Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

“Ma aaminsani wax NASIIB la dhoho, Shaqo iyo Dadaal ayaan Goolka uga dhaliyay Liverpool.”.

$
0
0

(Madrid) 04 Juunyo 2018. Waad qaldan tahay haddii aad aaminsan tahay in Karim Benzema uu Nasiib ku dhaliyay goolkii sahlanaa uu Finalka Champions League ka xareeyay Liverpool.

Laacibka reer France ayaa ka dhawaajiyay inuu Shaqo iyo dadaal ku dhaliyay goolkii uu qaladka ku lahaa goolhayaha Reds ee Loris Karius.

“Goolkeygii aan ku dhaliyay Kiev, ma ahayn Nasiib,” Benzema ayaa sidaa yiri.

Natiijada sawirka Benzema goal vs Liverpool

“Ma aaminsani wax Nasiib la dhoho, shaqo ayaan ku dhaliyay Goolka.

“Gool sahlan ayuu ahaa balse waa inaad halkaas joogtaa, booska saxda ah iyo waqtiga saxda ah si aad u dhaliso.”.

Gool FM.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles