Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

“Totti wuxuu soo galay qolkeena dhar badalashada si uu ii waydiisto maaliyadeyda,”

$
0
0

tottti

(Madrid) 10 Maarso 2016. Kabtanka kooxda Real Madrid Sergio Ramos ayaa daaha ka rogay in rugcadaaga reer Talyaani ee kooxda AS Roma Francesco Totti uu soo galay qolka dher badelashada Real Madrid si uu u waydiisto maaliyadiisa kulankii habeen hore ee Roma looga reebay tartanka Champions League.

“Totti wuxuu yimid qolka dher badelashada maxaa yeelay wuxuu doonayay maaliyadeyda oo saxiixan,” Ramos ayaa yiri  sidaa.

“Way i farxad galineysaa midaa maxaa yeelay sanado badan ayaan u bogsanaa isaga markasta waxaan taageero u ahaa timihiisa dhaa dheer waana ciyaaryahan heer sare ah. Wuxuu sidoo kale i siiyay maaliyadiisa, taa oo aan dhigi doono madxafkeyga.”.

Jamaahiirta Real Madrid ayaa sidoo kale si wayn u soo dhaweeyay una sacbo tumay rugcadaaga reer Talyaani mar badel lagu keenay ciyaarta.

Totti Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles