Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

“Waxaan rajaynayaa in Real Madrid ay gaarto Final-ka Milano”– Iker Casillas!

$
0
0

(Madrid) 23 Abriil 2016 Kabtankii hore ee kooxda Real Madrid Iker Casillas ayaa u rajeeyay kooxdiisii hore gaarida Final-ka Champions League xiliciyaareed kan.

Iker Casillas ayaa intaa ku daray in kooxaha Man City, Real Madrid, Atletico iyo Bayern Munich ay u qalmeen inay soo tiigsadaan Semi Final-ka koobka horyaalada yurub.

“Waxaa soo baxay kooxihii u qalmay, qofkii jecel Champions League wuxuu ku raaxaysan doonaa daawashada Semi Final qurxoon” ayuu yiri Iker Casillas.

“Waxaan rajaynayaa in Real Madrid uu la jirsado nasiibka oo ay gaaraan Milano”.

Final-ka koobka horyaalada yurub ayaa lagu qaban doonaa garoonka San Siro ee magaalada Milan ee dalka talyaaniga.

Gool FM


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles