RASMI: UEFA oo ku dhawaaqday garoon lagu marti galinayo finalka Champions...
(UEFA) 24 Maajo 2018. Xiriirka Kubadda Cagta Yurub (UEFA) ayaa Khamiistii maanta ku dhawaaqay Garoomada marti gelin doona finalka Champions League ee xili ciyaareedka 201920. Sabtida waxay isku wajihi...
View ArticleJurgen Klopp oo ka warbixiyay xaalada Emre Can iyo James Milner kahor kulanka...
(Liverpool) 24 Maajo 2018. Macalinka reer Germany ee Jurgen Klopp ayaa wuxuu xaqiijiyay in labadiisa xidiga ee Emre Can iyo James Milner in ay diyaar u yihiin kulanka Real Madrid Champions League ee...
View ArticleKlopp oo ka hadlay go’aankiisa kaga aadan Cristiano Ronaldo kulanka finalka...
(Champions League) 25 Maajo 2018. Macalinka kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ka hadlay sida uu yahay qorshaha kaga aadan Cristiano Ronaldo, kulanka ay habeen dambe ku wada ciyaari doonaan finalka...
View ArticleRoy Keane Oo ka hadlay kulanka final-ka Champions League, kooxdee ayuu...
(Champions League) 25 Maajo 2018. Roy Keane ayaa sheegay in Cristiano Ronaldo, uu go’aamin doono kulanka finalka Champions League ay bari ku wada ciyaari doonaan Real Madrid iyo Liverpool caasimada...
View ArticleDaawo Sawirrada Tababarkii u Dambeyay ee Liverpool ka hor Finaalka Champions...
( Champ’ League ) 25 Maajo 2018. Jurgen Klopp iyo kooxdiisa Liverpool ayaa qaatay tababarkii u dambeyay oo ay ugu diyaar garoobayaan kulanka finalka Champions League ay waji doonaan naadiga Real...
View ArticleVirgil van Dijk oo ku dooday inuusan u baahneen wax dhiiragalin ah ee ku...
(Liverpool) 25 Maajo 2018. Difaaca kooxda Liverpool Virgil van Dijk ayaa wuxuu xaqiijiyay inuu diyaar u yahay inuu ciyaaro finalka Champions League ee bari oo sabtida ah. Virgil van Dijk ayaa kala soo...
View ArticleEmre Can oo Taageerayaasha Liverpool kala kulmay afalagaado ku aadan...
(Europe) 25 Maajo 2018. Real Madrid iyo Liverpool ayaa habeen dambe Kive ku ciyaari doona ciyaarta kama dambeysta ee Champions League. Haddaba Qoramadeena Jimcaha waxaan Usbuucan ku soo qaadan doonnaa...
View ArticleZidane oo si weyn u amaanay shaqadii adkayd ay soo kaqbteen ciyaartoydiisa...
(Real Madrid) 25 Maajo 2018. Zinedine Zidane ayaa ka hadlay shir jaraa’id kahor kulanka Liverpool habeen dambe ee sabtida ay ku wada ciyaari doonan finalka Champions League, waxaana kulankan martigelin...
View ArticleSteven Gerrard oo ka nixiyay Real Madrid (Arag waxa uu sameeyay) +SAWIRRO
(Kiev) 25 Maajo 2018 Halyeeyga kooxda Liverpool ahna tababaraha kooxda Rangers ee Steven Gerrard ayaa ka nixiyay Real Madrid ka hor kulanka habeen dambe. Steven Gerrard ayaa gaaray magaalada Kiev,...
View ArticleSergio Ramos: “Salah waa ciyaaryahan weyn laakiin ma jirto wax ka fiican...
(Real Madrid) 25 Maajo 2018. Sergio Ramos ayaa kasoo hor muuqday saxaafada, kahor kulanka habeen dambe ee finalka Champions League ay kula ciyaari doonaan kooxda Liverpool, wuxuuna ka jawaabay dhowr...
View ArticleLAMA FILAAN: TV-ga sida gaarka ah u tabinaya Final-ka Champions League oo ay...
(Kiev) 25 Maajo 2018 Kanaalka sida rasmiga ah u tabinaya kulanka Final-ka Champions League ee xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa ka yaabiyay kooxaha Liverpool iyo Real Madrid. Wuxuu si lama...
View Article“Mohamed Salah hadii uu doonayo inuu la mid noqdo Ronaldo iyo Messi waa inuu...
(Champions League) 25 Maajo 2018. Ryan Giggs ayaa sheegay in Mohamed Salah uu guul gaarsiin karo Liverpool kulanka finalka Champions League ay kula ciyaari doonaan kooxda Real Madrid ee lagu ciyaari...
View ArticleRikoodh aad u cajiib ah ee ku aadan Cristiano Ronaldo kahor kulanka Finalka...
(Real Madrid) 26 Maajo 2018. Website-ka rasmiga ah ee “Obata” ee loogaga haray tirakoobka iyo rikoodhada ayaa wuxuu shaaca ka qaaday bartiisa rasmiga ah ee Twitter-ka rikoodh aad u wanaagsan ee ku...
View ArticleDeg Deg: Mo Salah oo laga Saaray Cayaarta
( Kiev ) 26 Maaj 2018. Niyad jab weyn ayaa soo food saaray kooxda Liverpool kadib markii uu awoodi waayay inuu cayaarta sii wado xiddigooda muhiimka ah ee Mo Salah. kubbad uu caadis xoogan kala kulmay...
View ArticleDhibatooyinka Finalka oo Sii Kor Dhay iyo Carvajal oo laga Saaray Cayaarta
( Kiev ) 26 Maajo 2018. Real Madrid ayaa dhankooda iyana laga saaray daafaca midi gee Dani Carvajal kasoo dhibaato kala kulmay daafaca bixid ee Liverpool Andrew Robertson. Arintaan dhibaato weyn kuma...
View ArticleRonaldo oo niyada u dhisay Mohamed Salah kadib dhaawicii soo gaaray +SAWIRRO
(Kiev) 26 Maajo 2018 Cristiano Ronaldo ayaa soo muujiyay niyad wanaag ku aadan xiddiga uu xafiiltanku kala dhexeeyay maalmihii u danbeeyay ee Mohamed Salah. Weerar yahanka Liverpool ayaa awoodi waayay...
View Article“Waxa uu sameeyay Sergio Ramos waa dambi weyn, si ula kac ah ayuu...
(Kiev) 26 Maajo 2018. Xidigii hore xulka qaranka Masar Mohamed Aboutrika ayaa wuxuu xaqiijiyay in waxa uu ku sameeyay difaaca kooxda Real Madrid Sergio Ramos xidiga ay isku dalka kasoo wada jeedaan ee...
View ArticleDEG DEG: Mohamed Salah oo seegaya koobka adduunka!
(Kiev) 26 Maajo 2018 Taageerayaasha malaayiinta ah ee dalka Masar ayaa aad u niyad jabsan kadib markii la sheegay in Mohamed Salah uu seegayo koobka adduunka. BBC Sport ayaa daaha ka qaaday in...
View ArticleReal Madrid oo ku Guuleysatay Koobkii seddaxaad oo Xariir ah tartanka...
( Kiev ) 26 Maajo 2018. Real Madrid ayaa hanatay koobka Champions League markii seddaxaad oo xariir ah kadib markii ay guul kagareen dhigooda Liverpool cayaar ku dhamaatay 3-1. Qeybta kowaad cayaarta...
View ArticleMaxaa Laga Bartay Cayaartii Finalka ee Rael Madrid iyo Liverpool
( Kiev ) 26 Maajo 2018. Real Madrid ayaa markale taariikh u dhigtay koobka kooxaha yurub ee Champions League iyagoo ku guuleystay markii seddaxaad oo xariir ah. Los Blancos ayaa 3-1 kaga adkaatay...
View Article