“Horyaalka La Liga wuxuu ka adag yahay xitaa tartanka Champions League”…...
(Spian) 23 Sab 2018. Julen Lopetegui ayaa sheegay in kulamada horyaalka La Liga ee dalka Spain ay ka adag yihiin xitaa kuwa laga ciyaaro Champions League. Real Madrid ayaa guul muhiim oo dirqi ah kaga...
View ArticleDEG DEG: UEFA oo ku dhawaaqday in muuqaalka VAR loo adeegsan doono Champions...
(Nyon) 27 Sab 2018 Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa si rasmi ah u shaaciyay in laga bilaabo xiliciyaareedka dambe loo adeegsan doono Champions League muuqaalka VAR. Kulan maanta ay ku yeesheen...
View ArticleRonaldo oo maanta sugaya go’aanka UEFA kadib casaankii uu qaatay kulankii...
(Turin) 27 Sab 2018 Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa maanta la filayaa inay go’aan ka soo saaraan casaankii Ronaldo ee kulankii Valencia. Laacibka ayaa qaatay casaan toos ah kadib markii uu...
View ArticleDEG DEG: UEFA oo war ka soo saartay casaankii Cristiano Ronaldo (Ma...
(Turin) 27 Sab 2018 Xiriirka kubada cagta yurub ee UEFA ayaa war rasmi ah ka soo saaray casaankii uu qaatay Cristiano Ronaldo kulankii Valencia. UEFA ayaa sheegtay in Ronaldo uu seegayo kaliya hal...
View ArticleTottenham oo dhaawac ku waynaysa xiddigo muhiim ah ka hor kulamada...
(London) 28 Sab 2018 Wal wal cusub ayaa soo wajahay tababaraha kooxda Tottenham ka hor kulamada ay kooxdiisu ciyaarayso isbuucaan. Tottenham ayaa bari oo sabti ah u martin doonta kooxda Huddersfield...
View ArticleBarcelona oo shaacisay xiddig muhiim ah oo ka maqnaanaya kulanka Tottenham
(Barcelona) 29 Sab 2018 Barcelona ayaa goor dhaw shaacisay inay waynayso laacib muhiim ah kulanka ay u martin doonto Tottenham arbacada. Barcelona oo 3-kulan oo xiriir ah aan guul gaarin ayaa arbacada...
View ArticleLopetegui oo ku dhawaaqay liiska xidigaha Real Madrid kulanka CSKA Moscow ee...
(Real Madrid) 30 Sab 2018.Tababare Julen Lopetegui ayaa ku dhawaaqay liiska xidigaha Real Madrid uu ula safri doono kulanka CSKA Moscow Group G ee tartanka Champions League, kaasoo labada kooxood wada...
View Article“Tababraheena wuxuu noo sheegay in Messi aan marna la celin karin sidaa...
(London) 01 Okt 2018. Tottenham ayaa Arbcada Wembley kula balansan Barcelona kulankii labaad ee Champions League xilli ciyaareedka cusub iyadoo ay xusid mudan tahay in kulankii furitaanka ay guul darro...
View ArticleMata oo ka hadlay dareenkiisa kaga aadan kulanka ay kula ciyaari doonaan...
(Manchester) 01 Okt 2018. Khadka dhexe kooxda Manchester United ee Juan Mata ayaa wuxuu carabka ku adkeeyay muhiimada uu u leeyahay kulanka ay habeen dambe ku booqan doonaan kooxda Valencia tartanka...
View ArticleKahor kulanka ay Barcelona kula ciyaari doonaan Champions League Pochettino...
(Champions League) 01 Okt 2018. Jamaahiirta kubada cagta ayaa sugaya daawashada kulanka la wada sugayo ay wada ku wada ciyaari doonaan kooxaha Tottenham Hotspur iyo Barcelona tartanka Champions League....
View ArticleGuardiola oo maanta helay warkii ugu weynaa uguna fiicnaa kahor kulanka...
(Manchester) 01 Okt 2018. Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa helay war aad u wanaagsan maanta oo Isniin ah kadib markii uu ku soo laabtay tababarka Sky Blues kubad sameeyaha reer...
View ArticleSuarez oo indhaha ku haaya kulanka Tottenham inuu ka gudbo Rikoor xun oo daba...
(Barcelona) 01 Okt 2018 Weerar yahanka kooxda Barcelona ee Luis Suarez ayaa indhaha ku haaya kulanka Tottenham inuu soo afjaro rikoor liita oo daba taagan 3-dii sano ee u danbaysay. Luis Suarez wax...
View ArticlePochettino oo iska fogeeyay shaqada tababarenimo ee kooxda Barcelona
(London) 01 Okt 2018 Tababaraha kooxda Tottenham ee Mauricio Pochettino ayaa iska fogeeyay shaqada kooxda Barcelona oo ku jirta waqti adag. Mauricio Pochettino iyo kooxdiisa Tottenham ayaa arbacada...
View ArticleBarcelona oo soo saartay liiska xiddigaheeda ka qayb galaya kulanka Tottenham
(Barcelona) 01 Okt 2018 Barcelona ayaa goor dhaw ku dhawaaqday liiska xiddigaheeda diyaarka u ah inay u safraan magaalada London. Tababare Valverde ayaa liiskiisa ka saaray saxiixiisa cusub ee Malcom...
View ArticleJose Mourinho oo la waydiiyay su’aalihii ugu adkaa ka hor kulanka Valencia!...
(Manchester) 01 Okt 2018 Tababaraha kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa qabtay shirka jaraa’id ee ka hor kulanka Valencia. Manchester United oo guul daro ay ka soo gaartay West Ham United...
View ArticleTababare Julen Lopetegui oo shaaca ka qaaday sababta uu Ramos ku seegi doono...
(Real Madrid) 01 Okt 2018.Tababaraha kooxda Real Madrid ee Julen Lopetegui ayaa shaaca ka qaaday sababta uu kabtan Sergio Ramos ku seegi doono kulanka CSKA Moscow ee tartanka Champions League. Kooxda...
View ArticleAllegri oo soo saaray liiska xidigaha Juventus ee kaga qeyb galaya kulanka...
(Juventus) 01 Okt 2018.Tababare Massimiliano Allegri ayaa ku dhawaaqay liiska xidigaha kooxda Juventus ee kaga qeyb galaya kulanka Young Boys wareega labaadka Group H ee tartanka Champions League....
View ArticleSAWIRRO: Liverpool oo Talyaaniga u duuleysa si ay Napoli ula ciyaarto
(England) 02 Sab 2018. Liverpool ayaa ka duuleysa garoonka John Lennon si ay u gaarto Talyaaniga oo ay kula ciyaareyso kooxda Napoli tartanka Champions League. Kooxda Jurgen Klopp ayaa guul ku furtay...
View ArticleJurgen Klopp oo ku dhawaaqay liiska xidigaha uu kala hortagayo Napoli
(Liverpool) 02 Okt 2018.Macalinka reer Germany ee Jurgen Klopp ayaa ku dhawaaqay liiska xidigaha ula safraya kulanka Napoli ee Champions League, kulankan ayaana ka tirsan kulamada Group C. Liverpool...
View ArticleShaxda rasmiga ah ee Manchester United vs Valencia (Sanchez oo fursad la siiyay)
(Manchester) 02 Okt 2018 Tababare Jose Mourinho ayaa soo saaray shaxda kulanka caawa ay kooxdiisu la ciyaarayso kooxda Valencia. Mourinho ayaa fursad siiyay caawa weerar yahanka reer Chile ee Alexis...
View Article