Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

DEG DEG: Isku aadka wareega 16-ka ee Champions League oo la sameeyay (Yaa isku aaday)

$
0
0

(Nyon) 12 Dis 2016 Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa si rasmi ah u sameeyay isku aadka wareega 16-ka ee koobka horyaalada yurub.

Kulamo adag ayaa ka soo baxay isku aadka, waxaana isku aaday Bayern Munich iyo Arsenal, PSG iyo Barcelona, Arsenal ayaana sanadkii 2-aad oo xiriir ah ku aadaysa koox wayn.

Real Madrid ayaa la ciyaari doonta Napoli, halka Man City ay isku dheceen kooxda reer France ee Monaco, Juventus ayaa ku aaday FC Porto.

Isku aadka oo dhamaystiran:

– Manchester City vs Monaco.

– Real Madrid vs Napoli.

– Benfica vs Dortmund.

– Bayern Munich vs Arsenal.

– FC Porto vs Juventus.

– Bayer Leverkusen vs Atletico Madrid.

– PSG vs Barcelona.

– Sevilla v Leicester City.

Gool FM


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles