(England) 19 Sab 2018. Sadio Mane ayaa xalay si xun Goysmo ugu bahdilay laacibka ugu qaalisan uguna mushaarka sarreeya kubbada cagta adduunka ee Neymar.
Neymar ayaa saameyn aad u yar ku lahaa ciyaartii xalay ay PSG guul darrada 3-2 kala kulantay kooxda Liverpool.
Waxaase taa kuu dheer in laacibka reer Brazil lagu dhigay Goysmo waali ah mar uu isku dayay inuu raacdo Mane.
DAAWO TAN LAGU DHIGAY NEYMAR:
Gool FM.