(Manchester) 04 Sab 2018. Macalinka kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa ku dhawaaqay liiska xidigaha uu u soo xushay in kala qeyb galaan xili ciyaareedkan 2018/2019 tartanka Champions League.
Kooxda reer England ee Manchester United ayaa markii ugu dambeesay ay kusoo guuleysato tartanka Manchester United waxay ahayd sanad-kii 2008.
Hadaba liiska rasmiga ah uu ku dhawaaqay macalinka reer Portugal ee Jose Mourinho si ay kala qeyb galaan tartanka Champions League xili ciyaareedkan 2018/2019 ayaa kala ah.
Goolhaaye: David De Gea, Lee Grant, Sergio Romero,
Difaacyada: Victor Lindelof, Eric Bailly, Phil Jones, Chris Smalling, Marcos Rojo, Diogo Dalot, Luke Shaw, Antonio Valencia, Matteo Darmian,
Khadka Dhexe: Paul Pogba, Juan Mata, Jesse Lingard, Andreas Pereira, Marouane Fellaini, Nemanja Matic, Scott McTominay.
Weerarka: Alexis Sanchez, Romelu Lukaku, Anthony Martial.
Gool FM.