Borussia Dortmund oo noqotay kooxdii ugu horreysay ee heerka guruubyada...
(Madrid) 08 Dis 2016 – Kooxda Borussia Dortmund ayaa kulan ka tirsan heerka guruubyada Champions League barbaro 2-2 la gashay Real Madrid oo ay marti u ahayd, waxaana ay ku soo baxday kaalinta koowaad...
View ArticleKarim Benzema oo dhaliyey goolkiisii 50-aad ee Champions League… (Waxaana uu...
(Madrid) 08 Dis 2016 – Real Madrid ayaa barbaro la gashay xalay kooxda Borussia Dortmund kulankii ugu dambeeyey ee heerka guruubyada Champions League, waxaana ay ku kala baxeen 2-2. Weeraryahanka...
View ArticleTababare Zinedine Zidane oo kulankiisii 50-aad hoggaamiyey kooxda Real...
(Madrid) 08 Dis 2016 – Real Madrid ayaa barbaro la gashay xalay kooxda Borussia Dortmund kulankii ugu dambeeyey ee heerka guruubyada Champions League, waxaana ay ku kala baxeen barbaro 2-2. Tababaraha...
View ArticleWax waliba oo aad u baahan tahay inaad ka ogaato xilliga la qabanayo isku...
(Yurub) 08 Dis 2016 – Waxaa la soo gabagabeeyey heerka guruubyada Champions League ee xillic iyaareedkan, iyadoo si dhab ah loo xaqiijiyey 16-ka kooxood ee u soo gudbay wareegga 16-ka iyo waliba koox...
View ArticleYay kooxdaada ku beegmi kartaa wareega 16-ka Champions League?…(Aqriso...
(Europe) 08 Dis 2016. Waxaa soo xirmay wareega groupyada Champions League iyadoo ay 16-kooxood u soo gudbeen wareega xiga halka kuwana u dheceen Europe Leaague, kuwana ay gabi ahaan dib ugu laabteen...
View Article“Waxaan jeclaan lahaa inaan ku aadno PSG wareega 16-ka”– Aubameyang
(Dortmund) 08 Dis 2016 Weerar yahanka kooxda Borussia Dortmund ee Pierre-Emerick Aubameyang ayaa ka hadlay isku aadka wareega 16-ka ee koobka horyaalada yurub. Laacibka reer Gabon ayaa jeclaan lahaa...
View ArticleMarco Reus oo amaanay saaxiibkiis Aubameyang kadib barbarihii xalay
(Dortmund) 08 Dis 2016 Kubadd sameeyaha kooxda Borussia Dortmund ee Marco Reus ayaa amaan huwiyay saaxiibkiis Aubameyang kadib barbarihii xalay. Reus ayaa sheegay in Aubameyang uu masuul ka ahaa 99%...
View ArticleIsku aadka wareega 16-ka Champions League oo maanta la sameynayo…(Halkan ka...
(Europe) 12 Dis 2016. Maanta duhuradii ayaa la sameyn doonaa isku aadka wareega 16-ka Champions League, haddaba waxaan halkan kugu heynaa macluumaad badan oo aad u baahan tahay ka hor isku aadka....
View ArticleDEG DEG: Isku aadka wareega 16-ka ee Champions League oo la sameeyay (Yaa...
(Nyon) 12 Dis 2016 Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa si rasmi ah u sameeyay isku aadka wareega 16-ka ee koobka horyaalada yurub. Kulamo adag ayaa ka soo baxay isku aadka, waxaana isku aaday...
View ArticleAQRISO: Sheeko gaaban oo dhex martay Ozil iyo Boateng kaddib markii la isku...
(Europe) 12 Dis 2016. Mesut Ozil ayaa ku kaftamay saaxiibkii Jerome Boateng oo ay ka wada tirsan yihiin xulka qaranka Jarmalka kaddib markii la isku aadiyay kooxaha Arsenal iyo Bayern Munich wareega...
View Article“Waan ka soo bixi karnaa Barcelona”– Unai Emery
(Paris) 13 Dis 2016 Tababaraha kooxda PSG ee Unai Emery ayaa ka hadlay isku aadka wareega 16-ka ee kooxdiisu ay ku dhacday dhigeeda Barcelona. Unai Emery ayaa aaminsan in kooxdiisu ay fursad fiican u...
View Article“Way adagtahay inaan ka soo kabsano natiijadaan”– Sergio Busquets
(Barcelona) 15 Feb 2017 Laacibka qadka dhexe ee kooxda Barcelona Sergio Busquets ayaa rumaysan in kooxdiisa ay ku adkaan doonto inay ka soo kabsato guul daradii xalay ka soo gaartay PSG. Kooxda reer...
View ArticleSergio Ramos oo arin cajiib ah samayn doona kulanka caawa ee Napoli
(Madrid) 15 Feb 2017 Kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa samayn doona arin cajiib ah ka hor kulanka caawa ay wajahayaan kooxda Napoli. Marca ayaa daaha ka qaaday in Sergio Ramos uu caawa...
View ArticleDi Maria iyo Cavani habeen wayn ayuu u ahaa xalay marka laga soo tago guushii...
(Paris) 15 Feb 2017. PSG ayaa xalay guul lama filaan oo mug leh ka gaartay kooxda Barcelona oo ay ku xaaqeen 4-gool iyo waxba lugtii hore ee wareega 16-ka Champions League. Habeenkii xalay ayaa ahaa...
View ArticleMuxuu ka yiri Carlo Ancelotti kulanka caawa ee Arsenal?
(Munich) 15 Feb 2017 Tababaraha kooxda Bayern Munich ee Carlo Ancelotti ayaa ka hadlay kulanka caawa kooxdiisu ay marti qaadi doonto kooxda Arsenal. Ancelotti ayaa sheegay in Arsenal ay tahay koox ku...
View Article“Kulankaan oo kale waligeey ma ciyaarin”– Cavani oo farxadii ay ka badatay...
(Paris) 15 Feb 2017 Weerar yahanka kooxda PSG ee Edinson Cavani ayaa aad ugu farxay xalay in kooxdiisu ay 4-0 uga adkaato kooxda Barcelona oo loo saadaalinayay xiliciyaareed kan hanashada Champions...
View ArticleMaurizio Sarri oo u yeertay Maradona kulanka caawa ee Real Madrid
(Madrid) 15 Feb 2017 Tababaraha kooxda Napoli Maurizio Sarri ayaa codsi u diray halyeeygii hore ee kooxda Napoli Diego Maradona si uu niyada ugu dhiso ciyaartoyda kulanka caawa. Napoli ayaa u martin...
View ArticleCL: Bayern Munich oo Allianz Arena ku aastay Arsenal, iyadoo shan gool shafka...
(Munich) 16 Feb 2017 – Kooxda kubadda cagta Bayern Munich ayaa garoonkeeda Allianz Arena ku saxariirisay Arsenal oo marti u ahayd lugta hore ee wareegga 16-ka Champions League, waxaana looga adkaaday...
View ArticleCL: Kooxda Real Madrid oo guul ka gaartay SSC Napoli oo marti u ahayd lugta...
(Madrid) 16 Feb 2017 – Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa garoonkeeda Santiago Bernabeu ku garaacday naadiga reer Talyaani ee SSC Napoli oo marti u ahayd lugta hore ee wareegga 16-ka Champions...
View ArticleRIKOODHADII laga diiwaan geliyey goolashii ay kooxda Bayern Munich ku...
(Munich) 16 Feb 2017 – Bayern Munich ayaa xalay 5-1 ku dhuftay Arsenal oo marti u ahayd lugta hore ee wareegga 16-ka Champions League. Kooxda ku ciyaarta garoonka Allianz Arena waxaa shanta gool ee u...
View Article