(Barcelona) 04 Sab 2018. Kooxda Barcelona ayaa shaaca ka qaaday liiskeeda rasmiga ee xidigaha kaga qeyb galaya tartanka Champions League xili ciyaareedka 2018-2019.
Barcelona ayaa tartanka Champions League horey ugu soo guuleesatay 5 jeer, ee kala ah 1992 – 2006 – 2009 – 2011 – 2015.
Hadaba liiska xidigaha uu ku dhwaaqay Ernesto Valverde inay kala qeyb galaan tartanka Champions League xili ciyareedkan 2018-2019.ayaa kala ah:
Goolhaaye: Ter Stegen- Jasper Cillessen- Jokin Ezkieta.
Difaaca: Semedo- Gerard Pique- Samuel Umtiti- Clément Lenglet- Jordi Alba- Vermaelen- Juan Miranda- Jorge Cuenca.
Khadka Dhexe: Arthur- Arturo Vidal- Ivan Rakitić- Denis Suárez- Sergio Busquets- Rafinha- Carles Aleñá- Riqui Puig- Alex Collado- Ramón Moncho- Oriol Busquets
Weerarka: Philippe Coutinho – Messi – Suarez – Ousmane Dembélé – Munir El Haddadi – Malcolm – Abel Ruiz.
Gool FM.