(Moscow) 02 Okt 2018 Kooxaha CSKA Moscow iyo Real Madrid ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw.
Tababare Lopetegui ayaa keydka dhigay caawa Luka Modric, waxaana ku soo bilowday Lucas Vazquez.
Shaxda CSKA Moscow vs Real Madrid:
Gool FM