Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Ferdinand oo baaqay kooxaha England in ay la soo wareegaan Zlatan Ibrahimovic

$
0
0

Scrapbook_1457561005686

(London) 10 Maarso 2016. Rio Ferdinand waxa uu ku dhiiri galiyey dhinacyadda Premier League in ay la soo saxiixdaan Zlatan Ibrahimovic.

34 jirka waxa uu dhowaan sheegay in uusan wali heshiis qandaraas kordhin ah la galin PSG taas oo albaabadda u furtay dhinacyo badan.

Ferdinand kooxdiisii hore United ayaa dhowr mar lala xiriiriyey waxaana la filayaa in hadii Mourinho la maga-caabo uu qabto Old Trafford.

“Kulankan waxaa lagu go’aansaday dheel wacan isaga ayaana udub dhexaad u ahaa. Isaga oo is araga dhameeyey,” ayuu yiri daaficii reer England.

“Waxa uu muujiyey maanta xitaa da’da 34 kooxaha England in ay isha ku hayaan madaama uu beeca xorta ah uu yahay. Waxa uu noqon karaa shidaha ku guuleysiga wax yaab badan.”

 

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles