Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Safafka ay Juventus iyo Real Madrid habeen dambe ku soo gali doonaan Finalka Champions League haddii aysan dhibaato kale soo bixin

$
0
0

dfdsfdsfds

(Cardiff) 02 Juunyo 2017. Jariiradda Marca ayaa soo saartay safafka ay habeen dambe garoonka ku soo gali doonaan Juventus iyo Real Madrid Final ka Champions League.

Safafka ayaa ah kuwa awalba la saadaalinayay, jiriirada ayaana kalsooni badan ka muujineysa inay qaabkan habeen dambe ku soo gali doonaan.

Juventus ayaa lagu wadaa inay ku soo gasho:

ju

Buffon; Alves, Barzagli, Bonucci, Chiellini, Alex Sandro; Khedira, Pjanic, Mandzukic, Dybala and Higuain.

Real Madrid ayaa safka la imaan doonta:

rrrr

Keylor; Carvajal, Ramos, Varane, Marcelo; Casemiro, Kroos, Modric, Isco; Cristiano Ronaldo and Benzema.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles