(Manchester) 26 Abriil 2016. Cristiano Ronaldo ayaa seegi doona kulanka caawa ee lugta hore ee wareega sideed dhammaadka Champions League ay daqiiqado yar kaddib la yeelan doonaan Man City kaddib markii uu ku dhacay tijaabadii ugu dambeysay ee la marsiiyay.
Haddaba shaxda Rasmiga ah ee Real Madrid ayaa ah sidan:
Keylor Navas, Carvajal, Pepe, Sergio Ramos, Marcelo, Casemiro, Kroos, Modric, Bale, Lucas Vazquez, Benzema.
KEYDKA: Casilla, Varane, Danilo, James Rodríguez, Kovacic, Isco, Jese
Mida Man City:
Hart, Sagna, Kompany, Otamendi, Clichy, Fernando, Fernandinho, Navas, Silva, De Bruyne, Aguero.
KEYDKA: Caballero, Zabaleta, Kolarov, Mangala, Sterling, Delph, Iheanacho.
Gool FM.