Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

UEFA oo go’aan ka soo saartay falkii uu sameeyay Sergio Ramos Final-kii...

(Madrid) 29 Maajo 2018 Xiriirka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa go’aan ka soo saaray dhacdadii uu sameeyay Sergio Ramos Final-kii Champions League. Ramos ayeey kaamirooyinku soo qabteen isaga oo xusul...

View Article


“Finalkii Champions League-ga wuxuu cadeeyay in nasiibku uu muhiim u yahay...

(Champions League) 29 Maajo 2018. Tababarihii hore xulka qaranka Argentina César Luis Menotti ayaa sheegay uu nasiibka ku saaciday in ay ku guuleysato xili ciyaareedkan tartanka Champions League. Los...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ramos oo si Xun u CANAANTAY Ronaldo kaddib Ciyaartii Finalka…(Hadaladii uu ku...

(Madrid) 29 Maajo 2018. Kabtan Sergio Ramso ayaa la warinayaa inuu qolka dhar badelashada ku canaantay Cristiano Ronaldo kaddib Finalkii Champions League. Xiddiga reer Portugal ayaa hadal heynta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guardiola oo rajaynaya in Real Madrid ay ka hor istaagaan ku guulaysiga...

(Manchester) 30 Maajo 2018 Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ka hadlay ku guulaysiga Real Madrid ee koobka horyaalada yurub markii 3-aad oo xiriir ah. Wuxuu sheegay in Real Madrid...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tottenham oo Bahdil ku Sameysay Kooxaha London Sida Arsenal iyo Chelsea

( London ) 31 Maajo 2018. Tottenham ayaa bahdishay kooxaha ay la xifaaltanto magaalada London ee Arsenal iyo  Chelsea xili ay xayeeysiino kusoo bandhigtay garoonkeeda Cusub. Shaashado la dhigtay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Zidane oo ka OOYSIIYAY Xiddigaha Real Madrid ka hor Final kii Champions...

(Europe) 31 Maajo 2018. Zinedine Zidane ayaa qorshe cajiib ah la yimid ka hor ciyaartii Final ka Champions League si uu ugu dhiiro galiyo xiddigihiisa inay koobka ku guuleystaan markii saddexaad oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bale oo ku Guuleystay Goolka Champions League… Laakiin Ma Ahan Goolkii...

( Champ’ League ) 02 Juunyo 2018. Waxaa jiray goolal xiisaha lahaa oo laga dhaliyay koobka Champions League xagaaga 2017/18, Laakiin goolkii uu Gareth Bale ka dhaliyay kulamadii heerka group kooxda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Ma aaminsani wax NASIIB la dhoho, Shaqo iyo Dadaal ayaan Goolka uga dhaliyay...

(Madrid) 04 Juunyo 2018. Waad qaldan tahay haddii aad aaminsan tahay in Karim Benzema uu Nasiib ku dhaliyay goolkii sahlanaa uu Finalka Champions League ka xareeyay Liverpool. Laacibka reer France ayaa...

View Article


Uefa oo Ganaax ku Riday Macalinka Manchester City Pep Guardiola

( Uefa ) 05 Juunyo 2018. Macalinka Manchester City Pep Guardiola ayaa laga ganaaxay labo kulan oo tartanka Champions League kadib dacwad ay kusoo oogtay xiriirka kubbada cagta qaarada yurub ee Uefa...

View Article


RASMI: UEFA oo dul dhigtay Buffon ganaax saddex kulan ah sababa la xiriira...

(UEFA)) 05 Juunyo 2018. Xiriirka kubada cagta ee qaarada yurub (UEFA) ayaa ku dhawaaqday in goolhaayaha Gianluigi Buffon uu mari doono ganaax 3 kulan ah, sababa la xiriira fal celintii uu ka sameeyay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhakhaatiir Xaqiijisay in Ramos uu Sabab u ahaa Labadii Gool ee sida Sahlan...

(Europe) 05 Juunyo 2018. Taageere Kasta oo Liverpool ah ayaa Naceyb u qaaday goolhayahooda Loris Karius iyagoona marna ilaawi doonin Goolashii sida Sahalka ah uga dhashay Finalkii Champions League ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Naadi Wayn oo sanadkan qeyb ka ahaa Champions League oo Yaan-yuur/Bisad...

(Europe) 08 Juunyo 2018. UEFA ayaa diiday inay dhanka maaada iyo Qosolka ka eegto Bisad garoonka soo geshay ciyaartii Champions League ee u dhexeysay kooxaha Bayern Munich iyo Besiktas iyadoona ganaax...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: AC.Milan oo laga ganaaxay koobabka yurub muddo dhan 2-sano!

(Milan) 27 Juunyo 2018 Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa ganaax culus ku riday kooxda AC.Milan ee dalka talyaaniga. UEFA ayaa ku eedeysay AC.Milan inay jabisay sharciga dhaqaale wanaaga kooxaha...

View Article


“Waxaa ku guuleysan karnaa Champions League kadib imaatinka Cristiano...

(Juventus) 11 Luulyo 2018. Alessandro Del Piero ayaa si weyn u taageeray imaatinka Cristiano Ronaldo ee kooxda Juventus, kadib markii uu kaga soo biiray kooxda Real Madrid. 33 jirrka reer Portugal ayaa...

View Article

“Aad baan u niyad jabsanaa finalkii UEFA Champions League”….Gareth Bale

(Inter) 14 Luulyo 2018. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Real Madrid Gareth Bale ayaa sheegay inuu dareemay niyad jab ka dib marka uusan kusoo bilaawan finalkii Champions League ay kula ciyaareen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sadio Mane oo laga badelay LAMBARKII uu u xirnaa Liverpool… (Maxaa loo...

(Liverpool) 20 Luulyo 2018. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa lambarka ka bedeshay xiddigeeda gabar weerarka uga ciyaara ee Sadio Mane, waxaana ay siisay lambar cusub. Liverpool ayaa Sadio Mane u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mohamed Salah oo kula tartamaya Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo...

( UEFA ) 10 Agoosto 2018. Dhaliyaha kooxda Liverpool Mohamed Salah ayaa kamida liiska u sharaxan weeraryahanka ugu wanaagsan xagaagii tagay koobka Champions League. Laacibka heerka caalami ee dalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xiddig ka tirsan Arsenal oo u rajeyay kooxdaan inay ku guulaysato Champions...

(London) 13 Agoosto 2018 Mid kamid ah xiddigaha kooxda Arsenal ayaa u rajeeyay Juventus inay hanato Champions League xiliciyaareed kaan. Daafaca cusub ee Arsenal ee Stephan Lichtsteiner ayaa guul u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mid kamid ah saxiixyada cusub ee Real Madrid oo la xaqiijiyay inuu seegayo...

(Madrid) 13 Agoosto 2018 Real Madrid ayaa xaqiijisay in mid kamid ah saxiixyadeeda suuqa kala iibsiga ee xaggaagan uu seegi doono kulanka arbacada. Kooxaha Real Madrid iyo Atletico Madrid ayaa arbacada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Lionel Messi oo balan qaad wayn u sameeyay taageerayaasha Barcelona...

(Barcelona) 15 Agoosto 2018 Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa balan qaad wayn u sameeyay taageerayaasha kooxdiisa. Messi ayaa u balan qaaday taageerayaasha Barcelona inuu u gacan galin...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live