Cristiano Ronaldo oo murqihiisa soo bandhigay ka hor final ka Champions League
(Madrid) 01 Juunyo 2017. Real Madrid ayaa sabtida noqon kareysa kooxdii ugu horreysay ebid ee ku guuleysata Champions League labo jeer oo is xigta haddii ay garaacdo Juventus, Cristiano Ronaldo ayaana...
View ArticleSHAX isku dhaf ah oo laga sameeyay Real Madrid vs Juventus ka hor final ka...
(Europe) 01 Juunyo 2017. Warsidaha Goal ayaa qallinka u qaatay oo shax isku dhaf ah ka sameeyay kulanka la wada sugayo ee kooxaha Real Madrid iyo Juventus ee finalka Champions League. Camaaliqada...
View ArticleDAAWO: Xiddigaha Real Madrid iyo Juventus oo ka wada dagay Cardiff ka hor...
(Cardiff) 02 Juunyo 2017. Kooxaha Real Madrid iyo Juventus ee habeen dambe ku balansan ciyaarta kama dambeysta ah ee Champions League ayaa ka wada dagay magaalada Cardiff ee magaalada Wales oo marti...
View ArticleGareth Bale dhulkiisa hooyo ma ku qaadi doona CL? hadaba ogoow ciyaartoydii...
(Cardiff) 02 Juunyo 2017 Dalka Wales ee uu ka soo jeedo Gareth Bale ayaa marti galin doona habeen dambe Final-ka koobka horyaalada yurub. Laacibka ayaana doonaya inuu ku biiro dhawr laacib oo ay u...
View Article”Taariikhda Real Madrid waxba ka beddeli mayso miisaanka ciyaarta”– Gianluigi...
(Cardiff) 02 Juunyo 2017 – Qabtaha qawaarka ah ee Juventus ee Gianluigi Buffon ayaa aqbalsan inay Real Madrid kaga waayo aragsan tahay Champions League Finals balse wuxuu ku adkaysanayaa “in aysan...
View ArticleKooxda Juventus oo gaartey magaalada Cardiff + Sawirro
(Cardiff) 02 Juunyo 2017 – Waxaa habeen dambe final-ka Champions League oo ah koobka heerka kooxeed ee dunida ugu xiisaha badan ku kulmaya kooxaha Juventus vs Real Madrid. Haddaba waxaa magaalada...
View ArticleSawirro dheeraad ah oo khuseeya imaanshaha kooxda Real Madrid ee magaalada...
(Cardiff) 02 Juunyo 2017 – Waxaa habeen dambe final-ka Champions League oo ah koobka heerka kooxeed ee dunida ugu xiisaha badan ku kulmaya kooxaha Juventus vs Real Madrid. Haddaba waxaa magaalada...
View ArticleMUUQAAL & SAWIRRO: Amaanka garoonka lagu ciyaarayo final-ka CL oo aad loo...
(Cardiff) 02 Juunyo 2017 – Waxaa habeen dambe dhacaysa ciyaar laga daawan doono in ka badan 200 oo dal oo caalamka ah taasoo ah dhamaadka Koobka Horyaallada Yurub ee dhexmaraysa Juventus vs Real...
View ArticleCL FINAL: Tirada daawan doonta, dalalka laga daawan doono iyo tirooyin kale...
(Cardiff) 02 Juunyo 2017 – Min Afghanistan, Andorra, Azerbaijan …. ilaa Zambia, Zanzibar, Zimbabwe. Waxaa ka bilowda dalalka habeen dambe laga daawan doono dhamaadka Koobka Horyaallada Yurub....
View ArticleUEFA oo shaacisay TV-yada laga daawan doono dhamaadka CL! (Somalia halkee ka...
(Cardiff) 02 Juunyo 2017 – Xiisaha final-ka UEFA Champions League oo ah ciyaarta heerka naadi ee ugu xiisaha badan dunida kubadda cagta oo idil ayaa dhex xulaya xididdada daawatada kubadda cagta. UEFA...
View Article“Juventus ma ahan tii 2015.”. Tababare Allegri oo digniin u diray Real Madrid
(Cardiff) 02 Juunyo 2017. Massimiliano Allegri ayaa sheegay in Juventus aysan ahayn tii labo sano ka hor ay Barcelona ka qaaday Champions League, guul waxaan ahayna kama filanayo kulanka habeen dambe...
View ArticleSafafka ay Juventus iyo Real Madrid habeen dambe ku soo gali doonaan Finalka...
(Cardiff) 02 Juunyo 2017. Jariiradda Marca ayaa soo saartay safafka ay habeen dambe garoonka ku soo gali doonaan Juventus iyo Real Madrid Final ka Champions League. Safafka ayaa ah kuwa awalba la...
View ArticleTHE SUN oo shax isku dhaf ah ka sameysay kulanka caawa ee Final ka CL….(Yaa...
(Cardiff) 03 Juunyo 2017. Jariiradda afka dheer ee The Sun ayaa koox isku dhaf ah ka sameysay kulanka la wada sugayo caawa ee Juventus iyo Real Madrid final ka Champions League. Warisidaha reer...
View ArticleDHEGEYSO: JUVENTUS VS REAL MADRID….Warbixin xul ah oo ku saabsan kulanka...
(Cardiff) 03 Juunyo 2017 – Waxaa caawa ciidda Wales ku coltamaya camaaliqada Cad oo koobkeedii 12-aad ku taamaysa iyo Kabawaynta reer Talyaani ee Juventus oo 2 jeer uun taajka la saaray, balse kororsi...
View Article“Buffon ayaa ku hogaamin doona Juventus ku guulaysiga Champions League”–...
(Cardiff) 03 Juunyo 2017 Laacibkii hore ee xulka talyaaniga Gianluca Zambrotta ayaa ka hadlay kulanka Final-ka ee caawa Cardiff ku dhex mari doona Juventus iyo Real Madrid. Gianluca Zambrotta ayaa...
View ArticleOgoow sirta ka dambeysa sababta ay qaab ciyaareedka sare ugu jiraan Ronaldo...
(Europe) 03 Juunyo 2017. Cristiano Ronaldo waa 32-jir Dani Alves isna waa 34-jir sidaa ay tahayna waa kuwa ka mid ah xiddigaha ugu shidan Champions League haddii aysan iyagu ahaynba kuwa ugu fiican...
View ArticleImise ayay ku kacayaan safafka Juventus iyo Real Madrid ka hor kulankooda caawa
(Cardiff) 03 Juunyo 2017. Haddii aad ogeyd in Real Madrid ay dhanka taageerayaasha baraha bulshada ay ku garaacday Juventus ka hor kulankooda caawa ee Final ka Champions League ku darso iminkana waxay...
View ArticleMa ogtahay in Buffon uu doonayay inuu waayihiisa ciyaareed ka dheelo...
(Cardiff) 03 Juunyo 2017. Juventus ayaa caawa qasadkeedu yahay inay taariikh sameyso marka ay final ka Champions League ku wajaheyso Real Madrid, laakiin waxaa oo dhan uma suuro galin lahayn haddii...
View ArticleRamos iyo Ronaldo oo caawa samayn kara Rikoor haddii ay gool ka dhaliyaan...
(Cardiff) 03 Juunyo 2017 Cristiano Ronaldo iyo Sergio Ramos ayaa caawa qarka u saaran inay gaaraan rikoor aan wali horay uga dhicin koobka horyaalada yurub. Haddii labadaan laacib ay gool ka dhaliyaan...
View ArticleKooxaha Juventus & Real Madrid oo jebiyay rikoodh horay ugu yaalley AC Milan
(Cardiff) 03 Juunyo 2017 – Fiidkan waxaa final-ka Champions League ku ballansan kooxaha Juventus iyo Real Madrid oo ku ciyaaraya magaalada Cardiff. Haddaba, final-kan ayaa labada kooxba u noqonaya...
View Article