Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

“Real Madrid ma ahan Cristiano Ronaldo oo kaliya.”. Alex Sandro

$
0
0

goo

(Torino) 30 Maajo 2017. Daafaca kooxda Juventus Alex Sandro ayaa kooxdiisa uga digay khatarta ay leeyihiin dhammaan ciyaartoyda Real Madrid isagoona si gaar ah u ammaanay Cristiano Ronaldo.

Juventus iyo Real Madrid ayaa sabtida na soo aadan isku wajihi doona Finalka Champions League iyadoo ay shaki la’aan is qaban doonaan Sandro iyo Ronaldo.

“Ronaldo Waa ciyaaryahan wayn,” Alex Sandro ayaa sidaa saxaafada u sheegay.

Related image

“Laakiin Real Madrid ma ahan Cristiano Ronaldo oo kaliya, waxay heystaan ciyaartooy badan oo heer sare ah waana inaan ka walaacnaa mid kasta.

“Si fiican baan diirada u saarnay waana ognahay inuu noqon doono kulan adag, waan inaan is dajinaa howshana sii wadnaa.”.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles