Zinedine Zidane Hogaamiye aan inaba Caadi aheyn ?
( Madrid ) 26 Maajo 2018. Real Madrid ayaa ku guuleystay markii seddaxaad oo xariir ah tartanka Champions League iyadoo uu seddaxdaba u qaaday Zinedine Zidane tan iyo markii shaqada kooxdaas uu qabtay...
View ArticleCristiano Ronaldo oo hadal layaab leh sheegay & Jamaahiirta Real Madrid oo...
(Real Madrid) 26 Maajo 2018. Xidiga kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa shaki weyn galiyay mustaqbalkiisa Los Blancos, kadib markii uu la hadlay saxaafada marka ay Liverpool kaga guuleysteen...
View ArticleDaawo Sawirro laga yaabo inaadan Arkin Kulankii Xalay
( Kiev ) 27 Maajo 2018. Real Madrid ayaa la galbatay markii seddaxaad oo xariir ah koobka Champions League kadib markii 3-1 ku garaaceen dhigooda Liverpool finalkii ka dhacay Kiev. Kabtanka Los Blancos...
View ArticleAaba dhalay Mohamed Salah oo ka warbixiyay dhaawaca wiilkiisa, isagoo dhinaca...
(Masar) 27 Maajo 2018. Qoyska xidiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa waxay ka warbixiyeen heerka dhaawaca soo gaaray wiilkooda inta lagu gudi jiray kulankii finalka Champions League ee Real...
View ArticleISHA Ronaldo ayaa malaha xalay dhaawacday Maxamed Saalax…(DAAWO MUUQAALKAN...
(Kiev) 27 Maajo 2018. Sergio Ramos ayaa u baas baxay Maxamed Saalax oo xalay dhaawac uga saaray garoonka habeenkiisii ugu waynaa kubbaa cagta. Wiilka reer Masar ayaa ka baxay Garoonka isagoo oynaya...
View ArticleMohamed Salah oo markii ugu horeesay ka hadlay dhaawacii kasoo gaaray...
(Liverpool) 27 Maajo 2018. Xidiga xulka qaranka Masar iyo kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa wuxuu xaqiijiyay inuu kalsooni ku qabo inuu qeyb kala noqon doono xulkiisa koobka aduunka ee 2018 ee...
View Article“Dhaawaca Mohamed Salah ayaa qeyb weyn ka qaadatay in Real Madrid ay ku...
(Liverpool) 27 Maajo 2018. Georginio Wijnaldum ayaa wuxuu xaqiijiyay in bixitaanka Mohamed Salah ee kulankii Real Madrid ee finalka Champions League ay kaalin weyn ka qaadatay in ay lumiyaan koobka....
View ArticleRASMI: Shaxda sanadka ee Champions League oo la soo saaray (Real Madrid oo...
(Nyon) 27 Maajo 2018 Bogga rasmiga ah ee Champions League ayaa lagu baahiyay shaxda sanadka ee koobka horyaalada yurub xiliciyaareedkii soo dhamaaday ee 2017/2018. Real Madrid oo xalay hanatay koobka...
View ArticleRonaldo oo goob fagaaro ah ku la hadlay taageerayaasha Real Madrid (Muxuu yiri?)
(Madrid) 27 Maajo 2018 Cristiano Ronaldo ayaa goob fagaaro ah ku la hadlay taageerayaasha kooxdiisa xili ciyaartoyda ay la dabaal dagayeen taageerayaasha. Real Madrid ayaa ilaa haatan ku jirta dabaal...
View ArticleMessi oo Furka tuurtay kaddib markii ay Real Madrid xalay ku guuleysatay CL...
(Europe) 29 Maaj0 2018. Real Madrid ayaa xalay dhigtay Taariikh lama ilaawaan ah kaddib markii ay ku guuleysatay Champions League markii saddexaad oo xiriir ah. Los Blancos ayaa si dhib yar ku martay...
View ArticleOliver Kahn Oo Difaacay Karius kadib qaladaadkii uu sameeyay kulankii Real...
(Germany) 27 Maajo 2018. Oliver Kahn ayayaa ka hadlay eedeemaha uu helayo Loris Karius kadib qaladaadkii uu ka sameeyay kulankii Real Madrid ee finalka Champions League. Real Madrid ayaa ku garaacday...
View ArticleSAWIRRO: Real Madrid oo si wayn ugu dabaal degtay Madrid..(Ronaldo oo durba...
(Madrid) 27 Maajo 2018. Real Madrid ayaa xalay ku guuleystay Champions League markii saddexaad oo xiriir ah kaddib markii ay si dhib yar ku martay Liverpool oo ay kaga adkaatay 3-1. Waa markii 13-aad...
View ArticleGoolhayaha Liverpool oo Dil loogu Hanjabay Kadib Qaladaadkii Finalka...
( Merseyside ) 28 Maajo 2018. Boliiska Gobolka Merseyside ayaa sheegay inay ka war heleen hanjabaadyo dil oo loosoo diray goolhayaha Liverpool Loris Karius kadib qaladaadkii uu sameyay finalka...
View ArticleDAAWO: Klopp oo ka yaabiyay taageerayaasha Liverpool kadib guul daradii...
(Liverpool) 28 Maajo 2018 Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa si daran khamri u cabay kadib guul daradii xanuunka badnayd ee ka soo gaartay Real Madrid. Wuxuu ahaa Final-kiisii 6-aad ee uu...
View ArticleReal Madrid waa Horyaalka Kubbada Cagta iyo Kubbada Kolayga Qaarada Yurub.
( Madrid ) 28 Maajo 2018. Wax aan marnaba hore loo arag xaqiiqada dhabta ah ee ka dhacday garoonka Santiago Bernabeu habeenimadii axada. Horyaalka kubbada cagta yurub iyo horyaalka Euroleague ee...
View ArticleJamaahiirta Liverpool oo codsaday In la ciqaabo Sergio Ramos, kadib dhaawacii...
(Liverpool) 28 Maajo 2018. Wargeyska “AS” ee dalka Spain kasoo baxa ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in jamaahiirta kooxda Liverpool ay dalbanayaan in la ganaaxo kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos,...
View ArticleHenderson Oo u balan qaaday jamaahiirta Liverpool in ay markale gaari doonaan...
(Liverpool) 28 Maajo 2018. Jordan Henderson ayaa sheegay in Liverpool ay markale ku guuleysan doonto koobab, maadaama ay kooxda sameesay xiliyadii lasoo dhaafay hormar xoogan. Liverpool ayaa iska...
View ArticleSAWIR: Bal fiiri waxa uu sameeyay canug u dhashay dalka Japan kadib marka uu...
(Liverpool) 28 Maajo 2018. Dhowrkii saacadood ee la soo dhaafay ayaa waxaa baraha bulshada si layaab leh u qabsaday sawirka canug yar ee u dhshay dalka Japan, waxaana la arkayay isagoo ilmada ka...
View ArticleMaxay tahay Sababta uusan Gareth Bale u Sameyn is Kululeen Finalka Champions...
( Kiev ) 29 Maajo 2018. Gareth Bale ayaa cayaar sareysa muujiyay habeenimadii sabtida wuxuuna Real Madrid ka caawiyay inay guul ka garaan Liverpool finalka Champions League. 28 jirakaan ayaa kusoo...
View ArticleBarcelona oo kaalinta 1-aad kala baxday Real Madrid iyadoo ay jirto inay ku...
(Europe) 29 Maajo 2018. Barcelona ayaa Real Madrid ku garaacday Kaalinta Koowaad ee kooxda ugu wayn Qaarada Yurub. Sida uu sheegayo Euro Club Index, Barca ayaa ka sara martay kooxda ay coltamaan ee...
View Article