Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Safafka rasmiga ah ee CSKA Moscow vs Real Madrid (Modric oo keydka la dhigay)

(Moscow) 02 Okt 2018 Kooxaha CSKA Moscow iyo Real Madrid ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw. Tababare Lopetegui ayaa keydka dhigay caawa Luka Modric, waxaana ku soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah ee Bayern Munich vs Ajax (Robben oo ku soo bilowday)

(Munich) 02 Okt 2018 Kooxaha Ajax iyo Bayern Munich ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw. Tababare Niko Kovac ayaa ku soo bilaabay caawa Arjen Robben iyo waliba daafaca...

View Article


Manchester City oo Waqti Dambe guul Muhiima ka gaartay kooxda Hoffenheim

( Champ’ League ) 02 Okt 2018. Manchester City ayaa nafle caari guul kaga gaartay kooxda reer Germany ee Hoffenheim oo ay ku martiyeen kulankooda labaad ee heerka group-yada koobka Champions league...

View Article

Man United vs Valencia: Kulanka oo daqiiqado kooban dib loo dhigay! (Ogoow...

(Manchester) 02 OKt 2018 Manchester United ayaa caawa garoonkeeda ku marti qaadaysa kooxda Valencia kulan ka tirsan wareega guruubyada ee Champions League. Sida ay xaqiijisay kooxda Manchester United,...

View Article

Seddaxley uu Dhaliyay Paulo Dybala oo Juventus ka Caawisay in Sahal ay ku...

( Champ’ League ) 02 Okt 2018. Juventus ayaa ku dhibtoon in seddaxda dhibcood ee cayaarta ka helaan kooxda Young Boys oo marti u aheyd markii ay kaga badiyeen 3-0. Kulanka Bianconeri ayaa qeybta hore...

View Article


Maxay ka dhigan tahay SADDEXLEYDA uu Dybala Caawa u dhaliyay Juventus...

(Italy) 02 Okt 2018. Juventus oo Ronaldo la’aantiis si sharaf leh uga adkaatay naadiga Young Boys kulankoodii labaad ee wareega Group yada Champions League. Laacibka reer Argentina ee Paulo Dybala ayaa...

View Article

Real Madrid oo Guuldarro kala kulantay CSKA Moscow iyo Man United oo Barbaro...

( Champ’ League ) 02 Okt 2018. Difaacayaasha koobka Champions League ee Real Madrid ayaa guuldarro xanuun badan kasoo gaartay kooxda reer Russia ee CSKA Moscow. Gool qura ayaa looga badiyay kooxda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daniel Sturridge oo ku kalsoon go’aanka tababare Klopp ka hor kulanka Napoli

(Liverpool) 03 Okt 2018 Weerar yahanka kooxda Liverpool ee Daniel Sturridge ayaa soo muujiyay inuu ku kalsoon yahay go’aanka tababarihiisa Jurgen Klopp. Daniel Sturridge ayaa guul daro ka badbaadiyay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Valverde oo caawa keydka dhigaya mid kamid ah weerar yahanadiisa kulanka...

(London) 03 Okt 2018 Tababare Valverde ayaa doonaya in caawa uu kulan isku dheeli tiran kala hortago kooxda reer ingiriis ee Tottenham. Cadaadis xoogan ayaa saaran caawa tababaraha Barcelona kaas oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

James Rodriguez oo u muuqda mid aan ku faraxsanayn kooxdiisa Bayern Munich

(Munich) 03 Okt 2018 Kabtanka xulka Colombia ee James Rodriguez ayaa soo muujiyay inuusan ku faraxsanayn kooxdiisa Bayern Munich. James Rodriguez ayaa ku qaadanaya Bayern Munich xiliciyaareedkii ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah ee PSG vs Red Star Belgrade (Cavani oo ku soo bilowday)

(Paris) 03 Okt 2018 PSG ayaa caawa marti qaadaysa kooxda reer Serbia ee Red Star Belgrade si ay uga soo kabato guul daradii ka soo gaartay Liverpool. Tababare Thomas Tuchel ayaa ku soo bilaabay caawa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Pogba oo laga mamnuucay la hadalka saxaafada! (Jawaabtaan oo uu bixiyay kadib...

(Manchester) 03 Okt 2018 Paul Pogba ayaa si cad u sheegay in laga mamnuucay la hadalka saxaafada kadib kulankii Valencia. Manchester United ayaa xalay barbaro goolal la’aan a la gashay Valencia oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah ee Tottenham vs Barcelona (Dembele oo keydka la dhigay)

(London) 03 Okt 2018 Kooxaha Tottenham iyo Barcelona ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw. Tababare Valverde ayaa caawa keydka dhigay weerar yahanka reer France ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Safafka rasmiga ah ee Napoli vs Liverpool (kabtan Henderson oo keydka la dhigay)

(Naples) 03 Okt 2018 Kooxaha Napoli iyo Liverpool ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw. Shaxda Napoli vs Liverpool: Gool FM

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah ee PSV Eindhoven vs Inter

(Eindhoven) 03 Okt 2018 Kooxaha PSV Eindhoven iyo Inter ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw. Shaxda PSV Eindhoven vs Inter: Gool FM

View Article


Jürgen Klopp oo ka warbixiyay isbadalka uu ku sameeyay khadkiisa dhexe...

(Liverpool) 03 Okt 2018. Kooxda Liverpool ayaa wajaheysa kulan aad u adag oo ay caawa ku booqan Napoli San Paolo Stadium, kaasoo ka tirsan kulamada wareega 2-aad ee group-yada tartanka Champions...

View Article

Barcelona oo Guul Muhiima ka gaartay Tottenham Napoli oo Guuldarro waqti...

( Champ’ League ) 03 Okt 2018. Barcelona ayaa Wembley ku xasuuqday kooxda Tottenham markii ay kaga badiyeen 4-2. Qeybta hore kulanka ayaa lagu kala maray 2-0 oo ay ku hogaamineysay naadiga bArca...

View Article


Muxuu ka yiri Jürgen Klopp kadib guuldaradii ay kala kulmeen kooxda Napoli...

(Champ’ League) 04 Okt 2018. Macalinka reer Germany ee Jürgen Klopp ayaa xaqiijiyay in kooxdiisa Liverpool ay u qalantay guuldaradii 1-0 ahayd ay kala kulmeen kooxda Napoli tartanka Champions League....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waan ixtiraamayaa Modrić…. Laakiin Messi wuu ka duwan yahay”_ xidig ka...

(Barcelona) 04 Okt 2018. Laacibka khadka dhexe kooxda reer Catalonia ee Brcelona Ivan Rakitić ayaa wuxuu xaqiijiyay in Lionel Messi uu ka duwan yahay dhamaan ciyaartoyda kale ee kubada cagta kadib...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Garoonkii ay Xalay ku ciyaareen Tottenham iyo Barcelona oo ahaa mid...

( London ) 04 Okt 2018. Garoonka Wembley oo ay Tottenham kula cayaareysay Barcelona kulankooda labaad ee heerka group-ka ayaa ahaa mid ay liitado bilicdiisa sababtoo ah waxaa bishii lasoo dhaafay lagu...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live