Shaxda rasmiga ah kulanka Champions League ee kooxaha Valencia vs Juventus
(Champions League) 19 Sab 2018. Kooxaha Valencia iyo Juventus ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulankooda ugu horeeya ay xili ciyaareedkan kaga daah furan doonaa heerka group-yada ee tartanka...
View ArticleMa ragtay siduu Xalay Mane u BAHDILAY xiddiga ugu qaalisan uguna Mushaarka...
(England) 19 Sab 2018. Sadio Mane ayaa xalay si xun Goysmo ugu bahdilay laacibka ugu qaalisan uguna mushaarka sarreeya kubbada cagta adduunka ee Neymar. Neymar ayaa saameyn aad u yar ku lahaa ciyaartii...
View ArticleSaxaafada Faransiiska oo weerar ku qaaday Neymar kadib guul daradii Liverpool
(Paris) 19 Sab 2018 Saxaafada dalka Faransiiska ayaa weerar ku qaaday xiddiga ugu qaalisan adduunka ee Neymar kadib guul daradii xalay. Neymar ayaa ka dhex muuqan waayay kulankii xalay kooxdiisa looga...
View ArticleTaageerayaasha Liverpool oo aad uga WALAACAY Maaliiyadii uu Garoonka...
(England) 19 Sab 2018. Maxamed Saalax ayaa xalay walaac ku abuuray Taageerayaasha Liverpool mar uu maaliyada garoonka isaga dhex badelay ciyaarta oo socota mar uu soo qaadayay kubbad gees laad ah....
View ArticleCristiano Ronaldo oo Ooyin Jabsaday kadib markii la siiyay Casaan +SAWIRRO
(Valencia) 19 Sab 2018 Cristiano Ronaldo ayaa qaatay casaan la yaab leh kulanka haatan Juventus ay la ciyaarayso kooxda Valencia. Xiddiga ayeey is qabteen daafac ka tirsan Valencia oo dhulka isku...
View ArticleGarsoorihii Casaanka siiyay Ronaldo oo daaha ka qaaday sabab la yaab leh oo...
(Valenia) 19 Sab 2018 Garsooraha reer Germany ee Felix Brych ayaa ka war bixiyay sababtii uu casaanka u siiyay caawa Cristiano Ronaldo. Xiddiga reer Portugal ayeey is qabteen daafaca Valencia ee Jeison...
View ArticleMan United oo Guul Gaartay, Difaacayaasha Real oo Xasuuqay Roma, Ronaldo oo...
( Champ’ League ) 19 Sab 2018. Manchester united ayaa guul raaxo ah ka gaartay kooxda Switzerland ee Young Boys oo ay kaga adkaadeen 3-0. Goolasha ay guusha ku gaartay Red Divels waxaa u kala dhaliyay...
View Article“ILAAHEY marna ma Jiifto/Hurdo.”. Ronaldo Walaashiis oo afka Furatay kaddib...
(Europe) 20 Sab 2018. Gabadha la dhalatay Cristiano Ronaldo ee Katia Aveiro ayaa si xun baraha bulshada ugu soo weerartay go,aankii kaarka cas xalay loogu taagay walaalkeed. Ronaldo ayaa nasiib u...
View ArticlePogba oo ka hadlay guushii ay xalay kaga gaareen kooxda Young Boys tartanka...
(Champions League) 20 Sab 2018. Paul Pogba ayaa ka hadlay kadib guushii ay xalay kaga gaareen 3-0 kooxda Young Boys kulankoodii koowaad ee tartanka Champions League. Laacibka reer France ayaa laba gool...
View ArticleEmre Can oo si wayn u difaacay Cristiano Ronaldo kadib casaankii uu qaatay xalay
(Turin) 20 Sab 2018 Emre Can ayaa xalay ku guul daraystay inuu daqiiqado badan ka garab ciyaaro Cristiano Ronaldo kulankii Valencia. Laacibkii hore ee Liverpool ayaa badal ku soo galay ciyaarta...
