Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Xiddig ka tirsan Arsenal oo u rajeyay kooxdaan inay ku guulaysato Champions League

$
0
0

(London) 13 Agoosto 2018 Mid kamid ah xiddigaha kooxda Arsenal ayaa u rajeeyay Juventus inay hanato Champions League xiliciyaareed kaan.

Daafaca cusub ee Arsenal ee Stephan Lichtsteiner ayaa guul u rajeeyay kooxdiisii hore ee Juventus xiliciyaareed kaan cusub.

Image result for lichtsteiner Arsenal

Stephan Lichtsteiner oo ka hadlay kooxdiisii hore iyo xiliciyaareedkeeda cusub ayaa yiri:

“Waxaan rajaynayaa in Juventus ay ku guulaysato Champions League, way u qalmaan inay ku guulaystaan kadib markii laga qaaday laba Final sanadihii 2015 iyo 2017”.

“Miyaan ka shalaaysanahay inaan ka tagay Juventus kadib imaanshihii Ronaldo? Waxaan doonayay tijaabo cusub, waan ku faraxsanahay tilaabada ay qaaday Juventus, laakiin haatan Arsenal ayaa wax walba ii ah”.

Gool FM


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles