RIKOODHADII laga diiwaan geliyey guushii ay xalay kooxda Real Madrid ka...
(Munich) 16 Feb 2017 – Real Madrid ayaa xalay 3-1 ku dhuftay SSC Napoli oo marti u ahayd lugta hore ee wareegga 16-ka Champions League. Kooxda ku ciyaarta garoonka Santiago Bernabeu waxaa saddexda...
View ArticleIsku aadka wareega 16-ka Champions League oo maanta la sameynayo…(Halkan ka...
(Europe) 12 Dis 2016. Maanta duhuradii ayaa la sameyn doonaa isku aadka wareega 16-ka Champions League, haddaba waxaan halkan kugu heynaa macluumaad badan oo aad u baahan tahay ka hor isku aadka....
View ArticleDEG DEG: Isku aadka wareega 16-ka ee Champions League oo la sameeyay (Yaa...
(Nyon) 12 Dis 2016 Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa si rasmi ah u sameeyay isku aadka wareega 16-ka ee koobka horyaalada yurub. Kulamo adag ayaa ka soo baxay isku aadka, waxaana isku aaday...
View ArticleAQRISO: Sheeko gaaban oo dhex martay Ozil iyo Boateng kaddib markii la isku...
(Europe) 12 Dis 2016. Mesut Ozil ayaa ku kaftamay saaxiibkii Jerome Boateng oo ay ka wada tirsan yihiin xulka qaranka Jarmalka kaddib markii la isku aadiyay kooxaha Arsenal iyo Bayern Munich wareega...
View Article“Waan ka soo bixi karnaa Barcelona”– Unai Emery
(Paris) 13 Dis 2016 Tababaraha kooxda PSG ee Unai Emery ayaa ka hadlay isku aadka wareega 16-ka ee kooxdiisu ay ku dhacday dhigeeda Barcelona. Unai Emery ayaa aaminsan in kooxdiisu ay fursad fiican u...
View Article“Inter kama rajo dhigin u soo bixida Champions League”– Joao Mario
(Milan) 04 Jan 2017 Laacibka qadka dhexe ee kooxda Inter Milan Joao Mario ayaa sheegay in kooxdiisu aysan ka rajo dhigin u soo bixida Champions League ee xiliciyaareed kan. Inter ayaa haatan 5 dhibic...
View Article“Saamayn ma yeelan doonto nasashada aan helnay ka hor kulanka Arsenal”– Mats...
(Munich) 10 Jan 2017 Daafaca kooxda Bayern Munich ee Mats Hummels ayaa ka hadlay nasiinada kooxdiisu ay heshay ka hor kulanka Champions League ee Arsenal. Bayern Munich ayaa la ciyaari doonta Arsenal...
View ArticleAncelotti oo rajo ka muujiyay in Jerome Boateng uu taam u noqon karo kulanka...
(Munich) 04 Feb 2017 Tababaraha kooxda Bayern Munich ee Carlo Ancelotti ayaa ka hadlay xaalada dhaawac ee daaficiisa Jerome Boateng. Ancelotti ayaa farxad ka muujiyay xaalada Jerome Boateng, wuxuuna...
View Article“Dhaleeceyn baa kow nalooga siin doonaa haddii aan guul darreysano kulanka...
(Manchester) 21 Feb 2017. Pep Guardiola ayaa sheegay in dhaleeceyn kow looga siin doono isaga iyo kooxdiisa Man City haddii ay ku guul darreystaan kulanka caawa ay Champions League ku wajihi doonaan...
View ArticleDAAWO: Goolasha kulankii waalida ahaa ee xalay dhex maray Man City iyo Monaco
(England) 22 Feb 2017. Man City ayaa xalay ciyaar waali ahayd 5-3 ku martay kooxda Monaco oo runtii wacdaro wayn ka dhigtay gegada Etihad. Flop-kii hore ee Premier League Radamel Falcao ayaa markale...
View ArticleBuffon oo ka hadlay kulanka caawa iyo goolhaye Casillas
(Porto) 22 Feb 2017 Goolhayaha kooxda Juventus ee Gianluigi Buffon ayaa ka hadlay kulanka caawa kooxdiisu ay ka hortagi doonto kooxda FC Porto koobka horyaalada yurub. Kulankaan ayaa ah kii 100-aad ee...
View ArticleKooxaha Barcelona iyo Arsenal oo kala qeybsaday xiddigihii ugu bandhigga...
(Yurub) 23 Feb 2017 – Shabakadda ciyaaraha ee Goal.com ayaa qalinka u qaadatay oo shax ka sameysay kooxdii ugu xumayd lugta hore ee wareegga 16-ka Champions League. Kulamada lugta hore ee wareegga...
View ArticleAguero, Di Maria iyo Toni Kroos oo hoggaaminaya shax laga sameeyey kooxdii...
(Yurub) 23 Feb 2017 – Shabakadda ciyaaraha ee Goal.com ayaa qalinka u qaadatay oo shax ka sameysay kooxdii ugu fiicnayd lugta hore ee wareegga 16-ka Champions League. Kulamada lugta hore ee wareegga...
View Article“Napoli way awoodaa inay reebto Real Madrid”– Fabio Capello
(Napoli) 03 Maarso 2017 Tababaraha reer talyaani ee Fabio Capello ayaa rumaysan in kooxda Napoli ay reebi karto dhigeeda Real Madrid oo 3-1 uga soo adkaatay lugtii hore. Fabio Capello ayaa sheegay in...
View ArticleGarsooraha dhex dhexaadin doona kulanka Napoli iyo Real Madrid oo la magacaabay
(Europe) 05 Mar 2017. UEFA ayaa ku dhawaaqday garsooraha dhex dhexaadin doona kulanka Napoli iyo Real Madrid ee lugta labaad wareega 16-ka Champions League. Lugtii hore ee ka soo dhacday Bernabeu...
View ArticleManuel Neuer oo shaki laga muujinayo inuu taam u noqon karo kulanka Arsenal
(Munich) 06 Maarso 2017 Tababare Carlo Ancelotti ayaa wajahaya dhibaato kadib markii shaki lagaliyay in goolhaye Manuel Neuer uu taam u noqon karo kulanka Arsenal. Bayern Munich ayaa habeen dambe marti...
View Article“Riyadaydu waa inaan Champions League la qaado PSG”– Marco Verratti oo hadlay...
(Paris) 06 Maarso 2017 Laacibka qadka dhexe ee kooxda PSG Marco Verratti ayaa soo bandhigay riyadiisa oo ah inuu koobka horyaalada yurub kula guulaysto kooxdiisa. Xiddigaan ayaa lala xiriiriyay kooxaha...
View Article“Kulanka Arsenal nooma ahan kulan saaxiibtinimo”– Franck Ribery
(Munich) 06 Maarso 2017 Laacibka kooxda Bayern Munich ee Franck Ribery ayaa ka hadlay kulanka lugta labaad ee kooxdiisu ay habeen dambe u martin doonto kooxda Arsenal. Bayern Munich ayaa 5-1 ku soo...
View ArticleTaageerayaasha Real Madrid oo ka soo horjeestay in BBC lagu soo bilaabo...
(Madrid) 06 Maarso 2017 Intabadan taageerayaasha kooxda Real Madrid ayaa mucaaraday in weerarkooda BBC lagu soo bilaabo kulanka adag ee ay u safrayaan Napoli. Real Madrid ayaa 3-1 uga soo adkaatay...
View Article“Barcelona sooma kabsan karto kulanka PSG”– Jese Rodriguez
(Paris) 06 Maarso 2017 Laacibka amaahda uga maqan kooxda PSG ee Jese Rodriguez ayaa saadaaliyay in kooxdiisu ay u gudubtay wareega 8-da isla markaana Barcelona aysan soo laaban karin. PSG ayaa 4-0 uga...
View Article