Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

DEG DEG: Mohamed Salah oo seegaya koobka adduunka!

$
0
0

(Kiev) 26 Maajo 2018 Taageerayaasha malaayiinta ah ee dalka Masar ayaa aad u niyad jabsan kadib markii la sheegay in Mohamed Salah uu seegayo koobka adduunka.

BBC Sport ayaa daaha ka qaaday in baaritaan hordhac ah oo haatan lagu sameeyay Mohamed Salah in lagu ogaaday in garabku uu kala baxay.

Mohamed Salah ayaa sidaas ku seegaya koobka adduunka, inkasta oo la sugayo baaritaanka rasmiga ah oo lagu samayn doono barri iyo wixii ka danbeeya.

Xiddiga reer Masar ayaa laga saaray garoonka isaga oo oynaya, Sergio Ramos ayaana si xun u dhaawacay laacibka Liverpool.

Gool FM


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles