Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

16-sano ka hor maanta oo kale waa maalin ay maanka ku hayso kooxda Barcelona… (Daawo)

$
0
0

cvfqqvzxgaak461

(Barcelona) 24 Okt 2016 –Maanta oo kale 24 bishii October sanadkii 2000 kooxda Leeds United ayaa barbaro kala kulantay Barcelona kulan ka tirsan Champions League.

Waxaa laga joogaa 16-sanadood ciyaartaas, waliba kooxda Barcelona ayaa goolka barbaraha la timid daqiiqadihii lagu daray dhammaadkii ciyaarta, iyadoo uu u dhaliyey Rivaldo, waana maalin ay xusuusan tahay Barca.

Leeds United ayaa goolka la horreysay waxaana ay Barcelona ka dhaliyeen laad xor ah, laakiin gool ay Barca dhalisay waqtigii dhimashada ayaa ka dhigay in kulanku ku soo dhammaado barbaro 1-1.

Laakiin nasiib darro hadda kooxda Leeds United waxa ay ku jirtaa kaalinta 10-aad ee kala horreynta horyaalka heerka labaad ee Ingiriiska (Championship).

Halkaan hoose ka daawo goolashii la iska dhaliyey kulankaas:-

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles