Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Goolkii Radamel Falcao oo loo doortay kii usbuuca ee Champions League…. (Yaa...

(Yurub) 06 Maarso 2017 – Goolkii uu ka dul qaaday goolwalaha Man City weeraryahanka kooxda Monaco ee Radamel Falcao ayaa loo doortay goolka usbuuca ee Champions League. Dhaliyaha kooxda Monaco ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ancelotti oo amaanay Wenger ka hor kulankooda caawa

(Munich) 07 Maarso 2017 Tababaraha kooxda Bayern Munich Carlo Ancelotti ayaa amaanay dhigiisa kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ka hor kulankooda caawa. Bayern Munich ayaa caawa u martin doonta Arsenal...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Uma ogolaanayno Real Madrid inay nastaan”– Tababare Maurizio Sarri

(Napoli) 07 Maarso 2017 Tababaraha kooxda Napoli ee Maurizio Sarri ayaa ka hadlay kulanka lugta labaad ee kooxdiisu ay caawa marti galin doonto dhigeeda Real Madrid. Real Madrid ayaa 3-1 ku soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Shaki iigama jiro inaan garaacayno PSG”– Luis Enrique

(Barcelona) 07 Maarso 2017 Tababaraha kooxda Barcelona ee Luis Enrique ayaa niyada u dhisay taageerayaasha kooxdiisa ka hor kulanka habeen dambe ay marti qaadi doonaan kooxda PSG. Luis Enrique ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taageerayaasha Napoli oo sabab u noqday in Real Madrid aysan tababar qaadan...

(Napoli) 07 Maarso 2017 Ciyaartoyda Real Madrid oo haatan ku sugan koofurta talyaaniga ayaa la soo sheegayaa inaysan wax tababar ah qaadan saaka. Tababare Zidane oo aad u garanaya talyaaniga ayaa saaka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taageerayaasha Arsenal oo ku banaan baxay Wenger ka hor ciyaarta (SAWIRRO)

(London) 07 Maarso 2017 Taageerayaasha kooxda Arsenal ayaa haatan banaan bax kawada banaanka garoonka Emirates xili daqiiqado oo kaliya ay ka harsantahay ciyaarta Bayern Munich. Kumanaan kun oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

WARBIXIN: 3-Waxyaabood oo ay Barcelona caawa uga soo kaban karto guul daradii...

  (Europe) 08 Mar 2017. Haddaan fiirino kulanka Champions Leage oo ay caawa Barcelona lugta 2aad ee wareega 16-ka kula yeelaneyso kooxda PSG qalad noqon meyso haddii la yiraahdo dadka daawada kubada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wenger oo masuuliyada guul daradii xalay dusha ka saaray garsoorihii ciyaarta

(London) 08 Maarso 2017 Tababaraha kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa weerar toos ah ku qaaday garsoorihii dhex dhexaadiyay kulankii xalay 5-1 looga adkaaday kooxdiisa. Bayern Munich ayaa cashar lama...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Ciyaartoyda Barcelona waxay ii sheegeen inay hareen, ma ahan kulan aan...

(Catalonia) 09 Mar 2017. Barcelona ayaa xalay Champions League ka dhigtay taariikh aan ebid horey loo arag kaddib markii ay 6-1 ku martay PSG oo lugtii hore ee wareega 16 kaga soo adkaatay 4-gool oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waxay doonayeen inay na duugaan”– Gerard Pique

(Barcelona) 09 Maarso 2017 Daafaca kooxda Barcelona ee Gerard Pique ayaa ka hadlay farxadiisa ku aadan in kooxdiisu ay si taariikhi ah ugu soo baxdo wareega 8-da. Barcelona ayaa ka soo laabatay guul...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Athletic Bilbao oo ku camiratay PSG kadib guul daradii ka soo gaartay Barcelona

(Bilabo) 09 Maarso 2017 Kooxda Athletic Bilbao ayaa ku camiratay dhigeeda PSG kadib guul daradii 6-1 ee xalay ka soo gaartay koobka horyaalada yurub. Bilbao ayaa dib u milicsatay Final-ka Super Cup-ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Klopp oo sheegay in kooxdiisu aysan u qalmin ka ciyaarida Champions League

(Liverpool) 11 Maarso 2017 Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa sheegay in kooxdiisu aysan u qalmin ka ciyaarida koobka horyaalada yurub. Jurgen Klopp ayaa cadeeyay in kooxdiisu aysan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Zidane oo diiday inuu ka hadlo guushii Barcelona ay ka gaartay PSG

(Madrid) 11 Maarso 2017 Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa diiday inuu ka hadlo guushii Barcelona ay ka gaartay kooxda reer France ee PSG. Barcelona oo lugtii hore looga soo adkaaday...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Radamel Falcao oo shaki laga muujinayo inuu taam u noqon karo Kulanka Man City

(Monaco) 12 Maarso 2017 Kooxda AS Monaco ayaa helaysa war aan fiicnayn kadib markii shaki laga muujiyay taam ahaanshaha weerar yahankooda reer Colombia. Falcao ayuu dhaawac ka soo gaaray bowdada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Haddii aan ku guuleysan weyno Premier League waxay la mid noqoneysaa...

(London) 13 Mar 2017. Eden Hazard ayaa wal wal ka qaba Premier League xilli ay kooxdiisa ku hogaamineyso 10-dhibcood oo nadiif ah isla markaana uu horyaalka ka harsan yahay 11-kulan oo qura. Xiddiga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Atletico Madrid oo u gudubtay siddeed dhammaadka Champions League kaddib...

(Madrid) 16 Maajo 2017 – Kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ayaa dhammaystirtay siddeeda kooxood ee u soo baxay siddeed dhammaadka koobka horyaallada Yurub kaddib barbaro ay garoonkeeda Vicente...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Laacibka kooxda Man City ee David Silva oo noqday xiddigii 25-aad ee Spain oo…

(Monaco) 16 Maajo 2017 – Laacibka khadka dhexe ee kooxda Manchester City ayaa isagoo xiran calaamada hoggaaminta kooxdiisa Sky Blue lagu soo bilaabay safka hore kulankii Champions League ee ay caawa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

RIKOODHADII laga diiwaan geliyey kulankii barbaraha ku idlaaday ee dhexmaray...

(Madrid) 16 Maajo 2017 – Kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ayaa xalay u soo baxday siddeed dhammaadka koobka horyaallada Yurub kaddib markii ay barbaro garoonkeeda Vicente Calderon kula gashay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RIKOODHADII laga diiwaan geliyey kulankii ay Monaco kooxda Man City ka...

(Monaco) 16 Maajo 2017 – Kooxda kubadda cagta Monaco ayaa u soo baxday siddeed dhammaanka Champions League kaddib markii ay guul ka gaartay 3-1 ka gaartay xalay naadiga Ingiriiska ee Manchester City...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mario Balotelli oo daawanayey kulankii xalay ay Manchester City guuldarrada...

  (Monaco) 16 Maajo 2017 – Weeraryahanka Mario Balotelli ayaa fadhiyey garoonka Stade Louis II isagoo daawanayey kulankii kooxdiisii hore ee Manchester City ay guuldarrada kala kulantay Monaco ee...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live