View Article“Waan u qalanay guul daradii naga soo gaartay Real Madrid”– Kostas Manolas
(Roma) 20 Sab 2018 Daafaca kooxda Roma ee Kostas Manolas ayaa ka hadlay guul daradii xalay ka soo gaartay kooxda Real Madrid. Roma ayaa Bernabeu ugu martisay xalay dhigeeda Real Madrid kulan ka...
View ArticleNedvěd oo weerar dhanka afka ah ku qaaday garsoore Felix Brych kadib kulankii...
(Champions League) 20 Sab 2018. Waxaa iska cad in jamaahiirta kooxda Juventus ee sida weyn kaga soo hor jeeda kaarkii roosaha uu qaatay Cristiano Ronaldo kulankii xalay ay kula ciyaareen kooxda...
View ArticleMariano Diaz oo xalay taageerayaasha Real Madrid hilmaansiiyay Ronaldo,...
(Madrid) 20 Sab 2018 Weerar yahanka Real Madrid ee Mariano Diaz ayaa xalay u muuqday mid dadka hilmaasiiyay in Ronaldo uu ka tagay Real. Xiddigaan ayaa dhaliyay gool cajiib ahaa oo aad ugu eg goolashii...
View ArticleWakiilka Yaya Toure ee Dimitri Seluk oo ku jees jeesay Guardiola, kadib...
(Champions League) 20 Sab 2018. Wakiilka Yaya Toure ee Dimitri Seluk ayaa ku maadeestay guuldaradii Manchester City uu hogaaminayo Pep Guardiola kaga soo gaartay kulankii ay kaga daah furteen xalay...
View Article“Ronaldo ayaan siin lahaa Abaal marinta Ballon d’Or.”.-Laacib ka tirsan Real...
(Madrid) 20 Sab 2018. Casemiro ayaa si weyn u niyad jabiyay Luka Modrić, kadib markii uu sheegay in abaal marinta xidiga ugu wanaagsan aduunka ee Ballon d’or uu siin lahaa saaxiibkiis hore. Kubbad...
View ArticleMark Clattenburg oo ka warbixiyay fikirkiisa kaga aadan kaarkii roosaha uu...
(Europe) 20 Sab 2018. Mark Clattenburg oo xili hore ka fariistay shaqada garsoorka ayaa ka hadlay kaarkii roosaha uu qaatay Cristiano Ronaldo kulankii Valencia iyo Juventus ee Champions League....
View ArticleAllegri oo codsaday in muuqaal caawiyaha garsoorka VAR loo adeegsado tartanka...
(Juventus) 20 Sab 2018. Kadib kaarka roosaha uu qaatay laacibka reer Portugal ee Cristiano Ronaldo Massimiliano Allegri ayaa codsaday In muuqaal caawiyaha garsoorka VAR laga Isticmaalo tartanka...
View ArticleWar CUSUB oo laga helayo Kaarkii Casaa ee loo taagay Ronaldo…(Maxaa soo...
(Europe) 21 Sab 2018. Cristiano Ronaldo ayaa la warinayaa inuu wajihi doono kooxdiisii hore ee Manchester United kaddib markii uu ka bad baaday ganaax dheeri ah sida ay sheegayaan warar dhawaan gal ah....
View ArticleCristiano Ronaldo oo ku dhaqaaqay wax aan la rumaysan karin kadib casaankii...
(Turin) 21 Sab 2018 Cristiano Ronaldo ayaa ku dhaqaaqay fal lama filaan ah kadib casaankii loo taagay kulankii Champions League ee Valencia. Corriere dello Sport ayaa daaha ka qaaday in Ronaldo uu...
View ArticleRonaldo oo dareemay in UEFA ay si gaar ah u beegsanayso isaga kadib ka...
(Turin) 22 Sab 2018 Cristiano Ronaldo ayaa dareensan in xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ay si gaar ah u beegsanayaan isaga kadib markii uu ka tagay Real Madrid. Marca ayaa daaha ka qaaday in...
View Article