(Europe) 12 Dis 2016. Maanta duhuradii ayaa la sameyn doonaa isku aadka wareega 16-ka Champions League, haddaba waxaan halkan kugu heynaa macluumaad badan oo aad u baahan tahay ka hor isku aadka.
Kooxaha soo baxay ayaa kala ah:
Kuwa kaalinta koowaad kaga soo aflaxay garoup-yadooda.
Kuwa kaalinta labaad ku soo baxay:
Yay kooxdaad taageerto ku beegmi kartaa wareega 16-ka Champions League?:
ARSENAL | Koowaad ayay uga soo baxday Group A (14 Dhicood) | Waxay ku beegmi kartaa: Benfica, Bayern Munich, Bayer Leverkusen, Real Madrid, Porto & Sevilla.
PSG | 2-aad Group A (12 dhicbood) | Waxay ku beegmi kartaa: Napoli, Barcelona, Atletico Madrid, Borussia Dortmund, Leicester & Juventus.
NAPOLI | 1-aad Group B (11 dhibcood) | Waxay ku beegmi kartaa: PSG, Manchester City, Bayern Munich, Bayer Leverkusen, Real Madrid, Porto & Sevilla.
BENFICA | 2-aad Group B (8 dhibcood) | Waxay ku beegmi kartaa: Arsenal, Barcelona, Atletico Madrid, Monaco, Borussia Dortmund, Leicester & Juventus.
BARCELONA | 1-aadGroup C (15 dhibcood) | Waxay ku beegmi kartaa: PSG, Benfica, Bayern Munich, Bayer Leverkusen & Porto.
MANCHESTER CITY | 2-aad Group C (9 dhibcood) | Waxay ku beegmi kartaa: Napoli, Atletico Madrid, Monaco, Borussia Dortmund & Juventus.
ATLETICO MADRID | 1-aad Group D (15 dhibcood) | Waxay ku beegmi kartaa: PSG, Benfica, Manchester City, Bayer Leverkusen & Porto.
BAYERN MUNICH | 2-aad Group D (12 dhibcood) | Waxay ku beegmi kartaa: Arsenal, Napoli, Barcelona, Monaco, Leicester & Juventus.
MONACO | 1-aad Group E (11 dhibcood) | Waxay ku beegmi kartaa: Benfica, Manchester City, Bayern Munich, Bayer Leverkusen, Real Madrid, Porto & Sevilla.
BAYER LEVERKUSEN | 2-aad Group E (10 dhibcood) | Waxay ku beegmi kartaa: Arsenal, Napoli, Barcelona, Atletico Madrid, Leicester & Juventus.
BORUSSIA DORTMUND | 1-aad Group F (14 dhibcood) | Waxay ku beegmi kartaa: PSG, Benfica, Manchester City, Porto & Sevilla.
REAL MADRID | 2-aad Group F (12 dhibcood) | Waxay ku beegmi kartaa: Arsenal, Napoli, Monaco, Leicester & Juventus.
LEICESTER | 1-aad Group G (13 dhibcood) | Waxay ku beegmi kartaa: PSG, Benfica, Bayern Munich, Bayer Leverkusen, Real Madrid & Sevilla.
PORTO | 2-aad Group G (11 dhibcood) | Waxay ku beegmi kartaa: Arsenal, Napoli, Barcelona, Atletico Madrid, Mónaco, Borussia Dortmund & Juventus.
JUVENTUS | 1-aad Group H (14 dhibcood) |Waxay ku beegmi kartaa: PSG, Benfica, Manchester City, Bayern Munich, Real Madrid, Bayer Leverkusen & FC Porto.
SEVILLA | 2-aad Group H (11 dhibcood) |Waxay ku beegmi kartaa: Arsenal, Napoli, Monaco, Borussia Dortmund & Leicester City.
Goorma ayaa la sameynayaa isku aadka?
Waxaa la qaban doonaa marka ay saacadda geeska Afrika tilmaameyso 2:00 duhurnimo, waxaana lagu qaban doonaa magaalada Nyon ee dalka Switzerland.
Goorma ayaa la ciyaarayaa kulamada is araga hore?
Waxaa la ciyaari doonaa February 14, 15, 21 iyo 22.
Goorma ayaa la ciyaarayaa kulamada lugta labaaad?
Waxaa la ciyaari doonaa lugta labaad March 7, 8, 14 iyo 15.
Gool FM.