Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

DAAWO: Waxa dhex maray Petr Cech iyo Lionel Messi kaddib markii ay dhamaatay dheeshii Emirates ee uu labada ka galiyey!

$
0
0

mescheck-300x169

(London) 27 Feb 2016. Leo Messi waxa uu salaasaddii taktay soo gaba gabeeyey abaartii ka haysatay gool uu dhex taagan yahay Petr Cech isaga oo laba dama mariyey.

Messi waxa uu hore u wajahay Cech lix kulan (Markii uu Cech u ciyaarayey Chelsea) laakiin waxa uu ku guul dareystay in uu muddo 10 saac ah gool ugu shubi waayo.

Taas waxa ay dhalisay in la isla dhex maro in uu Cech uu maskaxiyan ka awood badan yahay taas oo uu laacibka Argentina ku qoslay salaasaddii.

Markii uu kulanka idlaaday hab ayey isa siiyeen!!! KULAN GOBEED!

DAAWO

 

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles