Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

WARBIXIN: Goorma ayaa la sameynayaa isku aadka siddeed dhammaadka Champions...

(Yurub) 16 Maajo 2017. Koobka horyalladda Yurub ee Champions League ayaa soo gaaray meelihiisii ugu xiisaha badnaa iyadoo ay isugu soo hareen siddeed kooxoo oo qura. Siddeedda kooxood ee xaqiiqsaday...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo qaabkii ciyaartoyda Monaco ay ugu dabaal dageen xalay qolka labiska...

(Monaco) 16 Maarso 2017 Kooxda AS Monaco ayaa xalay guul ka gaartay dhigeeda Manchester City oo marti u ahayd, waxayna ugu awood sheegteen 3-1. City oo ku naaloonaysay guul 5-3 ah kulankii lugtii hore...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Atletico Madrid ayaa ugu cad cad hanashada Champions League”– Chicharito

(Madrid) 16 Maarso 2017 Weerar yahanka kooxda Bayer Leverkusen ee Javier Hernandez Chicharito ayaa daaha ka qaaday kooxda ugu cad cad hanashada koobka horyaalada yurub ee xiliciyaareed kan. Atletico...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxdii ugu fiicnayd wareega 16-ka Champions League oo la soo saaray…(Real...

(Europe) 16 Mar 2017. Goal ayaa qallinka u qaadatay oo koox ka sameysay xiddigihii ugu fiicnaa wareega 16-ka Champions League iyadoo muruq waynta Madrid shaxdan laga siiyay hal laacib oo qura. Real...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxdii ugu xumeyd wareega 16-ka Champions League oo la soo saaray….(PSG iyo...

(Europe) 16 Mar 2017. Warsidaha ciyaaraha ee Goal ayaa koox ka sameeyay xiddigihii ugu xumaa ee wareega 16-ka Champions League. Arsenal oo isku cel celis 10-2 looga reebay Champions League iyo PSG oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raul Gonzalez oo amaanay Bayern Munich ka hor isku aadka wareega 8-da ee...

(Munich) 17 Maarso 2017 Halyeeyga kooxda Real Madrid ee Raul Gonzalez ayaa amaanay kooxda Bayern Munich ka hor isku aadka wareega 8-da ee Champions League. Bayern Munich ayaa wadata awood xad dhaaf ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: Bayern Munich vs Real Madrid, Isku aadka Wareega 8-da ee Champions...

(Nyon) 17 Maarso 2017 Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa sameeyay isku aadka wareega 8-dhamaadka koobka horyaalada yurub. Isku aadka waxaa ka soo baxay kulamo badan oo xiiso leh, waxaana isku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

UEFA oo shaacisay waqtiga la ciyaari doono kulamada 8-dhamaadka Champions League

(Nyon) 17 Maarso 2017 Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa shaaciyay waqtiga rasmiga ah ee la ciyaari doono kulamada koobka horyaalada yurub. Isku aadka oo la sameeyay goor hore ayeey isku aadeen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Allegri oo la abaal marin doono hadii uu Champions League ka reebo Barcelona

(Torino) 24 Maarso 2017 Tababaraha kooxda Juventus ee Massimiliano Allegri ayaa helaya balan qaad wanaagsan hadii uu ka saaro koobka horyaalada yurub kooxda Barcelona. Juventus ayaa lagu beegay kooxda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Wuxuu ahaa habeenkii iigu xumaa nolosheyda”– Marco Verratti oo dib u...

(Paris) 25 Maarso 2017 Laacibka kooxda PSG ee Marco Verratti ayaa dib u xusuustay guul daradii naxdinta lahayd ee ka soo gaartay kooxda Barcelona. Marco Verratti ayaa sheegay in habeenkaas uu yahay kii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Toni Kroos oo ka hadlay kulanka ay wajahayaan kooxdiisii hore ee Bayern Munich

(Madrid) 25 Maarso 2017 Laacibka reer Jarmal ee Toni Kroos ayaa ka hadlay kulanka Champions League ee kooxdiisu ay wajihi doonto kooxdiisii hore ee Bayern Munich. Real Madrid ayaa u safri doonta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Marco Verratti oo saadaaliyay in Juventus ay ka soo gudbi doonto Barcelona

(Barcelona) 25 Maarso 2017 Laacibka reer talyaani ee Marco Verratti ayaa saadaaliyay in kooxda Juventus ay ka soo bixi doonto dhigeeda Barcelona. Marco Verratti ayaa xusuusta qaabkii xumaa ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Kama cabsanayo Bayern Munich.”. Toni Kroos

(Europe) 26 Mar 2017. Xiddiga qadka dhexe ee Real Madrid Toni Kroos ayaa ka dhawaajiyay inuusan ka cabsaneyn inuu Champions League ku wajoho kooxdiisii hore ee Bayern Munich. Kooxaha tunka wayn ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha Bayern Munich oo sheegay in Ancelotti ay ka go’antahay inuu...

(Munich) 27 Maarso 2017 Madaxwaynaha kooxda Bayern Munich ee Uli Hoeness ayaa sheegay in tababare Carlo Ancelotti ay ka go’antahay inuu reebo kooxdiisii hore ee Real Madrid. Bayern Munich oo soo mayd...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waa tee kooxda ugu badan ee ay u dheelaan xiddigaha ku soo guuleystay...

(London) 27 Maarso 2017 – Kooxaha ka dheela Premier League ee 20-ka ah ayaa la shaaciyey kooxda ugu badan ee ay u dheelaan xiddigaha ku soo guuleystay koobka horyaallada Yurub ee Champions League....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Real Madrid waa Bayern Munich iyo Barcelona oo la isku dhafay”– Michael Owen

(Madrid) 02 Maayo 2017 Laacibkii hore ee Real Madrid Michael Owen ayaa amaanay kooxdiisa ka hor kulanka ay caawa la ciyaari doonto Atletico Madrid. Michael Owen ayaa ku kalsoon in Real Madrid ay ka soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Diego Simeone oo qaba inaysan kooxdiisu harin iyo Zidane oo aaminsan inaysan...

(Madrid) 03 Maajo 2017. Real Madrid ayaa xalay guul raaxo leh garoonkeeda uga gaartay Atletico Madrid kulankii Derby Madrid ee lugta hore ee afar dhammaadka Champions League kaddib markii ay ku suul...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ronaldo oo Taariikh cusub sameeyay…(Aqri rikoodho hor leh uu sameeyay kaddib...

(Madrid) 03 Maajo 2017. Cristiano Ronaldo ayaa sii wada taariikhda uu ka sameynayo kubbada cagta adduunka kaddib saddexleydii uu xalay ka dhaliyay Atletico Madrid lugtii hore ee afar dhammaadka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cristiano Ronaldo wuxuu gaaray goolashiisii 399 ee Real Madrid ee ma ahan...

(Madrid) 03 Maajo 2017. Kaddib saddexleydii uu xalay dhaliyay Cristiano Ronaldo, saaafadda ayaa shaacisay inuu gaaray goolashiisii 400-aad ee Real Madrid, laakiin sheekadu sidaa ma ahan oo wuxuu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Ma joojinayno goolal dhalinta”– Marco Asensio

(Madrid) 03 Maayo 2017 Laacibka kooxda Real Madrid ee Marco Asensio ayaa ka hadlay guushii xalay kooxdiisu ay ka gaartay kooxda Atletico Madrid. Real Madrid ayaa 3-0 uga adkaatay kooxda macalin Simeone...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live