Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

CL: Kooxda Juventus oo hal lug dhigatay dhamaadka Champions League + Sawirro

(Monte Carlo) 03 Maajo 2017 – Kooxda Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa lug dhigatay final-ka Champions League ee kal-ciyaareedkan 2016-17, kagadaal markii ay 2-0 iyadoo dool ah ugasoo badisay kooxda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Fursad ayaan u haysanaa inaan garaacno Manchester United”– Lasse Schone

(Stockholm) 24 Maajo 2017. Weerar yahanka kooxda Ajax ee Lasse Schone ayaa ka hadlay kulanka caawa kooxdiisu ay laciyaari doonto Manchester United. Lasse Schone ayaa aaminsan in kooxdiisu ay fursad u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kaddib u soo bixitaankii Champions League-ga yey ku aadi doontaa Manchester...

(Manchester) 25 Maajo 2017. Manchester United waxa ay ku jiri doontaa qaanadda labaad (Second Pot) kaddib markii ay ugu soo baxday Champions League-ga hanashadii Europa League-ga. Kooxaha reer England...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gareth Bale oo ku soo laabtay tababbarka Real Madrid kahor fiinaalaha...

(Madrid) 27 Maajo 2017. Gareth Bale waxa uu dib ugu soo noqday tababbarka kooxda kowaad ee Real Madrid isaga oo diyaar u ah in loo xusho safka kowaad ee fiinaalaha Champions League-ga ee 3-da Juunyo....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Kulanka Real Madrid waa mid iska caadi ah”– Paulo Dybala

(Cardiff) 29 Maajo 2017 Weerar yahanka kooxda Juventus ee Paulo Dybala ayaa kulan caadi ah ka soo qaaday kulanka Final-ka Champions League. Paulo Dybala ayaa hoos u dhigay muhiimada kulanka wayn ee ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Juventus kama liidato Real Madrid”– Sami Khedira

(Cardiff) 30 Maajo 2017 Laacibka qadka dhexe ee kooxda Juventus Sami Khedira ayaa ka hadlay kulanka kama danbaysta ee koobka horyaalada yurub. Sami Khedira ayaa si bilaash ah uga soo dhaqaaqay kooxda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Andrea Barzagli oo fariin u diray asxaabtiisa kooxda ka hor Final-ka...

(Cardiff) 30 Maajo 2017 Daafaca kooxda Juventus ee Andrea Barzagli ayaa fariin u diray asxaabta kooxdiisa ka hor kulanka Real Madrid ee Final-ka Champions League. Andrea Barzagli ayaa uga digay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Real Madrid ma ahan Cristiano Ronaldo oo kaliya.”. Alex Sandro

(Torino) 30 Maajo 2017. Daafaca kooxda Juventus Alex Sandro ayaa kooxdiisa uga digay khatarta ay leeyihiin dhammaan ciyaartoyda Real Madrid isagoona si gaar ah u ammaanay Cristiano Ronaldo. Juventus...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Zidane oo ku jahwareersan kala doorashada Bale iyo Isco kulanka Final-ka...

(Cardiff) 30 Maajo 2017 Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ku jahwareersan kala doorashada Bale iyo Isco. Laacibka reer Spain ayaa qaab ciyaareed fiican soo bandhigay intii uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gareth Bale oo si cad u sheegay “100% Taam ma ihi”

(Madrid) 30 Maajo 2017 Gareth Bale ayaa hoos u dhigay taam ahaanshihiisa kulanka adag ee sabtiga kooxdiisu ay ka hortagi doonto kooxda Juventus. Laacibka reer Wales ayaa sheegay in 100% uusan si...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Offside ma ahayn goolkii aan Champions League uga qaadnay Juventus.”.

(Madrid) 31 Maajo 2017. Sagaal iyo toban sano ayaa ka soo wareegatay laakiin xusuusta Predrag Mijatovic ee goolkii guusha uu ka dhaliyay Juventus aad ayay ugu cadahay. Kubbad uu soo laaday Roberto...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ramos oo ammaan ugu qubeeyay Buffon ka hor finalka Champions League

(Madrid) 31 Maajo 2017. Kabtanka Real Madrid Sergio Ramos ayaa ammaanay dhigiisa Juventus ee Gianluigi Buffon ka hor dheeshooda finalka Champions League ee sabtida. Buffon hadafkiisa ugu wayn waa inuu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ronaldo oo u hiloobay Manchester United

(Madrid) 01 Juunyo 2017. Cristiano Ronaldo waxa uu sheegay in uu u xiisay Manchester United kaddib markii uu muujiyey jiho wareerka ku dhaca marka ay ku ooriyaan taageereyaasha Real Madrid. Goolkii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Pirlo: Buffon wuu u qalmi doonaa Ballon d’Orka hadii Juve hanato Champions...

(New York) 01 Juunyo 2017. Andrea Pirlo waxa uu aaminsanyahay in Gianluigi Buffon mudan yahay ku guuleysiga Ballon d’Or-ka hadii ay Juventus hanato Champions League-ga. Buffon waxa uu rajeynayaa ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

IS BABACDHIG: Yaa wanaagsan Real Madrid iyo Juventus?

(Madrid) 01 Juunyo 2017. Taageereyaal kooban uun ayaa dood ka keeni kara in Real Madrid iyo Juventus ahaayeen labadii kooxood ee ugu wanaagsanaa Champions League-ga ololahan, hadaba yaa saadaasha ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

”Juventus ma aha koox inkaaran”– Alessandro Del Piero

(Torino) 01 Juunyo 2017 – Arbihii hore ee Juventus ee Alessandro Del Piero ayaa ku adkaysanaya in aysan inkaarnayn kooxda Juventus marka ay timaaddo dhamaadka Champions League – “laacibiinta waxaa oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Koobka Champions League oo soo cago dhigtay Cardiff

(Cardiff) 01 Juunyo 2017. Koobka loogu jecel yahay, loogu raadinta badan yahay ee dhegawayne ayaa yimi magaalada Cardiff ka hor final ka Champions League ee sabtida dhex mari doona kooxaha Real Madrid...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ronaldo oo baraha bulshada ku garaacay isku darka dhammaan safka kowaad ee...

(Madrid) 01 Juunyo 2017. Walow lagu go’aamin doono siiriga ugu dambeeya qolada ku guuleysaneysa fiinaalaha Champions League-ga laakiin Cristiano Ronaldo kooxda dhan ee reer Italia waxa uu ku garaacay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xiddigaha Real Madrid oo loo ballan qaaday abaalgud lacageed hadii ay libinta...

(Madrid) 01 Juunyo 2017. Kulanka ka dhici doona Cardiff waxa ay Real Madrid isku dayyi doontaa ku guuleysiga koobkii 12-aad ee Europe, waxaase intaa u dheer abaalmarinno shaqsiyadeed. Ma dhicin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bale oo balan qaadkan u sameeyay xiddigaha Real Madrid haddii ay sabtida CL...

(Madrid) 01 Juunyo 2017. Magaalada uu ku dhashay kuna soo bar-baaray Gareth Bale ee Cardiff ayaa sabtida marti galin doonta kulanka xiisaha badan ee final ka Champions League ee kooxaha Real Madrid...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live