Steven Gerrard oo fariintaan u diray ciyaartoyda Liverpool ka hor Final-ka...
(Liverpool) 21 Maajo 2018 Halyeeyga Liverpool ee Steven Gerrard ayaa fariin u diray ciyaartoyda haatan difaacaya funaanadii uu soo difaacayay muddo sanado ah. Liverpool ayaa haatan taagan Final-ka...
View ArticleRyan Giggs doonaya in kooxdan ay ku guuleysato finalka Champions League ee...
(Champions League) 22 Maajo 2018. Macalinka xulka qaranka Weles ahna halyayga kooxda Man United Ryan Giggs ayaa wuxuu shaaca ka qaaday inuu doonayo in Real Madrid ay xili ciyaareedkan ku guuleysato...
View ArticleMarcelo oo fariintaan u diray taageerayaasha Real Madrid ka hor kulanka...
(Madrid) 22 Maajo 2018 Daafaca kooxda Real Madrid ee Marcelo ayaa fariintaan u diray taageerayaasha kooxdiisa ka hor Final-ka Champions League. Marcelo ayaa u muuqday mid aad u dhiiro galinayay...
View ArticleToni Kroos: “Si wanaagsan ayaan u garanayaa Klopp, mana jirto koox ku cad cad...
(Real Madrid) 22 Maajo 2018. Khadka dhexe kooxda Real Madrid Toni Kroos ayaa ka hadlay kulanka finalka Champions League ay Sabtida kula ciyaari doonaan caasimada Kiev ee dalka Ukrain kooxda Liverpool....
View Article“Waan ka fiicanahay Liverpool”– Cristiano Ronaldo
(Madrid) 22 Maajo 2018 Cristiano Ronaldo ayaa ka hadlay kulanka kama danbaysta ah ee kooxdiisu ay la ciyaarayso sabtiga Liverpool. Laacibka reer Portugal ayaa sheegay in Liverpool ay tahay koox xoogan...
View ArticleRaphael Varane oo eeganaya in kulanka Liverpool ay ka sameeyaan taariikh cusub
(Real Madrid) 22 Maajo 2018. Xidiga Real Madrid ee Raphael Varane ayaa wuxuu ka dhawaajiyay in kooxdiisa Los Blancos ay eeganeyso in ay halkeeda ka sii wado sameynta taariikhihii ay horey u soo...
View ArticleSeddexda ciyaaryahan ee weerarka Liverpool oo ka sara maray Ronaldo, Bale iyo...
(Champions League) 22 Maajo 2018. Wargeyska “Marca” ayaa wuxuu tooshka ku ifiyay rikoodhka gool dhalineed ee Seddexda ciyaaryahan weerarka kaga ciyaarta kooxda Liverpool iyo sidoo kale xidigha BBC ee...
View ArticleIsku aadka Champions League xagaaga Dambe oo Lasii Ogaaday… Imisa Koox ayaa...
( Champ’ League ) 23 Maajo 2018. Xagaaga soo aadan ee 2018/19 waxaa si cad loosii ogaaday qaabka uu u dhacyo isku aadka koobka Champions League kasoo ay usoo baxeen 26 kamida 32 kooxda ee ka qeyb...
View ArticleMohamed Salah oo ka hadlay kulankiisii ugu adkaa Champion League ee xili...
(Liverpool) 23 Maajo 2018. Mohamed Salah ayaa la hadlay saxaafada kahor kulanka finalka Champion league wuxuuna sheegay in Kulankii Man City ee lugta 2-aad ee 8 dhamaadka tartanka champions League uu...
View ArticleKahor kulanka Kiev… isbarbar dhig cajiib ah ee laga sameeyay Mohamed Salah...
(Liverpool) 23 Maajo 2018. Xidiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa wuxuu isku diyaarinayaa kulanka Real Madrid ee finalka Champions League ay sabtida soo aadan kuwada ciyaari doonaan magaalada...
View ArticleJurgen Klopp oo qalbi jab ku riday jamaahiirta Liverpool kahor finalka...
(Liverpool) 23 Maajo 2018. Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa u jawaab celiyay qaar ka mid ah jamaahiirta Reds ee sheegay in difaaca reer Brazil Marcelo uu yahay halka kaliya ay kaga...
View ArticleMaxamed Saalax oo Muujiyay sida uu ugu dhagan yahay Diinta Islaamka kaddib...
(Egypt) 23 Maajo 2018. Waxaa baryahaan dhan la is waydiinayay haddii uu Maxamed Saalax afuri doono kulanka Finalka Champions League ee Sabtida iyo haddii uu Soonka sii wadan doono. Wiilka Reer Masar...
View ArticleMarco Asensio oo ka digay qatarta weerarka Liverpool
(Madrid) 24 Maajo 2018 Laacibka Real Madrid ee Marco Asensio ayaa dareensan in daafaca kooxdiisu uu wajahayo dhibaato kulanka Final-ka Champions League. Marco Asensio ayaa uga digay ciyaartoyda...
View ArticleTababare Klopp oo soo saaray liiska ciyaartoyda uu u soo xushay Final-ka...
(Liverpool) 24 Maajo 2018 Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa soo saaray liiska ciyaatoyda uu u soo xushay kulanka Final-ka Champions League. Jurgen Klopp ayaa ku dhawaaqay liis ka kooban...
View ArticleJordi Alba oo ka careysiiyay Real Madrid, kadib markii uu sheegay sida uu u...
(Barcelona) 24 Maajo 2018. Difaaca kooxda Barcelona Jordi Alba ayaa wuxuu si cad u sheegay in kulanka finalka Champions League uu taageeri doono kooxda reer England ee Liverpool. Jordi Alba ayaa...
View ArticleDeg-Deg: Zidane oo soo saaray liiska xidigaha kooxiisa Real Madrid uu kala...
(Real Madrid) 24 Maajo 2018. Tababaraha kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa wuxuu ku dhawaaqay liiska xidigaha Loos Blancos ee kulanka Finalka Champions League ay kula ciyaari doonaan Sabtida...
View ArticleDenis Suárez oo ka warbixiyay kooxda uu taageeri doono kulanka finalka...
(Barcelona) 24 Maajo 2018. Laacibka khadka dhexe kooxda Barcelona Denis Suárez ayaa wuxuu shaaca ka qaaday kooxda uu taageeri doono kulanka finalka Champions League ay ku dagaalami doonaan kooxha...
View ArticleCristiano Ronaldo oo ka hadlay difaacii ugu adkaa uu ka hor yimid xirfadiisa...
(Real Madrid) 24 Maajo 2018. Cristiano Ronaldo ayaa wuxuu shaaca ka qaaday difaacii ugu adkaa uu xirfadiisa kubada cagta kahor yimid, kahor kulanka finalka Champions League ay kula ciyaari doonaan...
View ArticleSAWIRRO: Arag Kobaha Cusub uu Maxamed Saalax ku ciyaari doono kulanka sabtida...
(Europe) 23 Maajo 2018. Maxamed Saalax ayaa soo bandhigay Kobaha uu ku ciyaari doono kulanka Sabtida ee Finalka Champions League. Real Madrid oo raadineysa kii 3-aad oo xiriir ah iyo kii 13-aad ayaa...
View ArticleJariiradda TELEGRAPH oo Saadaal Yaab leh ka bixisay kulanka Finalka sabtida...
(Europe) 23 Maajo 2018. Kulankii la wada sugayay ee Finalka Champions League waxaa naga xiga beri oo Jimce ah hadduu eebe idmo. Muruq waynta Real Madrid iyo Liverpool ayaa ku dagaalami doona Keive....
View Article