(Europe) 01 Juunyo 2017. Warsidaha Goal ayaa qallinka u qaatay oo shax isku dhaf ah ka sameeyay kulanka la wada sugayo ee kooxaha Real Madrid iyo Juventus ee finalka Champions League.
Camaaliqada Spain iyo muruq waynta Talyaaniga ayaa sabtida fooda isku dari doona magaalada Cardiff ee dalka Wales.
Goal ayaa shaxdeeda isku dhafka ah 6 laacib ka siisay Madrid halka Juve ay ku leedahay 5-laacib.
EEG SHAXDA:
Gool FM.