Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barcelona oo war wanaagsan ka helaysa Denis Suarez ka hor kulanka PSV Eindhoven

(Barcelona) 17 Sab 2018 Barcelona ayaa habeen dambe marti qaadaysa kooxda reer Holland ee PSV Eindhoven kulan ka tirsan wareega guruubyada ee Champions League. Kooxda ayaa xaqiijisay in Denis Suarez uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taageerayaasha Real Madrid oo u istaagaya Kostas Manolas kulanka Champions...

(Madrid) 17 Sab 2018 Taageerayaasha kooxda Real Madrid ayaa qorshaynaya inay si gaar ah u maamuusaan daafaca Roma ee Kostas Manolas. Sirta ka danbaysa in taageerayaasha kooxda Roma ay sidaas wayn u...

View Article


“Waxaan isku dayi doonaa inaan kahor istaagno Messi inuu u ciyaaro sida uu...

 (Champions League) 17 Sab 2018. Ciyaaryahanka reer Mexico iyo kooxda PSV Hirving Lozano in xirashada maaliyada kooxda Barcelona ay guul muhiim ah u ahaan lahayd xirfadiisa kubada cagta. Dhinaca kale...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xiddigo dhawr ah oo ka maqan Liverpool kulanka habeen dambe ee PSG

(Liverpool) 17 Sab 2018 Xiddigo dhawr ah ayaa ka maqan Liverpool kulanka habeen dambe ay marti qaadi doonto kooxda PSG. Tababare Jurgen Klopp ayaa daaha ka qaaday inuusan hubin in Roberto Firmino uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciyaartoy muhiim ah oo ka maqan Tottenham kulanka habeen dambe ee Inter Milan

(London) 17 Sab 2018 Tababare Mauricio Pochettino ayaa helaya war aan wanaagsanayn ka hor kulanka ay u safarayaan Inter Milan. Tottenham ayaa u martin doonta habeen dambe kooxda Inter Milan kulan ka...

View Article


“Marwalba oo aan la ciyaarno Real Madrid waxaan u gaysanaa dhibaato”– Totti

(Roma) 17 Sab 2018 Halyeeyga Roma ee Francesco Totti ayaa ka hadlay kulanka kooxdiisu ay la ciyaarayso Real Madrid arbacada. Francesco Totti ayaa sheegay in marwalba oo Roma ay la ciyaarto Real Madrid...

View Article

Valverde oo sheegay in xili ciyaareedkan muhiimada koowaad ay ka dhigan...

 (Barcelona) 17 Sab 2018. Tababaraha kooxda Barcelona Ernesto Valverde ayaa sheegay in uu jiro rabitaan xoogan ee ciyaartooydiisa ku aadan si ay ugu guuleystaan tartanka Champions League. Ernesto...

View Article

“Waxaan dooneynaa inaan taariikh ka sii sameyno tartanka Champions League”…...

(Madrid) 18 Sab 2018. Daafaca ahna kabtanka kooxda Real Madrid Sergio Ramos ayaa xaqiijiyay in Los Blancos ay sii wadi doonto in ay taariikh ka sameyso tartanka xiisaha badan ee  Champions League. Real...

View Article


Benzema oo aaminsan in la’aanta Ronaldo ay markii afaraad xiriir ah ku...

(Real Madrid) 18 Sab 2018. Karim Benzema ayaa sheegay in Real Madrid ay tahay musharaxa koowaad ee ku guuleysan karta tartanka Champions League markii afaraad ee xiriir ah, kadib markii ay kusoo...

View Article


Agaasimaha ciyaaraha Roma Monchi oo amaanay awooda ciyaareed ee Real Madrid...

(Roma) 18 Sab 2018. Agaasimaha ciyaarah ee kooxda Roma Monchi ayaa sheegay in Real Madrid ay tahay koox xiiso badan xitaa la’aanta Cristiano Ronaldo, kadib markii uu suuqii xagaaga ku biiray Juventus....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah ee Inter Milan vs Tottenham (Icardi oo ku soo bilowday)

(Milan) 18 Sab 2018 Kooxaha Inter Milan iyo Tottenham ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw. Tababare Pochettino ayaa ku soo bilaabay weerarkiisa Erik Lamela, Son iyo...

View Article

RONALDO vs MESSI: Loolanka labada Laacib oo dib u bilaaabanaya

(Champions League) 18 Sab 2018. Waxaa caawa oo Talaado ah la daah furi doonaa kulamada ugu horeeya heerka group-yada ee tartanka Champions League xili ciyaareedka 2018/2019. Waxaa markale sida caadiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Safafka rasmiga ah ee Liverpool vs PSG (Daniel Sturridge oo lagu badalay...

(Liverpool) 18 Sab 2018 Kooxaha PSG iyo Liverpool ayaa soo saaray shaxda kulanka adag ee goor dhaw ay isaga hor imaanayaan. Tababare Klopp ayaa keydka dhigay Firmino oo dhaawac dhanka isha ah uu soo...

View Article


Seddaxley uu dhaliyay Lionel Messi oo ka caawisay Barcelona in sahal ay ku...

( Champ’ League ) 18 Sab 2018. Kulanka garoonka Camp Nou ayaa lagu kala maray qeybta hore 1-0 iyadoo labada dhinac ay abuureen furado halis ku ahaa goolka. Barcelona waxaa goolka daah furka u dhaliyay...

View Article

“Muhiim ma ahan inaan ka cabsano Cristiano Ronaldo”… macalinka kooxda...

(Champ League) 18 Sab 2018. Marcelino ayaa hoos u dhigay inay jirto cabsi ay ka qabi karaan Cristiano Ronaldo, kahor kulanka ay ku wada ciyaari doonaan kooxaha Valencia iyo Juventus wareega koowaad ee...

View Article


Liverpool oo guul muhiim ah kaga gaartay Anfield kooxda PSG kulankooda ugu...

(Champ’ League) 18 Sab 2018. Kooxaha Liverpool ayaa guul muhiim ah kaga gaartay kooxda Paris Saint Germain kulankooda ugu horeeya Group C tartanka ee tartanka Champions League, kadib ciyaar ku soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

CEEBEEY TACAAL: Maxamed Saalax oo ka CAROODAY Goolkii guusha uu Firmino u...

(England) 18 Sab 2018. Maxamed Saalax ayaa laga saaray dhammaadka ciyaartii dhawaan ay Liverpool guusha soo daahday ka gaartay PSG isagoo aan saameyn badan ka sameyn kulanka. Wiilka reer Masar ayaa...

View Article


Massimiliano Allegri oo iska diiday in Lionel Messi uu ka fiican yahay...

(Juventus) 19 Sab 2018. Macalinka reer Talyaani ee Massimiliano Allegri ayaa iska diiday in Lionel Messi uu ka fiican yahay weeraryahanka kooxdiisa ee Cristiano Ronaldo, wuxuuna ku dooday in labada...

View Article

Ronaldo oo xiiseenaya inuu gaaro rikoor muhiim ah uu halyayga Real Madrid ee...

(Juventus) 19 Sab 2018. Cristiano Ronaldo ayaa ku soo bilaaban doona safka kooxdiisa Juventus kulankooda daah furka ee tartanka Champions League xili ciyaareedka cusub ee 2018/2019 ay caawa kula...

View Article

Shaxda rasmiga ah kulanka Champions League ee kooxaha Real Madrid vs Roma

(Champions League) 19 Sab 2018. Kooxaha Real Madrid iyo Roma ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulankooda ugu horeeya ay xili ciyaareedkan kaga daah furan doonaa heerka group-yada ee tartanka...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live