBUUCA ee Champions League oo la soo saaray… (Yaa xiddigaha ugu badan...

(Yurub) 24 Nof 2016 –  Kulamadii shanaad ee heerka guruubyada Champions League ayaa xalay la ciyaaray, waxaana warsidaha goal.com uu soo saaray kooxda ugu fiican ama 11 ciyaaryahan ee ugu wanaagsanaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Messi oo ku guulaystay laacibkii ugu fiicnaa ee kulamadii la ciyaaray...

(Barcelona) 25 Nov 2016 Xiddiga kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa loo doortay laacibkii ugu fiicnaa kulamadii la ciyaaray Champions League ee isbuucaan. Messi ayaa ku hogaamiyay kooxdiisa guul ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

CL- Group H: Juventus oo xaqiiqsatay kaalinta koowaad ee guruubkan, halka...

(Yurub) 08 Dis 2016 – Kulammo ka tirsan guruubka H ee Champions League ayaa la ciyaaray, iyadoo kooxda kubadda cagta  Juventus ay xaqiiqsatay inay ku soo baxday kaalinta koowaad ee guruubkan, iyadoo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda Leicester City oo RIKOODH aan loo baahnayn ka heshay Koobka...

(England) 08 Dis 2016 – Inkastoo Leicester City ay kaalinta koowaad kaga soo baxday guruubkeeda G ee Champions League una soo baxday wareegga 16-ka, haddana waxa ay guuldarro wayn kala kulantay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Real Madrid oo barbaraysay Rikoodhkeedii guuldarro la’aanta ee ugu dheeraa...

(Madrid) 08 Dis 2016 – Inkastoo ay barbaro gashay labadii kulan ee ugu dambeeyey haddana kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Waddanka Spain ayaa barbaraysay Rikoodhkeedii guuldarro la’aanta ee ugu...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live