Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah ee Real Madrid vs Atletico Madrid (Shax culus oo labada...

(Tallinn) 15 Agoosto 2018 Kooxaha Real Madrid iyo Atletico Madrid ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka soo galaya goor dhaw. Tababare Julen Lopetegui ayaa ku soo galay shax aad u adag,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Goolkii Ronaldo uu ka dhaliyay Juventus oo loo doortay kii ugu fiicnaa...

(Turin) 28 Agoosto 2018 Xiriirka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa ku dhawaaqay goolkii ugu qurxoonaa xiliciyaareedkii hore ee 2017-2018. UEFA ayaa u dooratay goolkii ugu qurxoonaa xiliciyaareedkii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Manchester United oo gali karta guruubka dhimashada ee Champions League

(Manchester) 29 Agoosto 2018 Manchester United ayaa gali karta guruubka dhimashada ee koobka horyaalada yurub xili xaalku uu aad ugu xun yahay. Kooxda ayaa ku bilaabatay xiliciyaareed kaan qaab liita,...

View Article

Deg Deg: Isku Aadka Champions League heerkiisa group-yada oo la sameeyay,...

(Europe) 30 Agoosto 2018. Isku aadka Tartanka ugu xiisaha badan horyaalada Yurub ee Champions League ayaa la sameeyay goor dhoweyd ee caawa Fiidkii. kooxda Real Madrid oo difaacaneysa tartankan ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xidigaha kooxda Real Madrid oo aruursaday Abaal marinada Champions...

(Europe) 30 Agoosto 2018. Real Madrid ayaa urursatay abaal marinada Champions League ee kal ciyaareedkii tagay kaddib markii ay ku guuleysatay markii saddexaad oo xiriir ah. Laacibka Real Madrid ee...

View Article


Ancelotti oo sheegay in PSG iyo Liverpool ay yihiin kooxaha ugu cad cad ee ku...

(Napoli) 30 Agoosto 2018. Macalinka reer talyaani ee Carlo Ancelotti ayaa sheegay in kooxdiisa ay ku adaaday group adag isku aadkii Champions League-ga ee dhawaan la sameeyay. Carlo Ancelotti ayaa la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxuu Jurgen Klopp ka yiri in Liverpool Xalay lagu aadiyay PSG iyo Napoli????

(England) 31 Agoosto 2018. Isku aadka Champions League oo xalay la soo saaray ayaa kooxda Liverpool lagu riday Group C oo ay kula jiraan kooxda PSG oo soo hanatay Ligue 1, Napoli oo labaad ka soo...

View Article

Hernán Crespo oo u rajeeyay Messi inuu xili ciyaareedkan kula guuleysto...

(Barcelona) 31 Agoosto 2018. Halyayga reer Argantina iyo kooxda Inter Milan Hernán Crespo ayaa u rajeeyay in xidiga ay isku dalka kasoo wada jeedaan ee kooxda Barcelona Lionel Messi uu ku guuleysto...

View Article


RASMI: Lopetegui oo ku dhawaaqay liiska xidigaha Real Madrid kaga qeyb galaya...

(Real Madrid) 04 Sab 2018. Macalinka kooxda Real Madrid Julen Lopetegui ayaa wuxuu shaaca ka qaaday liiska rasmiga ah ee ciyaartoyda Los Blancos kaga qeyb gali doonta tartanka Champions League xili...

View Article


RASMI: Barcelona oo ku dhawaaqday liiska xidigaha kaga qeyb galaya tartanka...

(Barcelona) 04 Sab 2018. Kooxda Barcelona ayaa shaaca ka qaaday liiskeeda rasmiga ee xidigaha kaga qeyb galaya tartanka Champions League xili ciyaareedka 2018-2019. Barcelona ayaa tartanka Champions...

View Article

RASMI: Mourinho oo ku dhawaaqay liiska ciyaartoyda kaga qeyb galaya tartanka...

(Manchester) 04 Sab 2018. Macalinka kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa ku dhawaaqay liiska xidigaha uu u soo xushay in kala qeyb galaan xili ciyaareedkan 2018/2019 tartanka Champions...

View Article

“Iska suga Juventus iyo Ronaldo waxay doonayaan ku guuleysiga Champions...

(Juentus) 06 Sab 2018. Halyayga kooxda Juventus iyo xulka qaranka France ee David Trezeguet ayaa xaqiijiyay in ay tahay wax adag ku guuleysiga koobka Champions League. Laakiin David Trezeguet ayaa...

View Article

Djibril Cissé oo ka hadlay doorka weyn ee Gerrard uu ka qaatay mucjisadii...

(Champions League) 09 Sept 2018. Laacibkii hore reer France ee Djibril Cissé ayaa dib u xusuustay finalkii Champions League ay kula ciyaareen kooxda AC Milan sanadii 2005-tii magaalada Istanbul ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nasser Al-Khelaifi oo sheegay magaca koox uu Champions League uga baqayo...

(Paris) 12 Sab 2018 Milkiilaha kooxda PSG ee Nasser Al-Khelaifi ayaa sheegay magaca koox uu sanadkaan uga baqayo ku guulaysiga Champions League. Nasser Al-Khelaifi ayaa xiliciyaareed kaan baqdin wayn...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Roma oo war wanaagsan helaysa ka hor kulanka Real Madrid

(Roma) 13 Sab 2018 Kooxda Roma ee horyaalka talyaaniga ayaa helaysa war wanaagsan ka hor kulanka ay la ciyaari doonto Real Madrid. Daafaca birta ah ee Kostas Manolas ayuu dhaawac ka soo gaaray...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: PSG oo soo bandhigtay maaliyada ay ku wajaheyso Liverpool kulanka...

(Paris) 15 Sab 2018. Naadiga PSG ayaa soo bandhigtay maaliyada ay Liverpool ku wajihi doonto Talaadada wareega Group yada ee Champions League kal ciyaareedka Cusub. Maaliyada Cusub ayaa waxaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Luciano Spalletti oo digniin u diray ciyaartoydiisa ka hor kulanka Tottenham

(Milan) 15 Sab 2018 Tababaraha kooxda Inter Milan ee Luciano Spalletti ayaa digniin u diray ciyaartoydiisa ka hor kulanka Tottenham. Inter Milan ayaa marti qaadaysa Tottenham talaadada kulan ka tirsan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Thomas Tuchel oo doonaya in PSG uu ka dhigo sida Real Madrid ka hor kulanka...

(Paris) 17 Sab 2018 Tababaraha kooxda PSG ee Thomas Tuchel ayaa doonaya inuu ka dhigo kooxdiisa sida Real Madrid ka hor kulanka Liverpool. PSG ayaa habeen dambe u martin doonta Liverpool kulan ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Benzema oo rajaynaya in Real Madrid ay hanato Champions League markii 4-aad...

(Madrid) 17 Sab 2018 Weerar yahanka kooxda Real Madrid ee Kraim Benzema ayaa daaha ka qaaday inuu filayo in kooxdiisu ay markale hanato koobka horyaalada yurub. Real Madrid ayaa ku guulaysanaysay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cristiano Ronaldo oo si gaar ah ula xafiiltamaya xiddigaha Real Madrid!...

(Turin) 17 Sab 2018 Cristiano Ronaldo ayaa xafiiltan gaar ah la gali doona kooxdiisii hore ee Real Madrid xiliciyaareed kaan. Ronaldo ayaa si lama filaan ah uga soo tagay kooxdiisii hore ee Real...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live