Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

UEFA oo shaacisay TV-yada laga daawan doono dhamaadka CL! (Somalia halkee ka daawanaysaa)

$
0
0

(Cardiff) 02 Juunyo 2017 – Xiisaha final-ka UEFA Champions League oo ah ciyaarta heerka naadi ee ugu xiisaha badan dunida kubadda cagta oo idil ayaa dhex xulaya xididdada daawatada kubadda cagta.

UEFA ayaa soo saartay liiska hillinnada habeen dambe soo duwi doona ciyaartan xiisaha badan oo toos looga daawan doono dalalka qaaradaha Africa, Asia, Latin America, North America, the Middle East, Oceania iyo kasii fog.

Haddaba, taageerayaasha ayaa arki TV-yada degaankooda laga heli karo ee habeen dambe soo duwi doona final-ka UEFA Champions League ee hoos ka eeg:

Halkan DHAG sii oo ka eeg LIISKA oo dhamaystiran….

b

b1

Gool FM


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles