Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Cristiano Ronaldo oo Ooyin Jabsaday kadib markii la siiyay Casaan +SAWIRRO

$
0
0

(Valencia) 19 Sab 2018 Cristiano Ronaldo ayaa qaatay casaan la yaab leh kulanka haatan Juventus ay la ciyaarayso kooxda Valencia.

Xiddiga ayeey is qabteen daafac ka tirsan Valencia oo dhulka isku tuuray, balse garsooraha ayaa u taagay casaan toos ah.

Laacibka reer Portugal ayaa Ooyin jabsaday markii uu arkay Casaanka uu u taagay garsooraha maadaama uusan filayn.

Waa markii ugu horaysay taariikhda ee Cristiano Ronaldo uu Casaan toos ah ka qaato koobka horyaalada yurub.

Casaan kaan ayaa ka dhigaya Ronaldo inuu si rasmi ah u seegi doono kulanka Manchester United.

Gool FM


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles